Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Mindida

Riyada qof toorey iisoo qaatay igu waabinaya

Riyada: A S C, wll mn marka hore wan kusalaamey kadib wll waxaan habeen ku riyooday anigo jooga  dad colaad inaga dhaxeeya magaalo ay lee yihin guri kamida anigo dad farabadan la fadhiya dadki colaada inaga dhaxeeyay nin kamida ayaa gurigi soo galay kadib dadkii mesha fadhiyay intuu soo dhaafay ayuu aniga i imid tooray buu watay marka tooraydi isago igu waabinaya oo raba inuu igu mudo ayaan hurdadi kasoo toosay anigo aad u nax'say ee bal riyadan i fasira mahad sanid. Fasirka: Riyada waa digniin iska ilaali dadka qaar oo laga yaabo inay wax kula maagan yihiin, waxaa dhici karto dadka cadowgaaga inay qorsheynayaan arrin ay kugu dhibaatayn karaan. Dreaming is a warning to beware of some people who may be dealing with you, it may happen that your enemy people are planning something that can harm you.

Riyada tuugo iyo mindiyo cusub iyo kuwo miriray

Riyada: Asc sheq waxaan rabaa riyo inaad iifasirto xalay waxaan kuriyooday aniga iyo hoyadey walalkayga iyo walashayda iyo dadkale qarabo nahay oo banaanka fadhino meeshaan kuwada sheekeysaneynan kadib waxaa lagaaray xili danbo  waalakala xarooday oo inayseexdaan ayeey ubaxeen marka ay soobaxeen dhamaantoo ayaa bananka waxaa kusooharay Ani iyo halgabar yar oo aan habar yar uhay oo 2sano jir ah oo aan sinta kuhaayo lataaganahay ayaa waxaa isoo agmaray labo  wiil oo tuuga ah marka bananka dhan waxaa yaalay mindooyin marka mid kamid ah ayaa ahayd mindi xogoo wayn af zaaid leh oo cuseeb ah marka 2wiil markay arkeen inay aktayda mind fcn yaasho intakale ay af la,aan yihiin oo mirir ay yihiin ayeey iisoonoqdeen mindooyinkii 3 kamid ah qaateen 3daas waxaa kujuray mindidi fcnayd oo afka zaaid kalahayd waana hasha mindi kaliya ee meesha ugu fcn uguna cusub ugana wayn ahayd markaas ayaan uqeeyliyaya walalkayga  cabaar kadib way soonoqdeen oo mindooyinka ayeey soceliyeen lkn mida cu...