Riyada: Islaanteyda waxay ku aragtay riyo quraasho badan oo saaran dhar badan korkiisa, Waxay kaloo aragtay cijada suulkeeda baxay,maxay noqoneysaa ? Idinkoo mahadsan Fasirka: Riyada quraanshada dharka saaran waxay tilmaamaysaa ubad badan iyo nolol barwaaqo leh. Riyada cijada suulka soo baxayso waxay tilmaamaysaa xaaskaaga inay la kulmi doonto xoogaa mashaakil marka ha iska jirto dadka dhibka badan oo laga yaabo inay mashaakil usoo jiidaan.
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services