Skip to main content

Xaaskayga oo ku riyootay wiilkayga oo libaax lugaha iyo gacmaha ka gooyay

Riyada:

A S C, xaaskaygu waxay ku riyootay iyada iyo wiilkayga yar guriga dhinaca banaankisa Saddex  libaax er'yaneyen Saddex'di libaax mid kamid ah aya wiilkeygi yara labada lugood iyo gac'maha ka goostey marka xaaskayga aad u qaylisay kadib wiilkeyga labadisi lugood u libaaxu ka goostey aya laba lugood oo kale /artificial/ ah aya loo galiyay marka walaaleyal riyadaas ino fasira khayr ale ha idin siiye.

Xaaskayga oo ku riyootay wiilkayga oo libaax lugaha iyo gacmaha ka gooyay

Fasirka:

Riyada waa digniin waxaa lagaaga digayaa dad cadow ah oo aan kula rabin nolol fiican waliba neceb ubadka Ilaahay ku siiyay, marka waxaa lagaa rabaa inaad ka ilaaliso ilmahaaga dadkaas, gooynta uu ka gooynayo libaaxa wilkaaga gacmaha iyo lugaha waxaa laga wadaa dhibka ay u geysan karaan dadka cadowga kugu ah haddaadan iska jirin, ee ma aha si dhab ah in wiilkaaga xubnihiisa u waaynayo, teeda kale ku dadaal ducada iyo adkaarta kuna akhri wiilkaaga.


The dream is a warning, you are warned of enemies who do not want you a good life and hate the offspring that God has given you, when you are required to protect your child from those people, the cutting of the lion from your jaws and legs is from the harm they can cause to the people who are your enemy if you are not, and not to lose your son's limbs. On the other hand, take care of prayer and perseveranness and read to your son.



Popular posts from this blog

Riyada anoo cunug yar deris ii galmoonaya

Riyada: Sheikh waxn ku riyoda riyoyin xun haben wlba hadana cabsi said ah ayan daremaya wxan ahay xas hada ayan wxn so dhegesty video aad ledahay qofka ku riyodo cunug yar oo u galmonaya musibo aya ku dhici donta sheikh mar wlba siba malinki markan sexdo wxn ku riyoda isago igalmonaya cunug yar oo cidaha deriska ka imaday markas ayan inta ku kaco 2 mar ninkeyga ayan tusay riyada dhexdeda oo aan ugu shegay, mar marna wxn ku riyona isago cunug igalmonayo oo an dhahayo wxn shydan wye wxn damcaya inan quran albaqra aan darto hadana wan awodi weynaaa anigo acudu billahi mina shydani rajim ku hayo markn sas dhahana wexey samynayan dhaq dhaqaq sida iney iga tegayan oo kale  Fasirka: Riyada galmada ilmaha yar yar haddii aadan biyabixin waxay tilmaamaysaa inaad helayso raaxo macaan. Haddii aad biyabaxdo riyada markaas fasiraad ma laha, waa riyo shaydaan ka timid. The dream of having sex with a baby if you don't ejaculate indicates that you are getting sweet pleasure. If you ejaculate the dr...

Riyada anigoo ley guursaday maxay tahay

Riyada:  Asc wll qalia waxan ahay gabadh anan wili guursan waxaan kuriyooday Anigoo joogo guri aad uweyn oo waxa ku dhexyaalo hool weyn oo lagu qabto tartamada quraanka  Markas anigo joogo meel oo sida barxad beer camal eh oo darjiimo leh aya waxa ii imaaday nin Intuusan isoo gaarin ayuu wuxu dhahay waxan salaamaya gabadhan walsheya oon qaraabada nahay  Markaas wuu ii imaday wuxu idhahay naagta maxamed miyaa markasan kor udhahay yaah Hadane wuxu idhahay xaaska c.qadir Miyaa haa ayan dhahay  Markaasuu idhahay aamino sethy cml wu iwarestay kidib wijigiisa fiiriye wuxu ahaabnin xishood ka muuqdo aadne ucad afkiisa guduud qurux asaga dhan subxallh  kidib meesha ina kabaxa rabay  Meel yara koreso aye ehed kidib waxan isdhahy maxa ka qaldan nina ku qabo hadane jaceyl masiineesid ma daneenesid xaate Kidib ninkii c.qadir la dhahay ayaa mesha so mare waxan rabay inan dhaho meesha iga daji  Markaasan arkay inuu aad caato uyahay uuna awoodin  Markaasan is dh...

Riyada galmada ninka asoo wax igalinin aan gariirka gaarayo

Riyada: Asalamaleykum.   Waxan kuriyoda mar walbo  kuarka seyga markan iskuhanaqsanahay   Hawenkas riyo ankuarka wayigusonoqnoqote Anago galma sameyneyno  asago aniga ciqancinayo ila climax kataga lakini no penetration he just touched me . In another dream kadib  na aniga hajiga  iyo ciyalka isku guri wadajoga an riyo kuarka oo rer iska degan badar iskakarsanyo lakini tan Haley riyada waxakujirto nag shaqala oo madhow ah  oo real life ankugaraneynin riyada dexdeda bas akuarke pads  igatugeyso anna wansiye hajiga wankaqariye Fasirka: Riyada koowaad waxay tilmaamaysaa raaxada sariirta inaysan noqon doonin sida aad rabto taasna waxaa sabab u noqonaya dumar ama fikir aad iyaga ka fikirayso ama shaki. Riyada kale iyadana waxaa laga fahmayaa ninkaaga inaadan wax badan u sheegin oo noloshaada la xiriira. The first dream indicates the comfort of bed is not going to be as you want and that is due to women or a thought you are thinking about them ...