Riyada:
Asc sheekh cawfwan igaralinoqo qof riyobadan ayan ahay sheekh waxa kuriyoday aniga oo laba dumara oo isdhalay ay sixir ii keenayan sadex guntimo oo mid geed yahay oo laba kamida aya gubay waxa kudha hay alle kacab sada oo idaaya labada qofna magaranen sheekh allh kuxif tio iiso fasirā¤
Fasirka:
Waa digniin iska ilaali dumarka xaasidka ah oo aan nolol kula rabin waxaa laga yaabaa in sixir ay kuu sameeyaan waa shayaadiin Ilaahay hakaa badbaadiyo.