Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Diyaarada

Riyada anoo indhaha beelay iyadoo roob socdo iyo anoo safar ah

 Riyada Wxn ku riyoday iydoo roob dayo, kadib waan so kacay, waan indho baalay lkn xoogaa Baan arkyaa o shucaac ku jiro kadib wxa so gashay hoyady, waxn ku leeyhy waan idho beelay hooyo, lkn afka kama hadlyo,oo sida dhagoolahaan u tilmamayaa,oon leyhy waxba ma arkyo kadib wan si social waxaN arkay gabdh innakaygu qabo oo qolkeeda kaso baxysa  ,iyadna wan u tilmamayaa oo wn u sheegyaa inan indho beelay ,kadib waxaa si runa uso da'ay roob xoogan kadib hurdadii Baan kaso booday oo roobkii bn ku kacay. Waxan ahy gabdh, Xalakygu waa caadi, 2. Wxaan ku riyoday anoo safar ah oo diyaarad ku ah walipa riyda intii kale wan ilaaway. Wxn ahay gabdh, xalkaygu waa cadi. Riyada: Riyadan waxay tilmaamaysaa baadinimo iyo qalad aad gali doonto, waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso xumaanta, ma aha riyo hanuun tilmaamayso Riyada safarka diyaaradda waa isbadal xagga noloshaada Ilaahay khayr haka dhigo This dream describes the error and error you will make, you are required to avoid evil, not a d...

Riyada nin igu fowdeynaya diyaarad dhexdeeda oo filin xun laga shiday

Riyada: Ramadaan ☪️ mubarak shiq. Shiqow waxan ku riyoday aniga Safar galay diyarad qatay Kadib nin ifoodeyay kana jestay madama an ahay gabar muslim kadib diyarada aya laga dhax shiday film xun  waxan daremay ninkas inu sawab uyahay aniga ma firsan indhaha ayan sartay maro kadib dadki igu qoslen ma firsaneysid miya. Maya an iri. Kadib aniga oo rabo mel inaan ado wado wadadi kadhaw lakin anan ficnen an maray. Kadib nin walan ayan u tagay gurigis sorry an iri ninkina wu xanaqay kadib jaranjar aya qaday waxan daremay inan maray wado qaldan isla marki soo labo ayan magay. Wadadi an maray ma ehe mid kale oo dhib badan isku badashay anigana isma dhibin lakin marba marba kadanbeso mesha maray ma ehe mel kale aye ila ekatay god iyo gedo kuyalan oo dhib ah ayan somaray telf aya iga dhumay markan wadadi ku socday ayan wacay hoyade una shegay wixi dhacay haye boliis aan ku shega aye tiri telf mel an ka kenay ma ogi. Maya boliis wax ima qabanayo Allah kaligi aya wax ii qabankara lakin iska wa...

Riyada diyaarad soo dhacayso maxaa lagu fasiraa

Riyada: Xn ku riyoody xn maqlay guux diyaradeed waan soo baby waxan arkay diyard wareegaysa lkn Naga fog dadkii waxy leyhiin way soo dhacysaa waxyna sii daynysaa Qiiq cad oo arligiba qariyay kadib way soo dhacday angoo arkayna  qiiqii wxu isku badaly roob xoogan oo dhibco waawayn leh kadibna uu istaagy xn u carary meel hoydy joogty kadib wn toosay. Fasirka: Riyadan waxay tilmaamaysaa dhacdo weyn lala yaabi doono oo ay meesha aad joogto ka dhacayso waana wax musiibo ah oo dhib badan lagala kulmayo sharta Ilaahay hanaga hayo.

Hooyo ku riyootay wiilkeeda ka maqan oo diyaarad korayo

Riyada: Wll wiil walalkaya o xabsi kujira  ayay hooyaday ku riyotay isgoo diyarad la sarayo, Wll maha arday hada xaasna maleh wuu naga tahriibay isgo magafe haysto ayay dawaladu ka sartay walina dawlada libiya ayaa haysa oo xabbsi buu ku jiraa mudo 9 bilood waxay marar badan nagu dhaheen waan so tarxilaynaa o soomaliyanu kenynaa marka hda waxan rajaynaynaa in nalo soo celiyo, Hooyona waxay argtaa isogo diyaarad koraya oo sawiro laga qadayo uun. Fasirka: Inshaa Allaah riyada waa khayr wiilkaas xorad ayuu helayaa oo wuxuu tagayaa meel nabad ah wuxuu kasoo baxayaa xabsiga uu ku jiro inshaa Allaah.

Gabar ku riyootay wiil ay xiriir leeyihiin oo waalan

Riyada:  Acs wll  waxan raba riyo inan ba isodhibatay    waxay kuriyotay wiil  ay xidhidh leyahin   oo waalan   isaga walakiiba waxau kudhahy adiga ayaa waalay wiilka ee haay waxay dhahay waan yabanaa     waxau soo kaxaystay diyaarad waxau rabay inu saro diyarada yaduna way yabanayd  wll wad mahadsantahy  riyoyinkan kusowyidiyi ee iga sojawabtiy ilhy khir hakusiyo akhira iyo aduunba  ilhy hakubarakeyo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa wiilkaas inuu aad u jecel yahay gabadhaas oo uusan ka maarmin haddii ay guur diyaar u yihiin dhaqsi ha isu guursadaan.

Gabar ku riyootay rag kufsan rabo saaxiibteedana la kufsaday

Riyada: wll waxaa jirto gabar saxibtey ah wali lama guursan waxay xalay kusoo riyootay iyada iyo gabar ay ledahay wa saxibtey riyada dhex deeda caadi ahaana qofkay eheed ma xasuusato iyagoo isla socdo ayee meel shirkad hormuud galeen waxaa joogay nin xogaa cayilan kadib ilbaabka ayuu xirtay wuxuu uwacay rag ilaa 3cml garayo iyada wayka soo fakatay lkn miday isla socdeen ayaa lakufsaday kadib guriga ayee imaaday waxay aragtay isla ninkii kasoo baxsatay oo guriga ugu horeeyo oo guriga salaad kutukanaayo way yaabtay waxaa lajogay gabarta wllked waxay ku dhahday abwe ninkan muxuu inta kasamaynaa way kasoo carartay waxaa soo bursaday wllked iyadana waykacarartay Fasirka: Riyada waa digniin gabadha  waxaa laysaga digayaa nin iska dhigaya qof wanaagsan laakin aan wanaagsanayn, marka waxaa laga rabaa inay taxdar ka qabto raga noocaas oo kale ah oo guur kasoo dooni kara. Adiga xataa digniinta waa ku jirtaa iska ilaali nimanka munaafuqa ah oo labada weji leh.

Riyada anoo dhoofay oo diyaarad raacay

Riyada: Asc wllaha daruuro wlashey ah waxanku riyooday sidan? Anoo dhoofay oo diyaarad raacay waxaana ila socday nin aad u qurux badan markaan meeshaan usoconay gaarnay diyaaradii way dagtay waxayna isu badashay bur ciid ah marka ninkii waxuu yiri dago waxan dhahay xageen ka baxaa waxuu yiri meeshaas kugu aadan feedh ku dhufo markan ku dhufattayna daaqad baaa iska banaysay waana ka baxay markaa kabahaygii baan ku ilowbay waxuuna igu dhahay iska daa kaba waalagu siine markaa sadex gabdhood oo daash jiifa aragnay waxay iilasoo ordeen 2 beer oo kaba ah micad iyo mid madow wayna qaatay mikii cada waan xirtay kii kala gacantaan ku qaatay waxaana qaadnay wado markan cabar soconay geed wada qudaaran oo cagaran bàn u nimaad nay xagaas ku dhamaatay. Fasirka: Riyadan waxay tilmaamaysaa dhibaato iyo rafaad aad mari doonto marka ugu dambaysa waad ka badbaadi doontaa, rafaadkaasna waxaa sabab u ah nin xiriir aad la yeelan doonto, haddii aad tahay gabar wali aan la guursanin ama naag garoob ah. ...