Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Maska

Riyada farabadne oo sariirta iisoo koray

Riyada: Asc, wll Salan kadib waxan ahay hooyo qurbaha ku nool oo ciyal heysata single Mather ah gaalo ayuu dagal Naga dhexeya Mar walba wey I dacweyan Wana laga diida, waxan horay ugu riyon jiray dooli iya bisad, hada waxan riya ku arkay fara badne sariirta iisoo koray oo aan ka cararay Markan so noqdaynay waan wayay waxan rajeyna in aad iso macneysan insha'allah wad mahadsan tihiin. Fasirka: Riyada waa riyo diigniin ah, waxay kaaga digaysaa waxyaalo ku saabsan dagaas cadowga ah, waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso. Waliba waa nin dhagar badan oo laga yaabaa xagga dhaqaala inuu dhib kuu geysto. A dream is a nightmare, it warns you about things about that enemy, you are required to be careful. He is also a cunning man who may cause you financial harm.

Hooyo ku riyootay mas cad iyadoo uu la cayaarayo

Riyada: Asc wll sethy wll hooyaday ayaaku riyotay iyado mas cad la ciyarayo oo dusheda ku bod bodayo. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inuu idin dhow yahay qof cadow ah laakin aan dhib badan lahayn oo tabar yar, laakin ay haboon tahay in laga digtoonaado. The dream indicates that you are close to someone who is hostile but not troublesome and weak, but it is worth being careful.

Riyada anoo waardiye ay ii yihiin maroodi iyo mas iyo libaax

Riyada: Asc shikhow waxanku riyodaa aydo wardiye ay ii yihiin maroodi mas iyo libaax o ay hareerta iga socdaan waliba masku wuxu istaga albabka guriga waxyna igu dhahan waxad thy suldan Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dad badan Ilaahay inuu kuu sakhirayo oo ay kaa dambeyn doonaan, kuwaas qaarkooda waa cadow laakin warkaaga ayay qaadanayaan wixii aad rabto ayay kuu sameynayaan The dream indicates to many people that Allah will bless you and they will be behind you, some of these are enemies but they will take your news and do what you want and do for you

Riyada mas anoo ag fadhiya

Riyada:  Asc  sheekh waxan ku riyooday anoo uu iag fadhiyo mas waxu ag joga  mel idhawo  waa 2 mas oo midi waa ka subxayada  looyaqan oo xanusan midna waa abeso cad  oo an icunayn iag fadhiya kadib dil ayaan isdhahy waxu galay sarirta hosteda  kadib waan qoday oo waan  badhaya kadib anon helin ayaan katosay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa labo qof cadow ah oo is qarinaya, guriga ayayna soo booqdaan mararka qaar, riyada waa digniin. The dream describes two enemies hiding, and they visit the house sometimes, the dream is a warning.

Riyada mas oo farta iga galayo anoo nin la joogo

Riyada: Shiqow waxan ku riyoday aniga oo lajogo wil an u hesto inu i qabo asna sosialmedi ku jiro kadibne an leyahay hada dhib malaha  carur ku mushqulsanahay lakin waxan wa dhib marka dad weywen nokhono, kadib wa heshineyna. Aniga mel tagan ayan arka gacanta midig qasatan fartayar oo mas iga jiro qeeb Wax yar kadibne maskii oo dhan aya iga galay mas caato oo dher inta naxay oo cabsaday ayan iri wilki an isla jognay sobax irac dhaqtar an Ade maska ima xanujinayo lakin wan kabaqa wana labolabo . Inta i dhibsaday ayu ganunacay anigana inta xanaqay ayaan daldalmay kadib hoyo itiri iska daay anigana ninki ayan sugayay inu i wado kaligey anotagn ayan iri kan ki i furaray aya nxristisa dhamay waxbadan o kale haku xumade.  Kadib maski oo qeb yar kasojedo ayaan iska soosaray waxyar cijida iga haray anigane inti dhulka talay ayaan madaxa kaga istagay oo bajiyay kadib hurdadi kasokacay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nin cadow ah oo adiga ku wareerinayo oo isku dayaya inaadan nasanin...

Riyada masas kala duwan cad iyo madow iyo mid qurux badan

Riyada: Asc bahda daruuro waxaan xalay anoo meel baraya arkay mas qurux badan oo kubraha oo god sii galaya waxbaan ku tuuray saa wuu i caydh saday waana kaduulay  wuu iga haray saa waxaan tagay hooyday gurigeeda oo meel badiyo ku yaala saa daarada waa geedo masasbaan ku jir jira waan kawafa saaray masaskii kujiray gabarbaa igu tiri maskiibaa kasoo harmaray saa waxaan dhaha maskii ma aha oo madkaasi wuu qurxanaa eee waa kuwobkale qaat madow qaar mas cadan iyo madow waana wada cayriyay  mid madow baa anoo dilaya dhulka galay meeshii anoo qufaya waxaa kadoo baxay shurun shuur amakafabshii bahalka ladhaho waxaana dhahay waa isagee aan dilo ruuxbaana ilajoogay  Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad leedahay dad cadow ah oo kala duwan, qaar aad u daran qaarna caadi ah. Maska quruxda badan waa cadow afka kuu maceeyo oo iska dhigo inuu daacad kuu yahay. Kuwa kalana waa dad kale iyagana cadow ah, laakin waad ka badbaadaysaa. The dream indicates you have different enemies, some ...

Riyada mas madow oo candhuuf igu soo tufayo

Riyada: Asc waxan ahay qof dumar eh oo xaas eh waxan ku riyoodey iyado nala joogo adeer qaraabada eh oo dhintey wu jiifey caruurteyda aya warqad uqoraayo oo amaan eh kadib qolka uu jiifey albabkisa ayan ku dhajinay kadib adeerki wu so kacay marki an qolkale ugu galaayey waxa ku jirey odeygeyga oo idhahay sharobo an cabay wan ku hurdey sifican. Markan Kaso tagey waxan so aadey jikada albaabka markan maraayo aya kor waxan ka arkey mas madow oo madaxa so taagayo kadib candhuf ayu igu tufey waxey iga gaartey madaxa ilaa garabkab ilaa gacanta jikada ayan ku cararey waxa ku jirey laba qof oo dumar eh mid aya biyo igu shubtey oo iga dhahdey waxeyna idhahdey hadu madaxa kaga shubi lahaay wu ka go,i lahaay kadib wiilkeyga aya intu kor korey igu dhahay Hooyo maski waan dilay aniga naxsan hurdada Kaso boodey.  Aad aya umahadsantihin riyadaan hada awoodid iso fasira  Fasirka: Riyadan waa riyo sir weyn xambaarsan, waxay tilmaamaysaa inuu idin ku dhexjiro qof cadow daran ah, oo familka ama ...

Mas midabkiisa kafeey yahay oo derbiga ku dhegan

Riyada: Waxaan ku riyooday ayadoo mas darbiga igu dhagan Yahay maskana midib kiisa waa kafey gaduud xigen ah afkana kalataagaayo kadib bahal mukulaal u eg kana weyn mukulaasha ayaa u imaanaayo in ow dilyo kadina wow kasoo dhaaa agteyda ow na ku dhacaa hosteyda kadi aabahey oo mar hore dhintay ayaa igu dha haayo lugaha kor uqaad in ow dilyo isku dayaa lug tiisa ayow kudhu fanaa lugtoona kacunaa aabe anigane waanaxaa aabo maku cunay maya laakin wow ixajiimeeyay. Fasirka: Waa cadow lagaaga digayo oo kuu dhow, waxaa dhici karto inaad saaxiib tihiin, ama aad deris tihiin oo aad ku kalsoon tahay. Waa cadow daciif ah aan wax kaa qaadi karin sida riyada laga fahmayo. Marka iska ilaali wixii aad ka shakiso, dadka qaar waa cadow qarsoon. It's an enemy you're being warned about and close to you, you may be friends, or you're neighbours and trust you. It is a weak enemy who cannot take anything away from you as the dream is understood. When avoiding what you suspect, some people are hi...

Riyada maska cad oo aan batrool ku dilayo

 Riyada: Asc walal riyadaan iifasir  Waxaan ku riyoodey guriga nagu dhagan oo mas wayn intuu galay meel God ah buu galay bahlkuna waa cadaa Wana dheera waliba saaid marka god kuu galay baan batrool intaaa ku shubay godkiii waa ololaly bahlkiina meeshu ku gubtay mxy noqonysaaa wll inshalh Fasirka: Waa xaasid aad ka adkaan doonto oo, waxaadna ku gubeysaa quraanka iyo ducada, maska waa cadow marka riyada lagu arko. Maska cad waa qof nadiif iska dhigaya laakin cadow ah. It is jealousy that you will overcome and, and you burn it with the Koran and prayer, the mask is an enemy when seen in the dream. The white mask is a person who pretends to be clean but an enemy.

Riyada mas madow oo jidka ordaya oo la dilayo

Riyada: Asc sheekh waxan ku riyooday mas madaw o wada ordayaa on wadada taganahay aadna wuu u wayna wanan ka cabsanayay ugu danbayn maskii madooba wadada wu kuso la laabtay wiil yar buu sigay u qaniini gaadhay caruur kubad u socota dishay madaxay iyo saynta intay qabteen meeshi baan so maray isagoo go go ay o midab kale ah iso fasir Fasirka Waa cadow aad u daran oo marka ugu dambayso laga guulaysanayo waa qof xun oo wax badan kaa hortaagan oo laga guulaysan doono.

Riyada mas oo jiiljiil dafayo oo lagasoo dhicinayo

Riyada: Asc walaha daruuro waxaan ku riyooday guri anoo jooga gurig waxaa  joogto digaag dhalo fara badan aad u badan haysata oo jijii hada dilcay ah markaa guriga dhexdiisa waxaa kasoo baxay dodyar oo kan maska mas madow oo dhal ah markaa  labo jiijidii yaryar buu isla qaatay jiijii waxaan kwada digaagta dhasheeda markaa wiiqwiiqdooda maqlay wan ku soo orday waana kadhigay iyagoo nabbad qaba waana dilay godka isagoo raba in uu lagalo markaa asn kadhigsy anoo dilaya maqlay dad niman ah oo hadlay oo dhahay soo madhalo kii kalaayiri haa lkn waa lalaynayaa intii dhalatabaa aad baa lojaraa midna kama hadhayo markaa waxaan u fahmay maska dhashiisa maska waxaan islahaa godkuu ku jiraa godkuna gurii an markaa joogay oo aqal somali u ekaabuu ku dhexyalay digaagtiina dhalaheedii waan u bad badiyay Fasirka: Waa cadow iski dayaya inuu guriga wax ka qaato ama dad dhib ugu geysto waliba ilmo yar marka iska jira waxaana laga fahmayaa riyada in cadowgaas sal ku leeyahay meelo din dhow.

Riyada masaska iyo dibqalooca iyo yaxaaska oo weerar soo qaadayo

Rayida: Asc sheq ugu horey wankusalaamay salaankadib waxaan rabaa riyo inaad iifasirto waxane udhaceysaa sidaan Waxaankuriyooday anigoo masaas waaweyn iyo aweesooyin iyo yaxaas iyo dabaqalooc ama haraan  intaba isooweeraraayo waxaabakasiidaran maska aweesada ah oo jirkayga oodhan ayuu kusocsoconaayaa mar afka ayuu igagalaa xubinta taranka sidookale markaas ayaan leeyahay aniga xayawaan seen uguursadaa maguursan inaan kabaxsadobhadaan iskudayo makabaxsankari dhican midg janada ayaa igahoreysa janada albaabkeedane waxaataagan hooyadey dhinaca bidixne waxaa hadaan iskudayo inaan ugubaxsadane naarta ayaa igahoreysa marka xitaa wanaax iskudaynaa kor kor inaan ugu baxsado makabazsankaro oo yaxaaska yaa igahorey hoosne sidookale dabaqaloocii ayaaba igahoreeya dhexda ayaan taaganahay meelaan ubaxsadonma aqaan marka aniga dhan maskaasaa ileh oo sidii waxaadmoodaa inuu ilajoogo ninkayga oo meelkasto ayuu iiga socsoconaa marka riyadaas iganaxsatay ilaa iyo maanta aan ulnaxsanahay inaad iifasi...

Riyada sedex mas oo la qabanayo

Riyada: Asc sheq ugu horeyn wankusalaamay bacdusalaan sheq waxaan rabaa riyo inaad ii fasirto  xalay ayaa riyooday waxaana kuriyooday 3,ma's anigoo mar kacabsanaayo Marne aan kabaqayn oo aan wado gacmahakuhaayo oo aan xarig kuxiraayo 2 ma's markaan kuxiray xaraga  anigoo xogoo kacabsanaayo mid 3aad ayaa iidhimnaa inaan xiro rabay lkn zaaid ugu baqay waan xiri waayay markiidanbe iskudayay 3doodaba inaan guriga kasaaro 2 ayaa baxday midne waan kasaariwaayay naftayda ayuuba halis kunoqday Marka waxaan rabaa inaan iifasirto riyadaas جزاكم الله خير الله يحفظك Fasirka: Waa sedex qof cadow ah waxaa ugu daran mid ka mid ah laakin waad ka adkaanaysaa wax dhib ah kuuma geysan karaan waxaa laga yaabaa midkooda inuu xoogaa ku wareeriyo. Riyada waa digniin waxaa lagaaga digayaa dad aad u malaynayso inay daacad kuu yihiin laakin cadow ah is ilaali.

Waxan ku riyoday mas weyn oo god ku jiro madaxa laso baxay oo cad

Riyada: Asc wllkey plz iso jwb waxan ku riyoday mas weyn oo god ku jiro madaxa laso baxay oo cad Ana dhor sana xanunsany cilaaj ban waday malmahan  Xly ayaana ku riyoday. Fasirka; Riyada waxay tilmaamaysaa cdowgaaga inuu tabarbeelay oo uu daciif yahay, sidoo kale waxay tilmaamaysaa in aad reysan doonto waa riyo bishaaro kuu ah.

Qofkii ku riyoodo mas aan dhib u geysanaynin

Riyada: Walal mas ayaa ku riyooday lkn ima cunayo waxaana laygu so diray inuu i waardiyeyo bahalada yar cunaa wax u cafinaa ma jirto gurigu ila joga  marka agtiisa maraa bahalo iso dhawaadan ma cafinayo wu cuna ilaalo i yahay maxa lagu fasiraa. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa cadow aan ku dhibi karin oo daciif ah oo aan awood lahayn waliba ku qasban inuu kaa dambeeyo wuxuu muujinayaa inuu ku jecel yahay oo uu dadka kaa reebaya.

Mas oo guriga soo dhexgalay oo laga cararayo

Riyada: Asc aniga waxan kuriyoday mas guriga joga o darada handbag darada yala ayu kujiray dabadisa arkay mulac Ayan uhaysay marku sojestay Ayan arkay Ayan ka carary. Fasirka Riyada waxay tilmaamaysaa qof cadow ah inuu kula socdo oo is qarinaya marka ugu dambeyso waad garan doontaa kaddib waad ka fogaanaysaa inshaa Allaah.

Mas yar oo madow ayaan qorii ku qabtay meel geedo badan

 Riyada: Sheikh Mas yaar oo  madow  ayaan qorii  ku qabtay meel geedo  badan  ma dillin  lakin waan qabtey ii so fasiir  please. Fasirka: Waa qof cadow ah aad iska celin doonto adoo dhib aan u geysanin, maska madow waa cadow xun oo dhib badan.

Riyada maska dabada go'an oo la dilayo

 Riyada: Asc sheekh wan kusalamy salan kabacdi waxan kuriyody aniga òo mas daba goan oo  Ani iyo carurtada   nadha carayay  oo mas bala dhan ah lkn sayn la hayn aan  dilay  Fasirka: Waxaa Ilaahay kaa qaban doono dad cadow ah laakin waad ka guulaysanaysaa, maska dabada go'an waa cadow aan awood lahayn.

Riyada masas badan kala nooc ah

Riyada: Asc wll inta badan waxan kuriyoda masas badan kala nooc ah hada wayahan dambe  masyar o cadan iyo  madow isku jiro  lkn xale bay igu darned afkeygu kasobaxay wan dili rabe dhagax ban u qate wu iga cararay dadba isku yimade ged bu isku dudubay halki ban kudili rawe  marbo wuigoya qortisa lama haleli karo ina kudhufto dhagaxa isofasir wll adigo mahadsan insha Allah. Fasirka: Waa dad cadow ah oo liito oo raba inay dhib kuu geystaan, waxaa lagaa rabaa inaad ka digtoonaato dadkaas.

Waxan ku riyooday mas madow iyo cadan iskujiro guriga dhex wareeganayo

Riyada: Waxan ku riyooday mas madow iyo cadan iskujiro guriga dhex wareeganayo mida kale maska waa mid yar. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa maska yar guriga ku dhex wareeganayo cadow aad u liito kaa daba shaqeynayo oo raba inuu dhib kuu geysto wuxuuna u muuqdaa qof fiican oo ku jecel laakin weji kale ayuu wataa.