Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Casuumaada

Fasirka riyada casuumaada balaaran

Riyada: Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin webka daruur Waxan ku riyooday xaafadaha jaarkoo dhanoo duco ama casuumad balaadhan sameenaya, hilib, digag, kaluun ,ayi nooc Kala nooca Waxaana la qodayay meel sida wadada oo kale ah oo dhulka la jeexaayo camuudu buuuxdo, Kabacdi anoo gaadhigayga wata ayaan imid meeshii casuumada, waxaana la isii yay cunto aad u macaan oo nooc walba leh anoo cuntadii cunaya ayaan waxan arkay gaadhigaygoo taaqadaha lagaga guraayo Oo kuraastii ay camuudii way buuxiiyeen Ana waan daawanayay Waananu wada faraxsanayn Allah mahadleh Fasirka: Riyada casuumaada guud ahaan waa khayr iyo farxad, sidoo kale cuntooyinka aad sheegtay waxay tilmaamayaan barwaaqo iyo nolol fiican, waxaa riyada laga fahmayaa munaasabad fiican inay kuusoo dhowdahay Ilaahay khayr haka dhigo.   The dream of invitations is generally good and happy, also the foods you have mentioned indicate prosperity and a good life, it is understood from the dream that a good occasion is near you. ...