Riyada Wxn ku riyoday iydoo roob dayo, kadib waan so kacay, waan indho baalay lkn xoogaa Baan arkyaa o shucaac ku jiro kadib wxa so gashay hoyady, waxn ku leeyhy waan idho beelay hooyo, lkn afka kama hadlyo,oo sida dhagoolahaan u tilmamayaa,oon leyhy waxba ma arkyo kadib wan si social waxaN arkay gabdh innakaygu qabo oo qolkeeda kaso baxysa ,iyadna wan u tilmamayaa oo wn u sheegyaa inan indho beelay ,kadib waxaa si runa uso da'ay roob xoogan kadib hurdadii Baan kaso booday oo roobkii bn ku kacay. Waxan ahy gabdh, Xalakygu waa caadi, 2. Wxaan ku riyoday anoo safar ah oo diyaarad ku ah walipa riyda intii kale wan ilaaway. Wxn ahay gabdh, xalkaygu waa cadi. Riyada: Riyadan waxay tilmaamaysaa baadinimo iyo qalad aad gali doonto, waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso xumaanta, ma aha riyo hanuun tilmaamayso Riyada safarka diyaaradda waa isbadal xagga noloshaada Ilaahay khayr haka dhigo This dream describes the error and error you will make, you are required to avoid evil, not a d...
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services