Riyada: Walal waxan ku riyoday aniga oo isbatal lajoogo gabar yar oo xanusan Wax yar gabadheda ma ehen lakin Ina dhalay an u hestay gabar qurxoon aye ehed marna wa cayareysay marna dhabteyda aye fuleysay iyo nin Ina isla soconay aan u hestay oo aad u qurx badan oo idhoola cadeynayo Ila fara cuyarayo Anne ad u faraxsanahay oo qanacsanahay dhaqtarki aya qolkisa galnay Wax yar isuga ayu yiri bananka sidi ayu u dholacadeynayay ninki gabadhana u dheleysay. Kadib nin kamera wato oo rabo tifiga inu naga sodayo aanarkay iyo dadka kale o mesha fadhiya anigana wajiga gacanta ka saartay oo ka qariyay sido kale ninkina gacanta ayu sartay Anne kuma farxin kamirada. kadib Dhaqtarka aya yimi kadib Wax dhib ah inu jirin waxyar le yihin ayuu no shegay asna aso dhola cadeynayo ayu dhahay soobax albaab furan ayu igu fiiqay gacanta ninki iyo gabdhi wa is raceyn Ane irida horteet ayaan kasoqaday xafayad cusub o nadif ah iyo buskut aniga an jeclen lakin caruurteyda jacelyihin ugu danbene hu...
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services