Riyada: Asc wll sed thy Khayr allahaa kusiiyo Waxaan ku riyooday habeen hore anigoo gaadhi yar saaran oo aan laamida socono oon leeyahay tartiib uwad gaadhiga laamida , waxaan wataa buurso waataa, Hadani waxaan is arkay anigoo meel qurux badan oo barwaq jooga ciidan militar badn oo baabuur saary ay nag garab socdaa geed wayn hoostisa ayaan Taganahy , Wadada hereerhed dadbaa kujiray nin saary baaburta ciidanka ayaa siidhi yeedhiyay . Waan yabay dadakii hareerah kujiray ciidanbaa kusoobaxy oo uleeyay kuwii wada kujiraaay. Anigaa bay waan sody wado lugeed quruxbadn dib baan u eegay ciidankii oo ka istagy arday caruur ah oo iskuulkii Laga Soo fasaxay waan toosay haday khayr tahay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa safar aad gali doonto oo la xriira mustaqbalkaaga dambe, waxaa laga yaabaa meel aad ka helayso inaad tagto oo ka duwan meesha aad hadda joogto. Allaah kaliya ayaa og dalka gudihiisa miyaa mise waa dibadda Dream describes a journey that you...
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services