Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Masuulka

Riyada salaanta iyo la kulanka masuuliin sarsare

Riyada: Asc walla khayr aan dhamaan Rabi kaaga baryaya  Waxaad ii fasarta salanta iyo lakulanka masuulintaada  sar sare insha allaah Fasirka: Riyada waxay tilmaamasaa darajo sare iyo dalacsiin meel sare inaad ka gaari doonto bulshada aad ku nooshahay waa khayr inshaa Allaah.