Riyada:
Asc bahda daruuro waxaan xalay anoo meel baraya arkay mas qurux badan oo kubraha oo god sii galaya waxbaan ku tuuray saa wuu i caydh saday waana kaduulay wuu iga haray saa waxaan tagay hooyday gurigeeda oo meel badiyo ku yaala saa daarada waa geedo masasbaan ku jir jira waan kawafa saaray masaskii kujiray gabarbaa igu tiri maskiibaa kasoo harmaray saa waxaan dhaha maskii ma aha oo madkaasi wuu qurxanaa eee waa kuwobkale qaat madow qaar mas cadan iyo madow waana wada cayriyay mid madow baa anoo dilaya dhulka galay meeshii anoo qufaya waxaa kadoo baxay shurun shuur amakafabshii bahalka ladhaho waxaana dhahay waa isagee aan dilo ruuxbaana ilajoogay