Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Raaxada

Nin ku riyooday gabar uu la socdo nin kale shuminayo

Riyada: Wiil aan wada socono ayaa ii sheegay wuxuu yidhi "Waxan ku riyooday adiga oo aynu  wada fadhino ayaa waxa jiray nin kale oo hareerta kaa xigay kadib waxan kusoo jeestay adoo ninkii is ad is shuminaysaan. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in nin kale kuusoo dhowanaanayo oo damac kaa leh waxaa dhici karto inuu guur kaa rabo ama inuu dan kale kaa leeyahay, waxaa laga yabaa ninkaas kale inuu kaa faduulin rabo ninka aad wada socotaan.

Riyada gabar qurux badan oo aabaheeda i siiyay

Riyada: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak Waxan ku riyooday anoo gabadh yaroo aad u qurux badan oo hindiyad ah uu aabaheed isiiyay oo uu isoo raacay iina keenay Ana aan israacnay oon dhexda qabsaday anoo caloosha iyo naasaha tatabanaya aadban u qurux badnayd una faraxsanayn Waxan soo galnay oo ay ikeentay guri aad u qasri ah dadbaa jaagay wax cunaya oo isoo eegayay oo ilayaaban way iga hinasaysnayeen ragaasi Ana waan iska qarinayay qolbanu wada galnay anagoo aad u faraxsan Allah mahadleh. Fasirka: Waa aduudnyo iyo nolol raaxo leh, guud ahaan raaxada dumarka marka lagu riyoodo waa nolol fiican riyada waxay tilmaamaysaa in aad heli doonto nolol farxad leh oo raaxo iyo xasilooni wadata.

Riyada nin gabar la raaxaystay oo farjigeed dahab kala soo baxay

Riyada: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin webka daruur Waxaan leeyahay sh fasira riyooyinka ilaahay barakooyinka dhulka iyo cirkaba hakuu furo Ilaahay haku xafido Waxaan ku riyooday anoo LA raaxaysanaya gabadh yaroo aad uqurux badan hab ayaan siiyay oo laabta galiyay Waan dhunkaday , afkaan ka jaqay , naasaha taataabtay kabacdi Waxaan faraha galiyay xubinteeda taranka Kabacdi waxaan kasoo qaaday gudaha farjigeeda 6 dhagaxoo dahaba oo dhalalaya oo fatatiirta le'eg Oo aad u qurux badan aadna waanu u wada faraxsanayn Manaan biyo bixin Allah mahadleh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gaarayso dantaada adoo aan wax dhib ah la kulmin, riyada istiinka dumarka guud ahaan waa raaxo qofka uu ka helayo dunida, teeda kale farjiga aad dahab kala soo baxayso iyadana waa arrin wax weyn xambaarsan farjiga dumarka waxaa lagu fasiraa faraj. Guud ahaan riyada nolol fiican oo raaxo leh ayay tilmaamaysaa.