Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Salaada

Riyada anoo salaad ku jiro walaashaydana ku boorinayo

Riyada: Asc shekh waxan kuriyoday anoo salaad dukanaya gawar ila dhalatay an kula dardarmaya iney salada dukato aan u amanaya iney salada fiican tahay okale kadib waxa lagara xiligii salada saladana waxan umaleyna iney salad duhur aheyd waana ku farax sana inan dukado ninkeyga iyo aniga aad ban ufaraxsanen Waxaan cod dher ku aqrinayay qur aan anoo howl haayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nolol degan inaad galayso oo qabow ah, waxaa kaa haraya walwalka iyo fikirka, waa riyo fiican. Dreaming describes a calm life to enter that is cool, you are left with anxiety and thinking, it is a good dream.

Dad salaad anoo ku jiro i dhibayo oo ceel igu ridayo

Riyada: asc xalay ayaa rabi magan igutusay anoo salaad kujira kadibna qolo galo ah ama salad diida ay ihor yimadeen markaa ay igu qosleen oo ay igu dhel dhelen si aan u qoslo kadib wan qosli wayay saladaydii ayaan iska watay kadib ceel ayay igu rideen anoo saladii kujira kadib celkii anoo ku dhacay ayaan hadana rabi iga dhigay janadii udgoonka kadib inan aan la cajabay quruxdedii  ayaa igutimid marka ayay igu tidhi xoran cayntadii ayaan ahy  xagaan iska egayay inaan biyo kudhaco waxaban kudhCay meel jano ah oo udgoonka aad yaabto farxadbaan la ilmeyay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dad xaasid ah oo dhib kuu geysan rabo laakin aad ka badbaadayso dhibkooda. Waliba waxaad helaysaa wax aad u fiican oo aad ku faraxdo. Dreams describe people who are jealous and want to hurt you but you are saved from their suffering. Yet you get something very good to rejoice in.

Riyada nin salaad i tujiyay iyo riyada albaabada oo ii wada furmay

 Riyada: Acs sheekh   waxan kuriyodiy    aniga o wado dheer socda  kadib waxan arkiy     willl an  xdhidhi lahanjirny    wn wada  tukaniy  isaga   ayaa itujinay   kadibna   uducistiy    wa nu  oyi    waxau na   igaliyi fargal Sheekh   waxan kuriyodiy  aniga   oalbabada  gurigu  iwada furmayan    xita qufulku  waxau furmayi bila fure  maxay noqonisa Fasirka: Riyada koowaad waxay tilmaamaysaa ninka mustaqbalka aad guursan doonto inuu soo dhow yahay. Riyada labaad waxay tilmaamaysaa arrimahaaga inay kuu fududaanayaan. Riyooyinkaaga waxaa u badan nin, taasna waxay noqon kartaa baahida aad u qabto raga, waxaa dhici karto inaad tahay naag dareen badan oo mar walba niyadda ku hayso nin. The first dream describes the man you will marry in the future as coming closer. The second dream indicates your issues ar...

Riyada geerida adeerkayga iyo labo rakco aan tukanayo

Riyada: Asc waxad kalood noo fasirtaa , Quftayda ayaa kuriyoofayy rabadantan dhexdeeda  adeerkay aabahay ladhashay  aniga oo ah suldaanka reerkayaga ah ayaa naloo sheegay  geeridiisii  lkn uu noolyahay ,    Kadib  waxaan  tukaday laba rakcadood oo sunaha, Waxay tidhi geerida adeerkii oo looshaeagy ayuu hadane salada tukanaya ee miyuu kufaraxaan yahay dhimashada adeerkii ,intaas ayaay kuriyooday hadii alle idmo. Fasirka: Riyadan waxay tilmaamaysaa jago weyn inaad helayso, waxaa laguu qiimaynayaa sida adreekaaga loo qiimaynayo si ka daran, reerkaaga adiga ayay kaa dambeyn doonaan, waxaad ka qaadanaysaa adreerkaaga darajada uu reerka ka joogo. This dream indicates a great position to get, you are being evaluated according to your uncle being evaluated more seriously, your family will be behind you, you will take your uncle's rank from the family.

Riyada imaamka salaada qof kale booskiisa galayo

Riyada: Asc sheikh waxaad fasirtaa  wuxuu ku riyooday anigoo  masjidka salaad kula tukanaya jameecaad  Markii salaad la xidhacay ayna gaadhin rukuucdii waxaa  banaanaaday  booskii imaanka  salaada tukinayay markaa ayaan isiri boos kiisa buuxi mid aan garanayay oo ka mid ahaa dadka masaajudka nagula tukada oo daba taagnaa imaanka ayaa buuxiyay booskii imaanka ila markiiba waxaa wada sujuuday dadkii imaankii iyo dadkii oo dhan marka laga reebo aniga iyo ruux kale oo sidii u taagnayn  Ka dib waxay is waxaan qalbiga idka waydiyay sujuudu maxay ahayd mana jirin sujuud talaawiidne Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa imaamkaas inuu dhoofi doono ama laga wareejin doono masjidka qof aad garanayso ayaa loo dhiibayaa imaamnimada The dream indicates that the Imam will be deported or transferred from the mosque. Someone you know will be handed over to the Imamate.

Riyada anoo isku qurxiyay makeup oo nin sugaya

Riyada: Sheekh ifasir riyadan waxan ku riyoody anoo qol hurda ku jira oo sarir qurux badan iyo kabadh wada murayada an ku jiro kadib waxan marsanayaa maykab dumarku isku qurxiyaan waxanan umarsanayaa oon leyay wuu soosocdaa nin an hada kahor kala tagny waxan leyay riyada dhexdedi alh man tukan ee hadhwo ayaan iska maydhi isla marka waxan leyay marku yimadan soomaydhanayaa maykabkiban iska marsanayay wll bal ifasir Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa kulan aad la yeelan doonto nin adiga ku rabo, wuxuuna kaa mashquulin doonaa cibaadada, waa riyo la xiriirta  shukaansiga raga iyo dumarka dhex maro. The dream describes a meeting you will have with a man who wants you, and he will keep you busy with worship, it is a dream related to dating between men and women.

Riyada gaari qurux badan iyo salaad aan tukanayo

Riyada: Asc sheekh ifasir riyadan waxan ku riyoody anoo xafad sheekh leyahay ayaan tagy aniga iyo gabadh walshy ahi kadib markan xafadii galy waxa soo istagy gadhi qurux badan oo sheeekh dhar cadcad iyo waxan carabtu madaxa ku xidhaan xidhan kadib gadhigii ayuu dib ufuly aniguna xafadii ayaan galy waxan arky fijano badan oo dayrka yala wan waydiyay yaleh inanba leh oo laracinayaa ayay igu yidhaheen kadib markiba waxan soo qatay sijayad salad ayaan galy anoo qiblada ujeeda kadib waxa safka ila soogashy islaan ayo iah oo kadib islanti saladi may dhamysan lkn anigu waan dhamysty sijayadii ayaan kusi fadhiyay kadib cunugyaroon dhalay oo inana ayaa igu ag ciyarysa oo sijayada markiba wan soo qaty oo kuma dhibtoon sijayadu wa mid gaban o kuwa dhadher maha bal ifasir sheekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dhaqankaaga inuu fiican yahay oo aad mudanayso wax qurux badan, taasna waad heli doontaa, nin waxaad helaysaa oo ku qiimeeya oo lacag leh oona ah qof diinta ku dhaqma oo aqoon u leh. Drea...

Riyada maalinta ciida oo salaad la tukanayo

Riyada: waxa la leyhy waa ciiid islaamii jaarkayaga oo intay cawo dhigteen ama gogol dhigteen guri naha soo hor jeda iyo Kanagawa dhexdooda ku tukanaya Saladiii ciiida kadib,anoo so socdaaa wxn arkay Islaan aan garnyo oo leh naa Kalyan ii akhriya aan salada galee, kadib tu yaro ah taagnayd baa tiri hebla u u dhiib iyada kuu akhrine (qofkunu waa aniga)kadib bay ii dhiibaty  wxay ahyd duco wana u akhriyay, Fasirka: Riyadan iyadana waxay tilmaamaysaa munaasabad farxad weyn leh oo familkiina ama xaafadiina ka dhici doonto. Waxaa dhici karto in xaflad aroos ay tahay waa riyo fiican. This dream for her describes a great joyous event that will take place in your family or neighborhood. It's possible that a wedding ceremony is a nice dream.

Riyada anoo aqimayo iyo anoo ordayo waxaan arkaa dibqalooyo fara badan

Riyada: Asc  Wll magacaygu Mohamed Abdulkadir dagan Germany. Waxaan ku riyoodey labo riyo mida hore  Waxaad ahayd Anoo salaad subax aqimayo  Oo yar saxiibkey ileeyahay aan suneesano  Riyadaas waxay dhacdey salaada subax kahor  Sicaadi aha aayaan utoosay Saladii suxab ayaan tukadey Quran ayaan aqristey Waan seexdey Waxaan ku riyoodey Anoo anoo ordayo aniga igo dad badan waxaan ordaba Waan ka sheekeyay meel caws aha ayaan ku kufay Waan kacay wado meel beer ah ayaa ale ii bixiyay Wadadii ayaan ku ordey dadka qaar ayaa lahaa wow mansha laah  Markaan guulestey  Ayaan waxaan arkay dib qalooc farabadan oo isku yimid Waan adimay markaan adimo way amusayaan madhaq dhaqaa qayaan  markaan joojiyo adaanka way soconayaan  Waan layaabey Sida adinka ay uga baqaan  Sheekh khayr alaha ku siiyo ii soo jawaab Waxaan ahay xaasle dagan Germany  Fasirka: Riyada koowaad:  waxay tilmaamaysaa inaad diinta ku toosnaan doonto oo aad noqon doonto qof aad ...

Riyada rag iyo dumar isku dhex tukanaya

Riyada: xalay riyo aan la cajabay ayaan arkay aniga iyo dadkale ayaa meltagnay kadib mel hilib kucunay kadib aan ka dareernay marka ayaan ka hadhay anu kadib waxa aan arkay dumar iyo rag isku dhax tukanaya markaa ayan yabay kadib inta aan cararay ayaan  alaah gacmaha u horsaday oon idhi aloow san maxay ku dhacday kadib marki aan soqoday waxa aan arkay meshi oo rag un ah  marka ayan idhi hadana wan qaldame aloow icafi kadib waxa aan arkay meel dahabku ka buuxo silsilado dahab ah oo farabadan iyo qufulo dahab ah oo dahabkii qarniyada hore ahaa ee qaliga aha kadib cagad biyo ah ayaan soqatay kadib dahabkii ayaa caseyay biyahihii  dahab aan ilaa xalay gurayay ayuu noqday ilaa xalay ayaan dahab meshan maraba dahab ayaa ka buuxay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa fidno iyo wax bidco ah oo diinta lagu soo darayo marka iska ilaali dadka qaarkii waa digniin oo ku dadaal ducada iyo salaadaha.

Waxan ku riyooday aniga oo jooga meel salaad ciid lagu dukanaayo

 Riyada: Salaan ka Dib waxan ku riyooday  Aniga oo jooga meel salaad ciid lagu dukanaayo  Oo aan ku cel celinaayo  الله أكبر الله أكبر لا إله إلا الله، الله أكبر الله أكبر ولله الحمد،  الله أكبر الله أكبر الله أكبر، لا إله إلا الله، الله أكبر الله أكبر ولله Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa khayr iyo barako aad heli doonto iyo farxad iyo diin

Riyada anoo ku tukanaya masjidka Aaya Soofiya ee Turkiga

 Riyada: Asc shekh waxan kuriyooday anoo jogo masajidka soofiya ee turkiga ee ayaan hore lafuray kadib qolka ogu koreeyo aya la igeyay kadibna waxan iri wantukana sali isiiya naag aya ikentay saligii kadib ano raba ina tukado ayay hoyaday iyo walaashay imaaden oo fadhigii aniga la ikenay kufaristen markasay igu dhehen hatukanin gaalada ixtiraam ayay leyihiin halkana gaalo aya joogta kadib ana aad ayan uxanaaqay ma salaadayda ayan gaalo ku ixtiraama muran ayan galnay kadib waxa noo imatay naag hoyo iyo walaashay waybixisay ana wantukaday waxayna itiri qolkan iyo fadhigan adalehe fariiso  Marka sheekh ilahay hakubarakeye isoofasir Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad arrin fiican sameyn rabto oo laakin aad dhib kala kulmi doonto taasna waxaad kala kulmaysaa dadka kuu dhow, marka ku dadaal sidaad Alle ku raalli galin lahayn dadka ha isku dayin inaad ku raalli galiso wixii Alle diintiisa ka hor imaanayo.

Riyada kalmadda towxiidka maxay tahay

Riyada: Asc wall waxa ifasirta waxa ku riyoday anigi leh laa ilaaaaha ila Allah wa si fasira waxa si dhaha la nacbuhu xaqu ila Allah Allah asaga ahen majiro koonkan Allah wa khaaliga kaliya leeyahy maxe tahy fasirkeda Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad tahay qof Ilaahay jecel oo imaan leh marka ku dadaal cibaadada Alle Ilaahay ha ku barakeeyo walaal.

Riyada booqashada Makka iyo kacbada

Riyada: Asc wr wb walaal? Walaal waxaan ku riyooday aniga oo makkah joogo, waxaana u socday dhinaca kacbada, waxaana u maleeyaa inaa salaada waqtigiisa la joogay oo aan rabay inaan soo tukado. Makka waxaan u maleeyaa inaan cimro u joogay. Jazakallah kheyr walaal. Fasirka: Inshaa Allaah riyada waa riyo bishaaro xambaarsan waxay tilmaamaysaa ammaan iyo nabad iyo guul sidoo kale inaad xajka aadi doonto mustaqbalka.