Riyada: Asc Waxan ku riyooday anoo foolanaaya kadib dhalaya gabadh, waxan ahay Gabdha aan wali gursan. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo adag inaad mari doonto kaddib waxaad helaysaa farxad iyo barwaaqo, waa riyo wanaagsan. Dreaming describes difficult things that you will have to go through and then you will have happiness and prosperity, it is a good dream.
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services