Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Caruurta

Riyada ayeeyo oo dhimatay isbitaalka gabar ku dhalayso

Riyada: Asc sheikh wxn ku riyoday ayeydee o sonki hore geriyotay o leygu dha hayo ayeydaa ayaa dhashay gawar tan meshana waa mel isbital ah Ani wxn damcaa in an cunugti an so qaato lkn ninka isbitalka wxu igu leyahay lacag sadax boqul oo dollar ayaa lagu leyahay ayeyadaa ee keena lacagtas markas yad cunugta qadaneysiin wllkey ayaa siinayo lacagta cunugta waa cunug umuul cml cunugta inta an so qadanin kahor wxn arkaa nag kle o borsad karabka laga xirto xaday isbitalka dhaxdisa cunugti ayn so qatay markas wxn ola imid xafadenii markan muqdisho daknen guryaha dariska wey dhisnayeen lkn kaa anaga dagnan jirnay qadiimi ayuu ahay markas cunugti hooyadey ayn u kenay maraks wxn ku dhahay hooyo cunugtan nas nuji cunugti marki naska afka lo gilay naski o war ayu ahay hdane roob ayaa da ayay qulkeni jingadisa wey dulduleshay roobki ayn so galay Ani cunugti ayn hoyo abti geda ayaa imanayo cunugti korkeda ayu wxu kafujinaa baraf macala madaxeda baraf ayu ka fujinaa markas cunugti aniga ayu idhiwaa ...

Riyada baranbaro oo soo weerartay ilmahayga

Riyada: Asc walal waxan ku riyooday anigoo i soo weerartay barbaro iyo quraasho wiilkega ayay dhagta ka gali rabtay adibna aniga ayaa ka celiyay anigii ayay dharka iga gishay lakin dagaal dheer ma ku guulaysanin in aan iska Saro waa ka soo boday hurdad maxaa waaye riyadaas. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dad xun iyo mashaakil, waxaa lagaa rabaa inaad ilmahaaga ka ilaaliso meelaha aan fiicnayn, Ilaahay sharta hana ilaaliyo. Dreams describe bad people and businesses, you are required to protect your child from the unpleasant places, God forbid.

Riyada ilmaha maalin ciid ah oo qaamiis aan u xirayo

Riyada: Asc Shiq Waxaan ku riyoday 2 deeda wiil  xili subax ey tahay sulida geyay oo an rabo Inaa u cadeyo. Anka oo kujirno  sulida gabar daris nahay so gashay guriga carurtina iney adan aye raben Waxaan ku iri ma baxeysan hada waa ni nadifina kadib aa baxeysan. Marka kadib waxan go ansaday inaan u cadeyo Una qabeyo gor aan u cadeyay ma ogi Waxaan arkay anaka oo bananka jogno caruurtana an usoqabeyay dhar nadiif ah oo qamiis cad ah ayan usogaliyay 2 wiil waxaana arkay iney tahay Malin ciid kadib waxan arkay qof dumar ah oo i leh maxaad ugu sogalisay caruurta qamiis. Inta la yaabay ayaan is iri waa ciid manta waxa ugu fican oo la xirto waa qamiis. Kor Ina u qaday iyo hos ma ogi lakin nagti waxey igu tiri hadana waa caruur ma cayarikaran cml. Uma jawabin tas dadki aan firiyay carur iyo dadka badan oo mesha maraayo waxey watan wa dhar caadi ah oo midibo badan. Lakin waxan ku qanacsanaa qamiska carurta wataan. Maa dama ey ehed maalin ciid. badnaa aniga walwal aya i hestay iney car...

Riyada anoo wiil sito oo safar la galayo

Riyada: Asc sheekh riyada ifasir waxaan ahay gabadh waxaan ku riyooday anigoo wiil yar o cad aan sito laabta aan ku hayo wado dheer aan la maraayo on rabo inan safar la galo ilmahii iyo aniga babuur yar baa wadadii naga xidhay hadana babuurkii mid wayn baa nagu soo riixay buul yar ba ka galnay way naso rixeen buulkii xaga danbe bac ba kaga dhisan wan jeexay san wado u helo waxan u maleyay inay qabuuro yihiin hadana wan mary ilmahii ba iga dhici hadhay wa ducaystay inanu dhulka igaga dhicin kadib wado ayaan helnay habeen bay noqotay niyada waxan iska dhahay barri baad safriye ilmahan bahan ha la safrin wana habeen jidkii ano tagan ba igu danbaysay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato inaad la kulmi doonto, waxaa dhici karto in lagu guursado oo aad ilmo dhasho markaas kaddib aad dhib kala kulanto nolosha xaggeeda. Marka waxaad kaga bixi kartaa dhibkaas inaad duceysato oo aad quraanka akhrisato. Riyada waa digniin. Dream indicates that you will face difficulties, you may be marrie...

Riyada anoo gabar isbtiaal la joogo iyo farxad iyo nin ii dhoolacadeynayo

Riyada: Walal waxan ku riyoday aniga oo isbatal lajoogo gabar yar oo xanusan Wax yar gabadheda ma ehen lakin Ina dhalay an u hestay gabar qurxoon aye ehed marna wa cayareysay marna dhabteyda aye fuleysay  iyo nin Ina isla soconay aan u hestay oo aad u qurx badan oo idhoola cadeynayo Ila fara cuyarayo Anne ad u faraxsanahay oo qanacsanahay dhaqtarki aya qolkisa galnay Wax yar isuga ayu yiri bananka sidi ayu u dholacadeynayay ninki gabadhana u dheleysay.  Kadib nin kamera wato oo rabo tifiga inu naga sodayo aanarkay iyo dadka kale o mesha fadhiya anigana wajiga gacanta ka saartay oo ka qariyay sido kale ninkina gacanta ayu sartay Anne kuma farxin kamirada. kadib  Dhaqtarka aya yimi kadib Wax dhib ah inu jirin waxyar le yihin ayuu no shegay asna aso dhola cadeynayo ayu dhahay soobax albaab furan ayu igu fiiqay gacanta ninki iyo gabdhi wa is raceyn Ane irida horteet ayaan kasoqaday xafayad cusub o nadif ah iyo buskut aniga an jeclen lakin caruurteyda jacelyihin ugu danbene hu...

Riyada sariirta caruurta oo suuqa lagasoo iibinayo

 Riyada: Asc waxa ku riyooday anigo dukanka kaso iibsanayo sariirta caruurta 2 xabo lakiin waa sariir logu tala galay 2 jir ilaa  13 jir qayasti sariirta baburta ah  Markaan arko ayaan dhahay sariirtan midu wilkeyga isticmalay aye u ektahay lakin wa ayadoo cusub  oo dukanka talo. Xaladeda hadan ka hadlo xaas ma ihi Arin culusna wa iska key hestaan Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad guursanayso oo caruur kale aad dhalayso oona aad ka baxayso dhibka aad ku jirto inshaa Allaah.

Nin oo rabo ilmaha inuu iga dilo ugu dambeyn anaa dilayo

 Riyada: Waxan ku riyoday 3carur ayan haysata illaah ha i xafide Waxan riyo ku arkay nin la dhahaayo wuxu dila carurta yar yar wuxuna raba in uu ika dilo sedaxda ilmo wan kala cararaa dadka ikama qabtan ninka way na fiirsanayn uku daben wan isla bodnay waxan gadaal garabka hoostisa ka kiliyay qori dhulka yaalo wan ka so cararay intu xanaqay ayu iska so siibay wuna so borsaday wuxu markasta u orda xaka ilmaha marki dabe dad badan o nadawanaya ayan gabadh ka dhax aqonsaday waxan ku dhahay ilmaha ii haay wan laso dagalay wayahy madama uu rabo in uu ilmaha kaliya rabo in uu ika dilo waxan horay u qaaty boobilo ilma ah gabadhi aya ika daba qelisay cunug maqadaty anigo rabo in aan runta u sheko ninki aya gadaasheyda ka imaanayo aska i ceersanaayo uku dabeen geed weyn dhulka ku jira ayan ku tuura dhuunta ayu ka kalaa mesha ayu ku dhacaa ninka dib u fiirinaa waa nin dheer oo xoog leh aad u xoog badn waxan ku so xeraa albaab. Weyn gabadhi aan.ilmaha u dhiibty aya ila dagaalesa ninka maxaa u...

Marar badan waxan ku riyodaa anigo cunug yar heysta

Riyada: Marar badan waxan ku riyodaa anigo cunug yar heysta mar la xambarsan dhabta ku haayo riyada dhex deeda wxn daremaa in an cunuga an Ani dhalay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inshaa Allaah guur haddii aad tahay gabar aan wali la guursanin haddii lagu qabin waa khayr badan aad heli doonto.

Riyada ilig ka jabayso ilmo yar

Riyada: sc waxan ahay gabar xaas ah waxan ku riyooday subax aan hurdayay wiilkayga igu yar o ilig labada foolka hore ah mid dhinac ka jabay o an leeyahay ya ka jabshay sheq iga so jawab jizakallahu qeyr waliba subaxaas school baan u diray dadoosana wa 10 sano iyo 10 bilood Fasirka: Riyada waxay kaaga digaysaa arrimo dhici doono waliba dhib kaa soo gaari doono marka ka ilaali ilmaaga meelaha qaar adigana iska jir meelaha dhibka kaaga imaan karo.

Riyooyin cajiib ah oo gabar si toos loo tusay oo sixir ku saabsan

 Riyada: Asc, shiiq waxaan rabaa inaa ii fasirto riyooyin aan arkay, adigana sidaa noogu faa'iiderso cilmigaaga iyo juhdigaaga Allah kaa abaal mariyo. 1.Riyada Koowaad: Waxaan ku riyooday gabar leyla qabo ayadoo i hortaagan indhaheeda korkeeda meesha sajuuda ah waxaa kasoo baxaayo cunug qurux badan oo garguuranaayo wuu ku noqonaa wuu kasoo baxaa hadana wuu ku noqnoqonaa meesha, anigana xaaladaas uur ayaan lahaay bil kadibna waxaan dhalay cunug meed ah. 2. Waan joogay mudo kadib hadana waxaan ku riyooday anoo biyo ku dhex socdo ilmana i daba yaacayaan jidka dhinaciisa kalena waxaa fadhiso duq waayeel ah oo kanaxeesid see utaalo oo dhariyaal burkajooyin dabka usaaranyihiin oo wax u karkaraayaan waxaan aktaagan duqdaas naagta liila qabay, duqdi ayaa dhariga wax kasoobixise waxee  siisay naagti liila qabay wee cabtay wax duuduubana gacanta ayaa loogu dhiibay boorsada ayeena gashatay, riyadaas markaan arkaaye uur ayaan lahaay 2 isbuuc kadib cunug kale oo meed ah ayaan dhalay mar ka...

Riyada naag nuujinayso ilmo aysan dhalin

 Riyada: Islan suqley ayaa cunug yar oo wil ah dibate cunigi ba oyayo markasa naskeyga siye cana sifican uderge markidambi hoyadisa ban ugeye. Fasir please Xaas ilmo yar oo Hal sano wanujinaya Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa culeys inaad dusha iska saari doonto in wax aad masuul ka noqon doonto waxaa laga yaabaa in arrin laguu dhiibto oo aad ka walwalayso inay wax kaa gaaraan, guud ahaan riyada fikir ayay tilmaamaysaa iyo masuuliyad

Gabar ku riyootay iyadoo ilmo laga qaatay

Riyada: Asc sheekh waxan kuriyooday anoo ilma yar  oo dhowr bilood jira haysta waliba aan dareemayo dareen hooyonimo oo saaida iyo farxad aad uwayn  Kadibna aan ilmihii udhiibay dad qaraaba si aan salada usoo tukado kadibna ilmiihi wareer lagu qaday  rag 3 oo cadcadna qateen    Walina ma guursan  oo inaanban ahay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad la kulmi doonto arrin aad ka walwalayso oo murugo kugu abuurayso waliba waa dad adiga kuu dhow oo aad ku kalsoon tahay ayaa sabab u noqonaya arrintaas.

Cunug aan dhalay oo dibada ku maqan iga cararayo

Riyada: Asc walaal waxaad ii fasirtaa hadii alle idmo  Waxaan kuriyooday Wiil aan dhalay oo dibada kumuqan hooyadiine aan kalatagnay , Ayaan eryanayay isagune uu IGA cararayay  waxbuu xaday baan leeeyahay , khayr baan ku rajaynyaa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa cunuggaas in lagugu dirayo oo lagu nacsiinayo oo been loo sheegayo sidaas ayaa riyada laga fahmayaa, hooyadiisa markaad la hadlayso waa laga yaabaa inaad ka dareento haddii arrintaas aad u kuurgasho.

Riyada gabar iyo caruurteeda si dhib leh buur ku fuulaya

Riyada:  Asc wll sethy wll riyaanku riyoda mar walba wayna igu so noqnotaa riyadsi wa anigo buur korya waliba si dhibadan carurtaydana ila socdaan xita marar waxa i caniya nin o gacnta i qabanyas marks ayuu i tusay wado sifud laga so kro o igu yidhi mxd taa uga so kori wayday burta Haban kale waxasnku riyoday anigo bur dheer korya ciyaalkaygu ilas socdaan markaan badh tamha marayo ayan arkaa  caruurtii o qar dhulka ku dhacen waxna anay noqon marks ayaan dib uso noqday intaan gcnta qabsaday ayaan idhi laaxawlaa walaa quwta ilaa bilah marksaan koray mise hadna markan inyar socday ayan arky anigo kaligaya caruurtina dhulka tagaan tahay Fasirka: Labada riyo xiriir ayaa ka dhexeeya waxyna wada tilmaamayaan noloshaada dhibka iyo rafaadka aad ku jirto, rafaadkaas wuxuu noqon karaa fikir iyo cadow iwm. marka Ilaahay waa kaa saarayaa wixii dhib aad ku jirto, ducada badso iyo quraanka.

Riyada wiil aan xiriir lahayn oo cunugiisa aan qaadayo

Riyada: Wiil xidhidh naga dhaxeyey Oo anu kala hadhany Ay ku riyooday. 2 wiil Oo yaryar ba mesha yaal anigiyo inan kala 2 carur kala qabany wiilka kale wax dhaly inderki Kaazina wiil cadiya ayuba leeyahy kadipna markii midkayba mid dhabta ku qabatay aya ogaaday inu dhalay wiilki anu xidhidhka lahan jirnay cabar mrkanu u hyey ayey utimid hoydi gurigoda Ayan uso racay ano isaga iska eegaya mise guriga nadafa disa aad u xun qashinka urta wad yaabi kadipna Way is layey 2 doodiba macnha wiilki iyo gabdhizi Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa wiilkaas in xiriirkiina soo noqon doono oo uu kuusoo dhowaan doono ama inuu dan kaa leeyahay inaad wax u qabato way dhici kartaa inaad is guursataan.

Riyada gabar aan dhalay oo iga lumayso

Riyada: Riyada Gabar aan dhalay guriga aad aan dhahAa meesha guriga ku yaala u tilmaamaa way lumeysaa wiil an Meel ku arkay asna iyada caml uyar baan leeyahay guriga gal ku kumashqula teda wan ilaway man gen guriga rerka marka waca leyahy inantii ma idin timid maya iledahay Mamada riyadas arkay wallkay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in dhbaato ay ku haysato oo u baahan xal waliba arrimahaaga way kaa kala daadsan yihiin marka Ilaahay hakuu sakhiro amuurahaaga.

Riyada la kala celinayo laba caruur iyo hadalka qofka meydka

Riyada: Asc walaal waxan ku riyooday anoo laba caruura kala celinaya kadibna mid xabaal kujira hadana waaninaya qofkii xabaasha kujiray oo uu ila hadlay  fadlan iiso jawabaab. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dad inay noloshaada soo faragalin doonaan iyo inaad xallin doonto mashaakil la xiriira qoyskaaga ama noloshaada sidoo kale inaad go'aan fiican qaadan doonto

Waxan ku riyooday anigoo laii dhalay laba wiil

Riyada: Asc walaal waxan ku riyooday anigoo laii dhalay laba wiil aniga weligee ma guursan 19 sano ayaan jiraa wiilasha lai dhalayna somali uma ekeen labadoodaba mid gabar somali ayaa iidhashay midna gabar Mexican ah sidoo kale wiilasha mid kamid ahna asigoo ilko badan leh ayuu dhashtay mahadsanid Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kuu bilaaban doonto nolol cusub oo leh mustaqbal fiican, dhalmada caruurta waa wax fiican marka riyo lagu arko waana mustaqbal wanaagsan iyo nolol fiican. Nambarka labada wuxuu astaan u yahay arrin labalaab ah, taasoo laga wado wax badan ayaad helaysaa oo barwaaqo ah.  Waxaa kaloo riyada laga fahmayaa inaad dhex gali doonto dad shisheeye ah ama aad dibadda ku noolaan doonto. Dreaming indicates that you will start a new life with a better future, having children is good when you see it in a dream and it is a better future and a better life. The number of the two is a sign of a double thing, which means that you get a lot of prosperity. It is also und...