Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Bulaca

Waxan kuriyoday bahasha qorotada layirado oo jirkayga gashay

 Riyada: Asc wall waxan kuriyoday bahasha qorotada layirado oo jirkayga gashay intana yarabursaday Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dad xunxun inay kusoo dhex gali doonaan qoratada waxaa lagu fasiraa qof faasiq ah oo aan xumaanta ka leexanin, iska ilaali waa digiin.

Riyada bulaca sariirta kasoo baxayo

 Riyada: Walal waxaan ubaahna fasirka riyada  Ano hurda qolkayga hurdada ah  Reerna waan leyahay wll Ayaa waxaan arkay sarirta hosteda ooy kaso baxeyso masa luga ley tu wayna bananka ugaso baxday sariirta  Kadib markay ka baxday hadana tu yar oo dhal ah intay kaso baxday sariirti hadana dib ugu noqotay sariirta hosteda. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qof dhagar badan inuu guriga kula joogo waxaa lagaaga baahan yahay inaad ka taxdarto.

Riyada bulaca oo sariirta lagu dhex arkayo

Riyada: Waxa ku riyooday sakay suabxi 7.00 melhas anigo hurdo Aya waxa arkay bulac tira badan sarirta jiif ween aha Hal dhinac banana bila jodari aha alwaaxa ku dhaxsocoden dabadedna aniga jirkega ayey kaso dhaxbaxayen iyago Mel wlba jirkega kamid ah iyago dilacaya kaso baxayan Wana la iqaba wali laima guri gesan rerka hada lanolahay wall Fasirka: Walaal riyada waxay kaaga digaysaa nin faasiq ah oo akhlaaq xun oo aan rabin wanaag iyo khayr oo dadka xaqooda cunaya, marka waxaa laga yaabaa ninkaas inuu yahay qof kuu dhow deris ama qaraabo ama nin kale xiriir idin ka dhexeeyo.