Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Dilka

Riyada anoo koronto laygu dili rabo oo aan ka badbaadayo

Riyada: ifasira hablo waxaan kuriyode anakoo dad bdn ah oo mel kuafduuban kadib dadki na afdoobten baa waxeyy rabeen ineyy nawada dilaan iyakoo koranta isticmaalaayo marka korantada qof calaacalasha lagasaaraaya istaaga kadhecee wanad dhimanee kadib korantadi baa lakeene dadki iga horeeye dhan waloo wada saare weyna dhindhin teen inteyy istaaga kadheceen anaa udanbeeye marka bahashi gacanta leyy saare oo korantada lehed wan taaganahy waxba igama tareeyso  markle leygu celiye hadanih waxba igama tarin naagti meesha usareeyse yaabte markaseyy tiri korantada dabkeeda zaid halooga dhigo waalaga dhige waanaleysaare dhulkaan kudhece sankeyga eey taabate wan neefsanaaye kadib tiii maba ihi waanba soo fariiste naagti shaqaaledehee kutiri salaada duhur ban aadiyee tanoo med ah aa uimaado naag shaqaalo uehed baa korantadi gacanta lesku saraaye soo qaade  markasaan kuiri alle dule unbaa dhinto ilaheyy ba iima qorin inaa dhintee mxaa iga rabtaa maa iskakeyydaasid naagti baa igutiri wlhi w...

Riyada walaalkayga la dilayo oo meydkiisa inoola keenay

Riyada: Asc walalyal waxan idin rajeynaa cafimaad qab iyo farxad illah ajar iyo xasanaad hanika siyo sida aad inoka caawisan fasirka riyada Aniga xaas ayan ahay hooyo carur haysto Xalay waxan ku riyody walalkyga oo la dilaayo o medkisa inola kenay hooyo mel aye iska fadhisa oo wax murug mahayo waxan ku dhax jirna mel biyo ka buuxa sida ashuunka camal u samesan oo jarjaro leh wilkana biyaha dhaxdisa aya laku dilay mesha aan ku jirno dabeelo aye ledahy guryo qadiimi ayaa ka dhisan dabesha marke so kacdo guryahha aye qeb ka dumesaa mesha aan ku jirno bahalo ayaa ka buxa diin dhinty qolofkisa aya naku so dhacayo aniga mesha aan ku jirno oo ashuunka camal  eh afkisa ayaa biyo kaso daadanayo qoraxdana mugdi mugdi aye u egthy gacmaha ayan kor u tagaa illahaw walalkyg dadka dilay so qabo ayan ku dhahaa dadka mesha joga oo tacsida u imadeen waa dad wada qur qurux in ay tacsi u imaden loma maleyo aniga waxan taganahy ashunka afkisa mesha ayan gacmaha kor taga illah u weydina in aan u helo ca...

Riyada dadka juudaanka qabo anoo dildilayo

Riyada: Dad jodaan layal ah o dadka dhiga kacawan ayan ku riyoday ani dildilayo waa na dumar dadkas halnin ayaa kadhax muqday Fasirka: Riyada waxay kaaga digaysaa dumar aan fiicanayn oo shar badan oo adiga laga yaabo inaad la socoto ama aad saaxiib la tahay. Waa dad xunxun oo aan akhlaaq lahayn, waxaa lagaa rabaa inaad ka fogaato haweenkaas. Dreaming warns you of women who are not good and evil and who may be with you or are friends with you. They are bad and unethical people, you are required to stay away from these women.

Nin oo rabo ilmaha inuu iga dilo ugu dambeyn anaa dilayo

 Riyada: Waxan ku riyoday 3carur ayan haysata illaah ha i xafide Waxan riyo ku arkay nin la dhahaayo wuxu dila carurta yar yar wuxuna raba in uu ika dilo sedaxda ilmo wan kala cararaa dadka ikama qabtan ninka way na fiirsanayn uku daben wan isla bodnay waxan gadaal garabka hoostisa ka kiliyay qori dhulka yaalo wan ka so cararay intu xanaqay ayu iska so siibay wuna so borsaday wuxu markasta u orda xaka ilmaha marki dabe dad badan o nadawanaya ayan gabadh ka dhax aqonsaday waxan ku dhahay ilmaha ii haay wan laso dagalay wayahy madama uu rabo in uu ilmaha kaliya rabo in uu ika dilo waxan horay u qaaty boobilo ilma ah gabadhi aya ika daba qelisay cunug maqadaty anigo rabo in aan runta u sheko ninki aya gadaasheyda ka imaanayo aska i ceersanaayo uku dabeen geed weyn dhulka ku jira ayan ku tuura dhuunta ayu ka kalaa mesha ayu ku dhacaa ninka dib u fiirinaa waa nin dheer oo xoog leh aad u xoog badn waxan ku so xeraa albaab. Weyn gabadhi aan.ilmaha u dhiibty aya ila dagaalesa ninka maxaa u...

Riyada eedo la dili rabo buur laga dhex raadinayo

Riyada: Asc wll  gabadh ayaa tidhi waxaan ku royooday riyo  labo jeer oo isu eeg  yara kala duwanna Waxa ii imanaysa gabadh hooyaday eedo u tahay  waxay igu dhahaysaa aan nooliga kaa bixiyee orad eedo kaso kaxee meeshi eedadeed waa hooyaday   meesha laga soo kaxaynayaa islaanta waa meel buuraa oo buura dhaadheera oo wado fiicanna lahayn meeshu mar waa abaaar oo abaarta ayaa islaanta laga soo kaxaynayaa marna waa doog oo daadadka ayaa laga soo kaxaynayaa waan tegay   wiil wllo nahay ayaa i raacay  buurtii afkeedi waxaan ugu tagnay oday noo abtiya wuxu noo tilmaamay dhinicii islaantu joogtay maahe  dhinac kale oo dadka lagu laynaayo  halkaa inantii isoo dirtay ayaa hadana iga raacday oo ila socota  dadkii ayaan baadh baadhnay bal inay ku jirto islaanti   markaa waxaan u galnay halkii dadkaba lagu xasuuqaayay gabadhii waxaan ku dhahay anaa kasoo eegaya dadka shishe  ee halkan sii joog yaan lagu dilinee markaan soo n...

Waxan kuriyoday aniga oo dilay gabar darisakayga ah

Riyada: Asc waxan kuriyoday aniga  oo dilay gabar darisakayga ah Gurigaga ayay sogashay Anina wadilay gurigayga siqaldana  u eegaysay gabadhan wanka yarobaqa markan cadi urko Dhoora jerna waxan kuriyoday anigoo dilaya kuqaylina waxay iga shegtay been waxay itiri waa sixiray waxasoo dhana wariyo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka bixi doonto wixii murugo ku hayay oo aad ka takhalusi doonto, dilka hadda ma aha dil dhab ah waa ka bixitaanka mashaakilka ku haysto.

Riyada aabe oo i dili rabo aan ka dhuumanayo

Riyada: Xd iso fasirtaa riyada abha oo raba inuu ku dilo mar walpa uu I erydaa waan isla noolnahy  abhay  duhur xn ku riyody agoo raba inuu I dilo ana guri kso xidhay oo daqada uu raby inuu iga soo toogto kadib ana wxn isku dayay inan daaqada kale ka dhaco kadi uu soo galy kadi furaash ban ku hos dhunty kadi wxu qady furaashkii imana arkyo anoo hor fadhiyuu I raadinyaaa . Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in waxyaabo ay kaa qaldan yihiin oo aabahaaga aan raalli ka ahayn, noloshaada dib ugu laabo ee wixii ka qaldan iska eeg, waxaa laga yaabaa inaadan dareensanayn wax inay kaa qaldan yihiin, riyada waa digniin.

Riyada tuug qof dili rabay laakin isaga dhintay

Riyada: Wll plz wlky iga yar aya ku riyoday Tuug so dhacay oo aniga rabay inuu ii dilo kadiba asigi dhintay inuu iso garin wll plz iga jawab tiyada aad ayey i mihiim igu tahay plz wlkei❤🙏 Fasirka: Qof isha idinka ku haya oo idin ilaalinaya ayaa dhib ku dhici doono dantiisa ma gaarayo, Ilaahay ayaa idinka qabanayo,  riyada sidaas ayay tilmaamaysaa.