Skip to main content

Posts

Riyada dibqalooc fara badan webiga qarkiisa jooga

Riyada: Salan Sare walala waxan ku riyooday anoo biyo wabiga camal ku dhex dabaalanaya kadib markan imid dhanka qarka wabiga waxan ugu baxay si dhib badan ugu  dambeyntii waan ka baxay anoo cafimaad qaba markaan banaanka u baxay ayaan la kulmay dibqalooc fara badan waxana dhexmaray ima aysan qaniin waana ku dhex socday ayaga isku dayay inay isoo dhawadan balse ima soo gaari karin. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kusoo waajihi doonaan arrimo dhib wata  waxaana sabab u noqonaya dad cadow ah oo kuu dhow laakin waad ka badbaadi doontaa, ku dadaal inaad akhrisato quraanka kariimka mar walba. The dream indicates that you will face difficult issues and it will be caused by enemies near you but you will be saved, try to read the Quran always.

Riyada fuulidda gaariga iyo aadidda shirka iyo lahadalka qof masuul ah

 Riyada: Asc waxaad ii fasirtaa adigoo mahadsan   Waxaan raacay gaadhi cusub oo cad oo looyaqaan cabdi bili (qabaal) laba shidhla ah waxaane uu igeeyay meel hool ah lagune hayo shir, Waxaane ku fadhiistay kursi .kadib waxaan lahadlay ninkii shirka hayaay une sheegay inuu nin miskiin ah oo meesha shirka Nala fadhiyay inuu siiyo guri uu dago,waane ku adkeeyay , Kadib waxaan arkay ninkii aaan lahadlayay oo ninkii isaga xukumay eegaya, waxaan idhi waxaad kacabsanayso waa ninkii kuxukumay , Isagii amsuulka ahaa yaan u sheegay arintii guriga uuna iga aqbalay waan siin ayuu idhi , Waxaane idhi waxaan tag ayaa fasax 2 bilod ah  in la ibadalo ayaan dhici kartaa , waxaan Soo raacay bas cusub hawayn ayane ila sooracay meel ayuu istaagay markaad ayaan idhi meesha naga dhaqajiya yaan sugaynaa waxaa laiigu jawabay dirawalkii ayaan sugaynaa huradiidii ayaan kasoo toosay insha allaah ii Soo fasir khayr alahaa ku siiyo Waxaan Kaa ilaabay waxaan ahay shaqale dowladeed Marka waxaan gal...

Riyada nin i kufsan rabo oo aan iska celinayo

Riyada: Wxn ku riyooday ano wado Maryo waxna ila socota saxiibday farxiya la dhaho waxa naga hor imid nin maclin no ahan jiray nin inu wadada dhexdisi igu kufsado ayu damcay kadip Ninkii wan iska celiyey sidan u ridayba u dhacay mrku dhacay ayan qurarad jabsaday wan galiyey zhptay wxpa igamy celin Way idawanysay markan cararay Way iga hadhay meherad furnan jirtay Oo la xidhan ku dhuntay markan is idhi ninki tag ee soo bax yadna Itidhi uu tagye mise waaba ninki Oo ay ku leedahy watane qapo show ninkan islaha Way ka eegaysa iyadaba iibasasay wan cararay ano 2 ka ordaaya guri Ban galY markan ku dhuuntay wiilba i arkay isaga Oo leh waa tan nagtii dishay Ninka wan cararay familygii Ban arkay o meesha marya markan is ku ooy Ninka ku dilaya haka reebe mise waaba tii saaxiibday ahyd ee i khaayintay Oo hooyday ku leh Ninka Way iska dizhay wxpa kumu sameyan iyada gardanyde ee ii xidha waxpa la socotay mid kale iyana intaas leh intan ooyey Ban idhi amaan isiiya hooyaday Ban ka dhaadhiciyey inu ni...

Riyada wiil aan xiriir lahayn oo cunugiisa aan qaadayo

Riyada: Wiil xidhidh naga dhaxeyey Oo anu kala hadhany Ay ku riyooday. 2 wiil Oo yaryar ba mesha yaal anigiyo inan kala 2 carur kala qabany wiilka kale wax dhaly inderki Kaazina wiil cadiya ayuba leeyahy kadipna markii midkayba mid dhabta ku qabatay aya ogaaday inu dhalay wiilki anu xidhidhka lahan jirnay cabar mrkanu u hyey ayey utimid hoydi gurigoda Ayan uso racay ano isaga iska eegaya mise guriga nadafa disa aad u xun qashinka urta wad yaabi kadipna Way is layey 2 doodiba macnha wiilki iyo gabdhizi Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa wiilkaas in xiriirkiina soo noqon doono oo uu kuusoo dhowaan doono ama inuu dan kaa leeyahay inaad wax u qabato way dhici kartaa inaad is guursataan.

Gabar ku riyootay dhowr jeer iyadoo qaawan

 Riyada: 1. Ano qawaan jamcda joga o glasska dhexdisa ku maydhnya gursi isku gudbyo lkn cidna i arkayn 2. Ano wado ku maydhnya zhptyna i maydhyso mrkan dad arkay soo carary lkn yadu isku kay gudbtay layna arag 3. Ano meel isku qaawiyey wiilal badan tagan yihin lkn aanay ineegin 4. Ano musqul ku maydhanyo Oo layga eegyo dalool an an xidhanhy goograd an kor uqaday ila kilkilda kadipna an ka so baxy intan cayey ku i egay 5. Ano wado ku xaajo gudnay lkn wiilal an garanyo i eegyan lkn wxpa any iga arkayn 6. Ano zhptay cawrdeda arkayo kadipna an ku odhanyo maro isi saar Fasirka: Riyooyinkan oo dhan waxay tilmaamaan fasir aad isugu dhow waa digniin waxaa lagaaga digayaa fadexaad weyn oo ay dadkoo dhan ogaanayaan iska ilaali in lagaa qaado sawir xun waayo riyadan kugu soo noqnoqotay caadi ma aha marka iska jir in wax lagaa qaado. Daawo faahfaahinta riyada qaawanaanta

Riyada bulkeetiga dhismaha oo guriga lagu dajinayo

Riyada: ASC baxda daruur habbeen hore waxaan ku riyoodey gurigeena oo gobol ku yaala Ayaan arkay asagoo bulkeetiga dhismaha lagu dajinaayo waan garan waayey mahadsanidiin. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal fiican inuu idin imaan doono siiba dhanka dhaqaalaha waa riyo fiican.

Gabar ku riyootay iyadoo ninkeeda dhintay

 Riyada: Asc sheekh waxa ifasirtaa riyadan waxan kuriyooday  Ninkayga oo dhintay oo ana an murugaysanahay lkn qaylo iyo ohin midna malihi lkn lama aasin shekh Waka murgay riyadan ee ifasir ilaahay haku barakeeye Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in murugo aad gali doonto inuu kuu imaan doono walwal iyo cabsi  marka Ilaahay hakuu sakhiro