Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Guurka

Riyada ninkayga oo naag kale ila guursanayo

Riyada: Asalamaleykum brother  Last night I dreamt about my husband getting married to another woman and I was there with him then I told another lady from the woman’s side  how he didn’t do anything for me and yet he was told to marry faster with expensive things I planned to leave him after he marries and later me and my son unknown man was chasing us Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaaga inuu qasan yahay, waxaa laga yaabaa dumar inay jiraan oo isaga hadal shukaansi ah ku furaya ama dumarkaas waxay rabaan gurigiisa inay dumiyaan. The dream describes your husband as messy. There may be women who are talking him in a flirting talk or those women want to tear down his house.

Riyada naag la qabo oo nin guursanayo

Riyada: Asc shiikh waku salamay gabar aan saaxibo nahay baa itiri riyada iwaydii shiikha waxan ku riyoday Bay tiri ano nin igursanayo aan aqaano wana gabar xaasa dharbaana intaan isku fiirsho hadba noc qurxana  bad badalayy Bay tiri Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkeeda inuu u fiicnaan doono oo ay soo jiidan doonto, nolol fiican ayay la qaadan doontaa The dream indicates her husband will be better and attracted to him, she will have a better life with him

Riyada anigoo ley guursaday maxay tahay

Riyada:  Asc wll qalia waxan ahay gabadh anan wili guursan waxaan kuriyooday Anigoo joogo guri aad uweyn oo waxa ku dhexyaalo hool weyn oo lagu qabto tartamada quraanka  Markas anigo joogo meel oo sida barxad beer camal eh oo darjiimo leh aya waxa ii imaaday nin Intuusan isoo gaarin ayuu wuxu dhahay waxan salaamaya gabadhan walsheya oon qaraabada nahay  Markaas wuu ii imaday wuxu idhahay naagta maxamed miyaa markasan kor udhahay yaah Hadane wuxu idhahay xaaska c.qadir Miyaa haa ayan dhahay  Markaasuu idhahay aamino sethy cml wu iwarestay kidib wijigiisa fiiriye wuxu ahaabnin xishood ka muuqdo aadne ucad afkiisa guduud qurux asaga dhan subxallh  kidib meesha ina kabaxa rabay  Meel yara koreso aye ehed kidib waxan isdhahy maxa ka qaldan nina ku qabo hadane jaceyl masiineesid ma daneenesid xaate Kidib ninkii c.qadir la dhahay ayaa mesha so mare waxan rabay inan dhaho meesha iga daji  Markaasan arkay inuu aad caato uyahay uuna awoodin  Markaasan is dh...

Gabar ku riyootay walaalkeeda oo naag guursanayo

Riyada: Wxan ku riyooday iyado la leyhy wllkay ayaa aroosnaya oo aan leyhy arooskiisii horna wn joogay mrka saddex wiil bn wll nahay 2 rer bay leyhiin 1 baan wali guursan imka wan ilaaway kuu ahaa kii aroosanyay , lkn riyada wn garnyay kadib aan diyaar gorowayno oo family badan joogan gurigyaga,kadib dadka mesha joga qarba leh dhar ma hysno aan arooska ku aadno  ana wxn haysaa dhar aaad u qurx badan o zxpdy kso qaatay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa munaasabad ka dhici doonto gurigiina, dad badan ayaa isugu imaanayo, aroos inay noqoto shardi ma aha wax kale ayay noqon kartaa Ilaahay khayr haka dhigo. The dream indicates an event that will take place in your house, many people are coming together, a wedding to be a condition is not something else it can be something else God bless you.

Riyada wiil guur iisoo bandhigaya

 Riyada: Waxaan ku riyood wiil aan sheeko wadaag ahaan jirney oo aan imika in mudo ah kala maqaney oo xaasle  Isagoo xaaskiisii kala tageen anigana i leh waan ku guursanayaa fasirka riyadaan rabaa. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa wiilkaas inaad war cusub ka heli doonto, way dhici kartaa inuu arrimo noloshiisa ku saabsan inuu kuusoo bandhigo ama kula wadaago. The dream indicates that you will get new news from that boy, it is possible that he will present or share issues about his life with you.

Riyada gabar lagu dari rabo nin ayasan aqoonin

Riyada: Asc walaal inaad cafimaad qabto baan rajaynayaa. Walaal waxa ii safirtaa riyadaan Gabar baa ahy oo wali xaas manoqon nin baa wada shekeysanaa xalay na waxa ku riyooday anoo nin aan aqoonin isoo doontay laisiinayo Ana aan diidanahy oon dhahayo ninkii hore oon lashekysan jiray maqiyaamayo oo laigu qasbayo wajigana qasil wax u eg laii marinayo kadibna galey cml qasilkii u ekaaday. Mahadsanid Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nin inuu jiro oo niyadda kugu hayo oo adiga aadan ogeyn wuxuu soo muuqanayaa marka nin kale kusoo doono oo guurkaaga la ogaado inuu soo dhow yahay, marka Ilaahay khayr haka dhigo.

Gabar saaxiibteeda ku riyootay iyadoo la guursanayo

 Riyada: Gabadh aan saaxiibo naahay baa itiri apyoh waxaan ku riyooodey adoo lagu guursadey Fasirka: Waxaa lagu fasiraa riyadan in aad heli doonto waxyaalo aad ku faraxdo waxaa laga yaabaa waxbarashada ama shaqadaada inay la xiriiraan waxyaalahaas guud ahaan waa khayr.

Waxanku riyooday aniga oo guursanyo shiqa cana ah

Riyada: Asc waxanku riyooday aniga oo guursanyo shiqa cana ah ina kaxaynayo magalada uu ku nolyahay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal weyn noloshaada soo dhexgali doono waa riyo aad u fiican oo khayr  wadato.

Waxan ku riyoodey maclinkeyga iskuul anigoo isguursaneyno

Riyada: Waxan ku riyoodey maclinkeyga iskuul anigoo isguursaneyno dhoor mar Ayan ku riyoodey. Fasirka: Riyadaada waxay tilmaamaysaa guusha aad ka keenayso waxbarashada haddii aad tahay aradayad haddii aad waxbarashada dhamaysay waxaad heli doontaa nin aad ku kalsoon tahay oo bulshada qiime weyn ku leh.

Waxaan ku riyooday aniga oo la i guursanayo

Riyada: ASC SHEEKH Wanku salamay salan kabcdi waxaan ku riyooday aniga oo la i guursanayo odayg ayguna uu ileeyahy  ninkan wanin ficane gurso alle haku bara keeyo isofasir SHEIKH 🤲🤲 Fasirka: Waa is badal oo aad la kulmi doonto waliba wuxuu la xiriiraa gurigaaga waxaa laga yaabaa arrimo kugu cusub inaad ku dhaqaaqi doonto, ama ninkaaga inuu arrimo cusub kuula imaan doono.

Riyada wiil aan isla socono oo isoo doontay

Riyada: Waxan ku riyooday ninkan isla socono oo isoo doontay lacag badanna iga bixiyey 4million oo dollar kadib ma ogayn in la isoo doontay oo hooyadaybaa ii sheegtay in laysoo doontay lacagtaana layga bixiyay dedna  hooyo baa lacagtii dadkii wax ka siin wayday  oo diiday inay cid wax kasiiso kadib markan anigu ku idhi sii dadka lacag. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninka aad isla socotoaan inaydan is heli doonin oo wax kale idin soo dhexgali doono waxaa laga yaabaa hooyadaada inay noqon doonto sababta.

Waxaan ku riyooday wiilka aan sheeko wadaaga nahay oo aan is guursanay

Riyada: Waxaan ku riyooday wiilka aan sheeko wadaaga nahay oo aan is guursanay lacag badan iga bixiyey   Ii fasir walaal. Fasirka: Guurka waa wax fiican, riyada waxay tilmaamaysaa in Ilaahay waxyaalo aad ku faraxdo ku siinayo shardi ma aha inaad guursato ninka aad ku riyootay guud ahaan waa farxad inshaa Allaah Halkan ka daawo riyada guurka

Gabar ku riyootay iyadoo uu qabo nin calool leh

Riyada: Wll ii fasir waxan ku riyoday anigoo i qabo nin madow oo calool leh  oo ii naxarisanaya jacket dhaxanta ii xiraya. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa noloshaada inay is baddalayso oo aad ka bixi doonto xaalka aad hadda ku sugan tahay oo aad gali doonto xaal kale, waxaa laga yaabaa safar inaad gasho oo aad hesho nolol fiican oo barwaaqo leh, guurka ninka buuran ayaana laga qaadan karaa waa nin dhaqan oo hanti haysto.

Gabar ku riyootay iyadoo guursatay nin jareer ah

Riyada: Riyan ku riyooday aniga nin jareera guursaday oo daba oordaya ayaan ku riyooday. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa mustaqbalka guurkaaga in dood ay soo gali doonto, maxaayeelay bulshada soomaaliyeed caadi ahaan ma guursadaan dadka kasoo jeedo beesha jareerta waana dhaqan soomaalida ay aaminsan yihiin inkastoo dhaqankaas uu khilaafsan yahay diinta islaamka maxaayeelay waxaa shardi ah kaliya qofka inuu yahay qof muslin ah. Marka sidaa awgeed riyada waxay tilmaamaysaa in qof kusoo doonan doono aan ehelkaaga raalli ka ahayn marka doodda iyo dagaalka meesha ayay ka imaanayaan.

Riyada qof laga dalbanayo meel aroos inuu dad u raaco

Riyada: Wallo waxan ku riyooday gabar aan aqaano oo leh magaladan iman oo aroosba u so socda  i raac anaa dhar ku siinayo ku tagto  jimcaha ayuu dhacaa goobtaas ayuuba ka dhaca? Fasirka: Riyada waa riyo aan fiicnayn xaflad aroos habkan marka lagu arko waxay tilmaamaysaa shar iyo dhibaato waxaa lagaaga digayaa dad dhagar wato, waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso dumarka qaar oo laga yaabo inay dhib kuu geystaan

Gabar ku riyootay wiil ay xiriir leeyihiin oo waalan

Riyada:  Acs wll  waxan raba riyo inan ba isodhibatay    waxay kuriyotay wiil  ay xidhidh leyahin   oo waalan   isaga walakiiba waxau kudhahy adiga ayaa waalay wiilka ee haay waxay dhahay waan yabanaa     waxau soo kaxaystay diyaarad waxau rabay inu saro diyarada yaduna way yabanayd  wll wad mahadsantahy  riyoyinkan kusowyidiyi ee iga sojawabtiy ilhy khir hakusiyo akhira iyo aduunba  ilhy hakubarakeyo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa wiilkaas inuu aad u jecel yahay gabadhaas oo uusan ka maarmin haddii ay guur diyaar u yihiin dhaqsi ha isu guursadaan.

Gabar ku riyootay iyadoo laba nin guursatay

 Riyada: Asc wll waxan ku riyoday anoo laba nin guursaday marka mid ayaa aroos ii dhigay  kaa arooska ii dhigay wajigiisa ma arkayo kakale wax yar arkayey mesha waxa joogay aros ka hesayey fanaan caana markasta ila socday marka qof wajiisa ma  arkayn lakiin fananka waan arkayey 😢😢 Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo dood iyo buuq leh inaad lugaha la gali doonto guud ahaan riyada waa digniin iska jir wixii dhib kuu keeni karo Ilaahay hakaa ilaalisho sharteeda.