Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Injirta

Riyada injir fara badan madaxa laga soo daadinayo

 Riyada: Haduu qof ku riyoodo timaha injir buxa oo injirta tinka an kaso daadinayo maxay u tagantahay Injir aad u faro badan Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa murugo iyo dhibaato oo qofkaas riyada arkay qabsan doonto, wuxuu ku dhibtoonayaa siduu u xallin lahaa dhibaatadaas soo gaartay isaga. Dhibaatadaas waxay kaga imaanaysaa dad aad u liito. The dream describes sadness and suffering that person who has seen the dream will capture, he is struggling to solve that problem that has come to him. That problem comes from people who are very poor.

Riyada injir timaha hoose laga soo bixinayo

Riyada: Waxan ku riyooday anoo injir kasoo qabtay timaha xubinta taranka kuwaas oo u muuqday in aanan mudo dheer iska xiirin oo aad u badan.Waxan ahaa mid werwersan. Fasirka: Riyada waa digniin waxaa lagaaga digayaa dad munaafuqiin ah oo afka kuu maceeyo laakin hoos kaa neceb dadkaas waxaa laga yaabaa sumcaddaada inay ku cayaaraan wax xun inay kaa faafiyaan marka waxaa lagaa rabaa taxdar inaad ka qabto 

Fasirka riyada injir badan oo dhulka socota

Riyada: Asc  wllo waan  ii diin  salammaay  dhamaan  dadiyahaa  fasirka  riyada            waxaan  ahaay  gabadh  carmal  ah  waxaan  ku  riyoodey  anigo  jifa  gogosheyddii  ayaan  arkey  injir socota  dhulka  oo waxan  is i dhi diil  oo waay  soo badatey  oo wan yabaay  oo wan eegay  injir tu  way waweneed   qarnaa   waxaay  ahayeen  qaar  dhaxe  iyo  qin dhiciil  badaan oo  cad oo aad u cad  ii meey gelin aniga  see dhulka  a yey maraysey qolka aan jifey   dabadeed   is  idhi  talo  faraheey  kabaxdee   doono wax aad ku disho  oo so qatey  bac iyo letaar  aan ku dhalaliyo   marka ayan  tosey   imacne  wllo adigo  mahad san. Fasirka: Injirta inta...