Skip to main content

Posts

Riyada Raga nasoo bursanayo inay na kufasadaan rabo waalshayda ayay qabsanayaan

Riyada: Riyo  ayaan  qabaa Gaber  waan  ahy Waxaan  ku  riyooday   aniga  iyo  abaayo  iyo  qof  kle  iska  socono  kadibna  wadada  wiil  aan  jeclahay  gurigiisa  agtiisa  mareyno Ayaa  niman  naga  soo  hor  baxayan  kadibna  walashey  iyo  qofka  kle  la  qabsanaa  ana  waa  cararaa  waxaan  aadayaa  wiilka  aan  jeclahay  gurigiisa Waana  liga  furaa  asiga  ayaa  laabta  ka  galaa Waxaan  leeyahay  walashey  waa  la  kufsanayaa  aniga Asiga  tuuga  inuu  imaado dilayaa  anigana  waa  lii  ka  xeysanaa Fasirka: Riyada waa digniin waxaa lagaaga digayaa qof xun oo adiga aadan ogeyn inuu xun yahay, taas macnaheeda waa inaad iska ilaalisaa dadka xunxun. Dreaming is a...

Riyada walaalkayga la dilayo oo meydkiisa inoola keenay

Riyada: Asc walalyal waxan idin rajeynaa cafimaad qab iyo farxad illah ajar iyo xasanaad hanika siyo sida aad inoka caawisan fasirka riyada Aniga xaas ayan ahay hooyo carur haysto Xalay waxan ku riyody walalkyga oo la dilaayo o medkisa inola kenay hooyo mel aye iska fadhisa oo wax murug mahayo waxan ku dhax jirna mel biyo ka buuxa sida ashuunka camal u samesan oo jarjaro leh wilkana biyaha dhaxdisa aya laku dilay mesha aan ku jirno dabeelo aye ledahy guryo qadiimi ayaa ka dhisan dabesha marke so kacdo guryahha aye qeb ka dumesaa mesha aan ku jirno bahalo ayaa ka buxa diin dhinty qolofkisa aya naku so dhacayo aniga mesha aan ku jirno oo ashuunka camal  eh afkisa ayaa biyo kaso daadanayo qoraxdana mugdi mugdi aye u egthy gacmaha ayan kor u tagaa illahaw walalkyg dadka dilay so qabo ayan ku dhahaa dadka mesha joga oo tacsida u imadeen waa dad wada qur qurux in ay tacsi u imaden loma maleyo aniga waxan taganahy ashunka afkisa mesha ayan gacmaha kor taga illah u weydina in aan u helo ca...

Riyada qof faras wata oo cirka ka imaanaya oo wax gubayo

Riyada: Waxaan ahay inan layma qabo horena uma soo guursan da,deyduna waa 19  School baan dhigtaa  Waxaan ku riyoodey riyo habeen dhawed     Waxaan ku riyodey markii la suxrtey ee salada subax la sugaye baan sii yara sexdey markaa baan arkey dayaxoo kala jabay oo dhinac bari uscodo ana leeyahay alle dayaxii wuu guuraya dabadeed hadana dayaxa waxaa ka soo baxey nin faras wata oo leeb dab leh sita dadkana ku tuuraye guri walba dabdeed gurigu wuu gubanaye  kadib guri,gaya ku soo tuurey anaga waanu bakhtiineyne marba meelbu ku tuura angana wanu bakhtiinayne waxan ka xasuusta aniga iyo hooyadey bas inaan aheen mar kale ninkii wuu tagey intaas ninkaas faraska wata samada buu makaso dagin yacnii sida dhulka oo kle buu faraska ugu socdaa samada  kadib dad badan baa igu soo ururey oo ileh alle nasiib baad leedahay dadka arka waa dad nasiib badan aniguna aan leyahay alle malaa waa tasbiixdii badneed aan akhrisan jirey ramdanta  Mar kle oon saa u fogeena waa...

Riyada dahabka aan xiranayo hadana dhag baa iga jabaysa wana soo sameynayaa

Riyada: Asc shiikh riyada dahabka aan xiranayo hadana dhag baa iga jabaysa wana soo sameynayaa  maxay noqone Xaas baana ahay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil inay jiraan oo noloshaada la xiriira, niyadjab iyo cabsi, waxaad ka fogtay jidka saxda ah waxaad ku dhici rabtaa qaladaad badan, dib isu eeg Dreaming describes a problem that exists and is related to your life, disappointment and fear, you are far from the right path you want to fall into many mistakes, look back at yourself

Waxaan ku riyooday nin aan isku dhacsan nahay oo qoorta iga dhunkanaya

Riyada: Acs sheekh  waxan kuriyodiy qof an isku dhacsanahy oo qoorta  iga dhunkanaya Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu kaa rabo heshiis iyo masaamax, marka riyada guud ahaan waa riyo aan xumayn. Teeda kale dhunkashada qoorta waxay wadataa arrimo jacayl la xiriira, waayo istiinka ninka iyo naagta shumiska qoorta ayuu ka bilowdaa illeen dumarka qaar ayaa ka helo. Dreaming indicates that person wants you to have a deal, when a dream is generally a dream that is not bad. On the other hand, kissing the neck has love-related issues, for the candle between the man and the woman begins with the neck, because some women get it.

Riyada wiil xiriir iga rabo anna aan diidayo

Riyada: Asc walal waxaan rabaa inaa ii fasirto riyadaan  Waxaan ahy gabar aan wali guursan waxaan ku riyoodey  Wiil aan garanayo balse wax xiriir aan naga dhaxayn xitaa waligeen islaamanu hadlin waxuu rabay inaan ka aqbalo xiiriir jacayl anh waanka diidaayey xitaa guri reer adeerky buu intuu yimi buu dhahayeyna gabdhiina rabaa anh waan diidayey isagana markasta waxuu lahaa waku rabaa  Mxay noqonysaa wll Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qof inuu jiro adiga ku daneynayo laakin adiga aadan diyaar u ahayn. The dream indicates that there is someone who cares about you but you are not ready.

Riyada cunto badan ka buuxdo qofka jiifka

Riyada: Asc waxĂ d fasirtaa fasirka qolkaaga hurdada oo qayb ka mid ahna la dhigay rashiinka  cunta laga buuxiyayy Fasirka: Waa barwaaqo aad heli doonto, cuntada guud ahaan waa khayr iyo nolol fiican aad heli doonto, qolka jiifka marka uu yahay waxay astaan u tahay nin fiican oo aad kuu jecel. It's the prosperity you'll have, the food is generally good and the better life you'll have, the bedroom when it is it's a symbol of a nice guy who loves you so much.