Skip to main content

Posts

Waxan ku riyooday anoo foolanaaya kadib dhalaya gabadh

Riyada:  Asc Waxan ku riyooday anoo foolanaaya kadib dhalaya gabadh,  waxan ahay Gabdha aan wali gursan. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo adag inaad mari doonto kaddib waxaad helaysaa farxad iyo barwaaqo, waa riyo wanaagsan. Dreaming describes difficult things that you will have to go through and then you will have happiness and prosperity, it is a good dream.

Waxaan ku riyooday anoo dayaxa gacanta ku hayo

Riyada: Acs sheekh  waxan kuriyody  aniga o dayax  gacmahiga kuhaya ad bu uqurxbadan  una ilahadlayi    waxau idhahy waxad akhrisata    ayada  all  baqra iyo ayada  falaq    ilhyow khir kadhig Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gaari doonto meel sare sidoo kale inaad caan noqon doonto, waxaadna kaga badbaadi kartaa isha dadka inaad akhrisato quraanka kariimka. The dream indicates that you will reach a high point and you will also be famous, and you can be saved from the eyes of the people by reading the Qur'an.

Riyada ilkahayga oo madow noqday markaan muraayad ku fiiriyay

Riyada: Waxan ku riyooday anigoo miyarad isku eegaya waxan arkayaa ilkahayga oo kuwo badan madoobadeen  wan yabyaa maxaa San ii galay kadib waxan tabanyaa illahygii wny iska soo qaadqaadmayaan, illhy bn ka maqagn galy riydaa sharkeeda inshaallh . Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dadka kuu dhow inay dabeecad adag kuula dhaqmi doonaan, taasna waxay ka imaanaysaa dhaqankaaga, ilkaha waxaa lagu fasiraa dadka kuu dhow qaraabada, walaalaha, modowga waa isbadalka ay isabalayaan, taasna adaa sabab u ah. Dreaming indicates that people close to you will treat you with a harsh attitude, and that comes from your action, teeth are interpreted by people close to you relatives, brothers, the  blackness  is the change they are experiencing, and that is why you are.

Waxaan ku riyooday anoo dheeray ilaa cirka gaaray

Riyada: waxaan ku riyooday anigoo dheeraanaya Dherer aan qiyaasi karaynin oo cirka in yar u jirsanaya, dhawr jeerna waan ku riyooday. Fasirka: Waa riyo wax badan tilmaamayso, sharaf iyo magac ayaad helaysaa, cimri dheerna waad helaysaa meelo badanna waad aadaysaa safarro badan ayaad galaysaa. It's a dream that describes a lot, you get honor and a name, you get a long life and you go to many places and go on a lot of journeys.

Waxay ku riyootay aabaheeda oo horay u dhintay nacnac siinayo

Riyada: habaryarty wxy ku riyootay abaheed oo gaadhi cad wata oo cusub ayaa u yeedhay wy ku cararty  markuu muu so fhaige  uu iso eegya uun bay tiru kadib nin buu ugu soo dhiibay  Xantoobo Nacnac shaglaydh ah iyo 7 quful oo quran oo furayaashodina ku wada jiraan oo isku wada taxan ,kadib gaadhiigii u dhaqaqay, Abeheeda uu dhinty o ma noolay ciligy ku riyooty. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa khayr badan inuu usoo socdo, aa bishaaro aad u fiican, waa arsaaq xalaal ah inshaa Allaah The dream indicates a lot of good to go, aa very good news, it is a legitimate sustenance  if Allah say

Riyada anoo suuqa joogo baabuur isoo daba galayo

Riyada:  السلام عليكم ورحمة الله وبركاته  Shiikh Jazaakallaahu khayran  Riyadaan ii soo fasir  Waxaan ku riyoodi anoo suuqa jooga oo baabuur weyn oo dheer idili rabo yacnii halkii aan ugu leexdo ayuu iga soo daba aadaa Ana waxaan dhahaay ilaahow iga badbaadi Fasirka: Waa ciriiri iyo dhibaato aad la kulmi doonto ama faduulis iyo qashqashaad, markaad suuqa aadayso iska ilaali meelaha qaar inaad marto, gaar ahaan meelaha raga dhibka badan ay joogaan oo aan akhlaaqda lahayn. It is a struggle and a problem that you will face or harassment, when you go to the market be careful not to go to some places, especially where there are men who are in a lot of trouble and are not moral.

Riyada masas kala duwan cad iyo madow iyo mid qurux badan

Riyada: Asc bahda daruuro waxaan xalay anoo meel baraya arkay mas qurux badan oo kubraha oo god sii galaya waxbaan ku tuuray saa wuu i caydh saday waana kaduulay  wuu iga haray saa waxaan tagay hooyday gurigeeda oo meel badiyo ku yaala saa daarada waa geedo masasbaan ku jir jira waan kawafa saaray masaskii kujiray gabarbaa igu tiri maskiibaa kasoo harmaray saa waxaan dhaha maskii ma aha oo madkaasi wuu qurxanaa eee waa kuwobkale qaat madow qaar mas cadan iyo madow waana wada cayriyay  mid madow baa anoo dilaya dhulka galay meeshii anoo qufaya waxaa kadoo baxay shurun shuur amakafabshii bahalka ladhaho waxaana dhahay waa isagee aan dilo ruuxbaana ilajoogay  Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad leedahay dad cadow ah oo kala duwan, qaar aad u daran qaarna caadi ah. Maska quruxda badan waa cadow afka kuu maceeyo oo iska dhigo inuu daacad kuu yahay. Kuwa kalana waa dad kale iyagana cadow ah, laakin waad ka badbaadaysaa. The dream indicates you have different enemies, some ...