Riyada: Mida kale anigoo sooman socda cirkune daruuro quruxbadn kamuuqdo aadne ufarsanahay hadane aan leeyahay shaah ayaan cabay waane soomana makaasu ruuxii shaaha ila cabayay. Ayaa iyidhi hadaad soomanayd soonkaagii iskawada waa wax uu Rabi kusiiyay aad baan kufarxay Fasirka: Waa nolol macaan oo aad heli doonto adoo aan filanaynin, si dhib la'aan ayaad ku gaaraysaa. Waliba adoo meel sare ka gaaray shaqadaada. It is a sweet life that you will have without expectation, you will achieve it without difficulty. You have reached a high point in your work.
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services