Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Jiirka

Riyada dooli yaryar oo cadcad guriga lagu dildilayo

Riyada: Asc sheekh waxa ifasirtaa riyadan waxan kuriyooday dooli yaryar oo albaabada iisaaran iyo daaqadaha kadib ilmahayga isku dayaa inay Dilaan wayna dilan hadana daaqada ayu saaran yahay albab Kasta ku arka wana dooli aaad uyar oo midabkiisa cadyahay markay ciyaalkayga dilayana wayku ciyaarayan oo way iska ceercersanayan lkn marna madhimanin intay dilen e markay isku dayanba say iskaga qaylinayan oo u qoslayan ayan hadana meel kale ku arka marwalbana anaa arkaa oo ciyaalka usoosheega kadib anoo dooligi sidas ku ah aya gabar aan aqaano ayan kudhahay abayo intaa ilma dhalaayay Suu wiilkaaga u uraayo cunug u uraa madhalin hadaan gabadhii kasoodhaqaaqayna oo gurigaygii soogal maagay waaba dooligii yaraa oo albaabka iisaaran dooligana cabsi mahayso waxadba moodi ilmaha guriga cml waana dooli yar oo qurxanba sheekh iisoofasir. Fasirka: Riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa badbaado oo aad ka badbaadayso dad liita oo ku khiyaanaya, dadkaas waa dad aad u dhib badan oo aan kaa harin, laakin ...

Riyada nin dooli caloosha ka galay

Riyada: Marka wll riyadana ninkayga ayaa ku riyoday waxay ahyeen labo riyo mid wataa an ku shegay midna waxay ahyd dooli ama jiir caloshisa galay o ad i xanujinyay ayuu yir waxayna ahayd habeeno isku dhow. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaaga in sir kasoo fakan doonto oo uusan rabin in la ogaado marka ay sirta kasoo fakato wuxuu dareemi doonaa xanuun iyo murugo.

Riyada jiir cadcad oo guriga ku jiro

 Riyada: Wll xalay waaxa ku riyooday anoo qolkay jiifka nadiifinaya oo sariirta qaday markaa koobadiina doostooda waxan ku arkay jiir cad cad oo dhala badan haysta kaar yar yar qaar xooga koray oo hal nagi dhashay markaa gabadha ayar shaqalaha u wacay kalay ila laa dhahayway igu daahday markaa shama ayay hoosta ka agaleen markaa wan ku is istagay waana layay iyagoo wiiqwiiqle markaan ku istaago bac bay lahayeen way dhin dhinteen  Waxaan ahay xaas waana iska caajis nahay xoogaa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dad xunxun inay guriga soo galayaan oo dhibaatooyin badan wata dadkaas waa dad dagar xambaarsan waana dumar xunxun oon akhlaaq lahayn, inshaa Allaah marka ugu dambeyso Ilaahay ayaa kaa badbaadin doono.