Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Timaha

Riyada anoo mool joogo iyo qof timo laa jarayo

Riyada: Asc wllky waxaad ii fasirtaa riyada  Anigoo meel quxbadan jooga mool (cafeteria ) ku dhextaalo ruux ayaa noo jimid nagu yiri miyaana dalabkii la idiin keenin waan idiin dalbaye,intaan meeshii ka kacay ayaan is iri kushiina kuwa ku jira aad la hadadhid markaasan galay time jare ku ay isku meel ku yaalan  jikada (kushiinka)markaasan arkay ruux aan garanayay oo timaha loo jarayo wax yar ayàn wada hadalnay aniga waxaan ku iri alle ka baq (ka cabso) sida loo dhimanayo,dhibyariderda waad aragtaaye Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qof aad jeceshay oo aad ka reebi doonto arrimo aan fiicnayn. Waxaa laga yaabaa qofkaas inuu yahay qof qaraabada ah ama saaxib ah. Guud ahaan riyada waa riyo aan xumayn. Dreaming describes someone you've loved and you'll be deprived of unpleasant things. That person may be a relative or a friend. Overall the dream is a dream that is not bad.

Riyada gabar oo timaha iska xiirayso

 Riyada: Aniko Madaxa layka xiraa aan ku riyodey Ii fasir Qof ikma xiirin Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad arrimo ka walwalsan tahay oo aadan ku qanacsanayn xaalka aad ku sugan tahay marka walwalka iska joogi iyo fikirka iskana ilaali dad niyadda kaa dilayo.

Riyada qofka tinta qaawan maxay tahay

Riyada: Hadi aad riya ku aragto qof tintisa qawantahay sariirta ag fadhiya tinta mesha gadale jekada Hal ciro ku leh fasirkedu. Fasirka: Qofkaas hadduu nin yahay riyada waa wax fiican haddii ay naag tahay qofta tinta qaawan riyada waxay tilmaamaysaa wax xun sida balaayo iyo rafaad.

Fasirka riyada dhaqitaanka timaha

Riyada: Anigoo timaheyga dhaqaya ifasir walaal. Fasirka: Riyada dhaqitaanka timaha waxay tilmaamaysaa nolol nadiif ah iyo khayr badan sidoo kale qofka inuu ku toosnaanayo waddada saxda ah waa riyo aad u fiican. Waxaa kaloo ay tusinaysaa qofka inuu ka caafimaadayo wixii jirro uu ka sheeganayo.

Riyada kursiga cagaaran iyo hagaajinta timaha

Riyada: Waxan kuriyody wiil aan xidhidh leenahay oo kursi cagaran igu fadhisiyay oo timaha ihagajinaya  keeg cad isanaya  timahu way quruxbadnayen  anigu na  waxan kufaraxsana  timaha sidu igu hagajinayo ilahay hakubarakeyo   muqalada wan kalely  wan dhagista  wa Ramadan ne cibada ilhay hainaga aqbalo wll ilhy hakubarakeyo  muradkaga hakufudiiyo isojawab. Fasirka: Walaal riyada waa riyo tilmaamayso inaad heli doonto qof aad kuu daryeelaya oo nolol fiican aad la wadaagayso. waana qof si fiican kuu tixgalin doono, haddii aad doob tahay waa guur haddii aad xaas tahayna ninkaaga ayaa Ilaahay kaaga dhigaya qof aad kuu jecel.

Riyada booqashada saaxiibta iyadoo walac ah oo timo dheer leh

Riyada: Asc bahda daruuro  waxaan ku riyooday xalay gabar mar hore iskugu kaaya danbaysay oo dagan guri an lahaa mar hore anaa kiro ku daganaan jiray   oo wan kaguuray  iyadoo dagan baan soo booqday bàn lsleeyahay waxaana u imid iyadoo walaca  xoogaa dhafoor xun walaca dartii markaa waxan ku dhahy qolkan ani jiifkaa ii ooli jiray waayo qolkanaa wayn labada qol waxayna igu tiri kan caruurtaan u bananeeyay kaa yarbaan jiif ka dhigtay markaa tinteeda oo aad u dheeratay lkn intay walacaysay may shan layn  waxan dhahay tinta way kuu baxdee maxaa iskaaga shalayn waysay waxay dhahday waan cajisnaa hadan shalaynaa tinta maday dheer bay ahayd lkn iskau yara maran   Aniga  xaas baan ahay  Gabadhaasna iyadoo xaasa igu dan baysay waa hore Fasirka: Inshaa Allaah waxaad heli doontaa war aad ku faraxdo iyo arrimo  mustaqbalka khuseeya waliba waxay la xiriiraan noloshaada hore marka riyada waa khayr