Skip to main content

Posts

Fasirka riyada qof dumar ah oo cilaan marsanayso

Riyada: Riya waxa ku arkay qof dumar ah oo cilan si wanag san uqastay oo marsanaysa Ana waan dawanayay Wana rabi laha inan markasta kaqaato oo marsado cilaanku wuu badna lkn si khaldan ay umarsanaysay Anoo wali dawanaya oo ay wali marsanayso baa igu danbeeysay. Fasirka: Waa farxad aad la kulmayso waxayna la xiriirtaa munaasabd guur ama aroos waana riyo fiican, waliba guurka waa qof aan si wanaagsan uga faa'idaysanaynin. It is a joy you are experiencing and it is related to a marriage or wedding event and it is a good dream, even if marriage is a person who does not take good advantage of it.

Riyada gabar caan ah anoo la joogo

Riyada:  Asc Wxn ku riyoody anoo la jooga gabadh  caana ,dhamaan familkeedu waa caan ilaa walidkeeda, oo sheekaysanyno oo gurigeedan jooga , kadib an kacay o qol Baan galay, aad u qurux badn o goglan. Waxna iskuma nihin wxy xitaa ma taagero oo ma daawo. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa guud ahaan, dad caan ah inaad is badan doontaan ama xiriir idin dhexmari doono ama meel lagaa yaqaano in lagugu soo dhoweyn doono. The dream indicates in general, famous people that you will be more likely to be in a relationship or a relationship between you or a place where you are known to be welcomed.

Riyada naag la qabo oo nin guursanayo

Riyada: Asc shiikh waku salamay gabar aan saaxibo nahay baa itiri riyada iwaydii shiikha waxan ku riyoday Bay tiri ano nin igursanayo aan aqaano wana gabar xaasa dharbaana intaan isku fiirsho hadba noc qurxana  bad badalayy Bay tiri Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkeeda inuu u fiicnaan doono oo ay soo jiidan doonto, nolol fiican ayay la qaadan doontaa The dream indicates her husband will be better and attracted to him, she will have a better life with him

Riyada anigoo ley guursaday maxay tahay

Riyada:  Asc wll qalia waxan ahay gabadh anan wili guursan waxaan kuriyooday Anigoo joogo guri aad uweyn oo waxa ku dhexyaalo hool weyn oo lagu qabto tartamada quraanka  Markas anigo joogo meel oo sida barxad beer camal eh oo darjiimo leh aya waxa ii imaaday nin Intuusan isoo gaarin ayuu wuxu dhahay waxan salaamaya gabadhan walsheya oon qaraabada nahay  Markaas wuu ii imaday wuxu idhahay naagta maxamed miyaa markasan kor udhahay yaah Hadane wuxu idhahay xaaska c.qadir Miyaa haa ayan dhahay  Markaasuu idhahay aamino sethy cml wu iwarestay kidib wijigiisa fiiriye wuxu ahaabnin xishood ka muuqdo aadne ucad afkiisa guduud qurux asaga dhan subxallh  kidib meesha ina kabaxa rabay  Meel yara koreso aye ehed kidib waxan isdhahy maxa ka qaldan nina ku qabo hadane jaceyl masiineesid ma daneenesid xaate Kidib ninkii c.qadir la dhahay ayaa mesha so mare waxan rabay inan dhaho meesha iga daji  Markaasan arkay inuu aad caato uyahay uuna awoodin  Markaasan is dh...

Riyada ninkayga ii sheegayo inuu naag kale jecel yahay

Riyada: Shiikho riyo kale kuweydina waxa igu so lalabatay gabar walalkeyga kadhintay oo ninkeyga markasta rabo hawen riyada dhexdeda wuxuba igu dhahay wan jeclahay xitaa malinkii kuriyonaa asoo rabo gawadha abtigiis dhalay maxay noqon karta fasirkeda Fasirka: Riyada waxay u eg tahay riyadii hadda aan kuu fasiray, naago inay jiraan ninkaaga damac ka leh. Riyadan waxaa laga fahmayaa ninkaaga inuusan kaa helin daryeel xagga sariirta, marka baahidiisa waa inaad dabooshaa si uusan naago kale uga fikirin, The dream is like the dream that I have now interpreted for you, women that there is your man who has a desire. From this dream it is understood that your husband has not received care of you in bed, when you must cover his needs, so that he does not think about other women,

Riyada labo gabar gurigeyga jooga oo ninkayga wadayo

Riyada: Asc shakh waxan kuriyoday iyado haben tahay waxa gurigena jogay 2gabdho abtigey dhalay kadib ninkeyga wuxu dhaha wan wada gurigoda geyna wuwada mid ey katagayan midi kale Ana wadayo San uso daba soconay ninkeyga gadal igawacayo soobax uidhaha kadib hadan sojesto iyaga dhan wan wena Mel ayka baxen wadadii kuso labana gurigii wan weyna gurikale gala wax arka nin ciidan ah waxan weydina gurigeyga inu igeyo Ana kalumay wuxu igu yera will walalo nahay oo catobay willkii dhaha gurigeyga kalumay igey beri kugeyna idhaha hada hawen dhexe waye kaga sii daran wuxuba idhaha ayanta aanso baxay mahe ayankale waye markasan dhaha halmalin io hal hawen jidma socday mana daremin seku dhacday wan yaba hawenki mesha seexo idhaha berikuwada wuxu isexina guri wasaq badan qashin kabuuxa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa naago inay noloshiina ku jiraan, waxaa laga yaabaa inay ninkaaga damac ka leeyihiin. Marka gurigaaga ilaalso yaan lagugu dirin ninkaaga. Dreaming describes women being in your life,...

Riyada anoo cimrada joogo oo macmacaan cunaya

Riyada: Asc sheekh waxan ku riyooday anoo cimrada jooga oo  xashka dawafaya oo ducaysanaya  inanbaa itimi waxay igu tidhi adiga ahmashadi waa 0ro  kadib wan naxy o waan ducastay ee ma xata ducadii  waxa jirta meelyar oo tirada ay ku qorantahy iyo magacyga kadib way itimi waxay tidhi acmasha mahee waa xoga macmacanka ayanad ad ucunin oo macankaga hosudhacy ee acmashadu waa cadi kadib waan farxay wana ramadaan an cimrysanayno  kadib waxay ikeentay laba jeeg oo macan ku jiro shukulate iyo  macmacan kale waan dhadhamiyay ad ayaan ula dhacy macankii kadib waan qatay waxa ila socota hoyady oon wada cimrysanaynaa kadib wan qatay ifasir sheekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto  nin aad jeceshay oo aad kuu qancin doono, macaanka wuxuu tilmaamayaa raaxada aduunka sidoo kale cimrada waxay tilmaamaysaa arooska aad gali doonto. Dream indicates that you will marry a man you love and satisfy you, sweetness describes the pleasure of the life and ...