Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Furaha

Riyada nin gurigiisa duminaya oo fureyaal i siinaya

 Riyada: Waxaad ii fasirtaa hadii alle idmo, Waxaan ku riyooday waxaan u soogalay nin gurigiisi qayb ahaan duminya kadib wuxuu igu idhi guryahas kashaqee, Soo jeedka Kane mid ahaa gudihiisa oo dumiyaya, Wuxuu iyidhi mahaystaa guryo waxaan ugu jawabay mahaystoo waxaygu biilka iyo kiradaba madhaafo, Kadib wuxuu isiiyaya  furayaal guri iina sheegtay inaan qaato oo dhamaystiran guryahas furihiine waan kaqaatay ,waan Soo tuusay haday khayr leedahay ii Soo fasir inshallah Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa faraj inuu kuu soo socdo lacag ayaad ku heli doontaa si sahlan waliba waxaa dhici karto lacag dhaxal ama deeq fudud aad heli doonto waa khayr The dream indicates that you will receive money for it easily. It can happen that you will receive inheritance money or a simple donation. It is good.

Riyada ninka aan kala tagnay oo guriga ila joogo

Riyada: Walal Waxaan ku riyoday riyadan mudo 8 bil kahor waxana ku riyoday wiil aan waqtigas kala tagnay lakin riyada dhaxded aan u hestay inaan ahay xaskis. Waxan ku riyoday aniga oo alab dhaqaya kadib wilki an kala tagnay oo guriga sogalay qolka inta galay dharka iska badalaya lehne waan gursana, aniga riyada dhaxded hadalakas xanuun ayu igu ahaay wana dhibsaday madama an u hestay xaaski Ina ahay, mana u mujin darenkeyga waxan ka baqay inu iga daro, waxana daremayay hadalka inu Ii leyahay si uu i xanujiyo, uma jawabin, sulida ayu aday wusoweysa qatay dharki ayu ku ceshtay kadib miasjidka aan Ada ayuu i yiri anigana alaabtii ayaan sii dhaqayay Ila intaas, jaranjarta ayu ka dagay oo si fudud ayu uga dagay dagdag cml Ane waxan is iri xir albaabka xir weydine  waxan ma run ba, jaranjarta bartamahed Ina istagay ayan ku iri run miya? Haa Somalia aan Ada wan gursana ayu yiri haye aan iri hadaa wanag u aragtay oo nolol gale halkaas, inta dagay ayan madaxa banka u sartay waxan arkay wil y...

Waxaan ku riyooday anoo furaha gurigeyga waayay

Riyada: Waxan kuriyoday anigu Mel dhigay furaha gurigayga kadibna markan kulabtay meshii en isdhahay kasii qado furihii waxan arkay gabadh dmqadatay furhaygii oborsaded kusiiridanaysa anina aadban unaxay furahaygiina waan radiyey wanan wayay anigo oyanaya ayan meshii katagay ogaran laha waxan kufuridono gurugayga aadban ulayabay riyada mangan kara shekho micneheda. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in khasaaro aad la kulmi doonto oo la xiriirta hanti ama shaqo ama wax kale qaali ah, waxaa dhici karto fursad muhiim ah inay kaa lunto, riyada waxay noqon kartaa in lagaaga digayo inaad khasaaro kusoo gaarto ama ay fursad qaali ah kaa lunto. The dream indicates that you will face a loss related to property or work or something else that is expensive, there may be an important opportunity to lose, the dream can be to be warned that you will lose or lose a precious opportunity.

Riyada qufulka iyo furaha oo la waaynayo

Riyada: Riyo xalay Ku riyoday furo iyo qoful IGA dhumayo markaas kadib diriska Ka soo qaatay furo iyo qoful hadane furihi IGA lumay mrkas Ayn dhahy qofolka wa inan ilaashada kwrn fasirkeda Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kusoo mari doonaan duruufo adag oo aad u baahan doonto garab iyo qof aad ku kalsoon tahay,  sidoo kale riyada waxay tilmaamaysaa fursad guur laakin gacantaada ayay ka baxaysaa fursaddaasm  marka waxaa lagaaga baahan yahay inaad Alle talasaarato oo aad iska ilaaliso wixii dhib kuu keeni kara, waxaada ilaalso si aadan dad wax uga baahanin.