Rayida: Asc sheq ugu horey wankusalaamay salaankadib waxaan rabaa riyo inaad iifasirto waxane udhaceysaa sidaan Waxaankuriyooday anigoo masaas waaweyn iyo aweesooyin iyo yaxaas iyo dabaqalooc ama haraan intaba isooweeraraayo waxaabakasiidaran maska aweesada ah oo jirkayga oodhan ayuu kusocsoconaayaa mar afka ayuu igagalaa xubinta taranka sidookale markaas ayaan leeyahay aniga xayawaan seen uguursadaa maguursan inaan kabaxsadobhadaan iskudayo makabaxsankari dhican midg janada ayaa igahoreysa janada albaabkeedane waxaataagan hooyadey dhinaca bidixne waxaa hadaan iskudayo inaan ugubaxsadane naarta ayaa igahoreysa marka xitaa wanaax iskudaynaa kor kor inaan ugu baxsado makabazsankaro oo yaxaaska yaa igahorey hoosne sidookale dabaqaloocii ayaaba igahoreeya dhexda ayaan taaganahay meelaan ubaxsadonma aqaan marka aniga dhan maskaasaa ileh oo sidii waxaadmoodaa inuu ilajoogo ninkayga oo meelkasto ayuu iiga socsoconaa marka riyadaas iganaxsatay ilaa iyo maanta aan ulnaxsanahay inaad iifasi...
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services