Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Iftiinka

Qofkii ku riyoodo sacad cusub asoo xidhay

Riyada: Asc waxaad ii fasirtaa iyadoo sacada cusub oo cad oo ah kuwa qalbiga ah oo xidhay  kune fiirinaayo iftiin  inshallah Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa guusha inay kuusoo dhow dahay inshaa Allaah waa riyo fiican, waa hormar aad gaari doonto.

Riyada dhagax guduudan oo sida toosha u iftiima

Riyada: asc xaly ayaan magan kuriyoday shalay jumcadi ayaan sacadii udanbaysay jimcada ayan mel fadhistay kadib saliga nabiga ayaan 700 jer aqriyay kadib ale ayaan waydistay waxan rabay anoo yiqinsan inan helayo waxa ayan kacay kadib xaly ayan riyo ku arkay anoo gacanta ku haysta dhagax guduudan oo dhexda iftiinka toshka okale kuleh oo iftimaya marka ayay dadku isu aleen dhagaxan ayaa kusiiyay marka ayaan kulaha alaah ayaa isiiyay anoo haysta unban sokacay marka ayay idhaheen wr malaha qofbaad ka qaday ana ayaan idhi walhi ale ayaa isiiyay anoo haysta unbaan sokacay. Fasirka: Riyada waa khayr iyo hanuun oo kaaga imaanayo xagga Alle, waa aqoon iyo diin inshaa Allaah waxaad noqonaysaa qof Alle ku xiran oo Ilaahay siinayo awood iyo cilmi. Ku dadaal xuska Alle iyo akhriska quraanka iyo saliga nabiga (SCW)