Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Shaatiga

Riyada shaatiga layga siibi rabo

Riyada: Shatiga gacantiisa ayaa la ijiida ilaa in la IGA siiba ay ku dhawaado wan Soo ceshtaa anigoo dhahayo idaa sheydaan yahow Markaan xoog Isa Fuji ilaahdaba wa IGA daba laalaadaa mudo dhowr jeer ah an iska Fuji irahdey oo uu IGA fuqi layahey Ayan aqriyey suuradaha iqlaaska ah suurad kamid ah. Halmar ayuu IGA Harry waxaana dareemey fudeed wan cararey. Fasirka: Waa riyo tilmaamayso in sharftaada meel looga dhici rabo, haddaad tahay xaas qof ayaa jiro raba xaaskaaga inuu kaa furo, in labadiina laysku diro. Haddii aad tahay qof wali aan guursanin waa qof xumaan kuu jiidayo. Waxaad isaga difaaci kartaa akhriska quraanka. It is a dream that indicates that your honor is to be taken away, if you are married, someone wants your wife to divorce you, that you both be sent. If you are unmarried, it is someone who pulls you bad. You can defend yourself by reading the Quran.

Riyada nin aanan garanaynin oo shaadh cusub i siiyay

Riyada: Waxaa  ahay nin dhalinyaro ah oon wali guuursanin waxaan ku riyooday saaxiib aanan garanaynin oo shaadh cad oo cusub isiiyay  Fasirka: Riyada waa bishaaro shaatiga cad waa khayr badan, wuxuuna tilmaamayaa daacadnimo, waliba guur ayuu tilmaamayaa mustaqbalka soo socda, gabadha aad guursan doonto waxay noqon doontaa gabar qalbi nadiif leh oon xaasid ahayn oo daacad kuu ah waliba gabar aan nin kale waligeeda soo shukaansanin oo ku cusub nolosha  shukaansiga, gabadhaasna si sahlan ayaad ku heli doontaa inshaa Allaah.