Skip to main content

Posts

Riyada Aayada fadkuruuni adkurkum washkurulii wala takfurun

Riyada: Riyada Aayada fadkuruuni adkurkum washkurulii wala takfurun iifasir maxay noqone Fasirka: Riyada waxay kugu baraarujinaysaa xuska Ilaahay iyo inaad ku mahdiso, wuxuu ku siiyay nimcooyin fara badan waxaa lagaa rabaa inaad xusuusnaato waa riyo fiican. The dream inspires you to remember Allah and to give thanks, He has bestowed upon you many blessings and you are required to remember it is a good dream.

Riyada tixri badan iyo god sariirta hoosteeda ku yaallo

Riyada: Waxaan ku riyoodey sariirta jeefka godweyn oo dixri aad ubadan oo is dulsarsaaran Aya waxa so galey guriga dib Ayan u cararey Isla markiiba wan ku so noqdey Waxan arkay dixriga oo lacu Ayo oo wariiri cunayo. Waxaa godka dixriga ku daatey boorsada xaaskeyga iyo maryo sarnaa sariirta waxan Soo qabtey boorsadii waxaan ku ifiyey godka toosh ilaa aan la racraacey intuu godka Jira waxaan arkey in uu usameysan xagey afar gees hoos u dheer inta sariirta ayuu ku egyahey  Kalsooono la an xaga reeka ah oo muda dheer ah wey jirtaa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa khiyaano iyo kala fogaansho waxyaalo badan lagaa qarinayo, marka iska ilaali dadka aad la nooshahay oo laga yaabo inay dhib kugu ridaan. Dreaming describes deceit and separation from many things that are hidden from you, when you are careful of the people you live with who may cause you problems

Riyada xabado dhacaya iyo dugsi quraan iyo ilmo

 Riyada: Asc shiqow waxan ku riyoday xabada dhacaya anigana inta naxay ayan aday carurta oo dugsi quran jiren masjidka dhaxdis aya logu dhigayay. Aniga xabada dhacaya dartiis ayaan la. Wareray oo meel uu dugsiga jiray ban aqonsan wayay kadib sida aan usocday usolabalabanayay wada wil yar ku arkay hoyadi wayay asna cawi magay nag ba igu xanaqday almuhim wilka Cawinad u bahanyahay e cawi hada donto an iri wanka so taagay ugu danben waxan galay meel barxad ah oo quraan lagu aqrinayo qebna wilal qebna gabdho. Markas ban arkay cunug quranka aqon oo xasusan mesha u ka bilabi lahay waxan ku iri qulhuwallahu axad markan an daremay macalinka inu wilka ka sugayay, gacanta afka sartay kadib hoos iskaga aqristay surada dhan maclimadi dumarka ehed aya tiri dhib ma leh inta Ii qososhay aya hadana gabar lajogtay hadana ayad gaftay kadib magaceyga inta shegtay ayada ka saxeyso tiri waa amusay wa sixi wayay markas ee tiri maclimada juska 11 waye ma gartay ha aan iri. Kadib waxan daremay inan garin ...

Riyada walaalka iyo walaasha

Riyada: Sheekh waxan ku riyooday gabdho wllahy ah oo ad igu soo noqnoqda oon ad ugu riyodo bal ifasir sheekh Sheekh waxan ku riyooday anoo gabadh wllky qabo la joga gurigeda kadib waxa yimi wllky wllky sidi hore waxad moda inu kagabobay waxu usoconaya siyara gabaw ah kadib waxa sodaba galy aso gurigi kaso baxy aniha iyo gabadhi waxan leyay alah waxu usoconaya sidi ninki ifury anigaleh bal ifasir sheekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nolosha aad gali doonto iyo xiriirka aad la sameyn doonto, waxaad helaysaa dad adiga ku jecel oo ku qiimeynaya. Walaalaha waa garabka qofka uu ku tiirsado waa riyo fiican. The dream indicates the life you will enter and the relationship you will make, you will find people who love you and value you. Siblings are a person's shoulder to lean on is a good dream.

Riyada anoo khamri cabay oo matagaya

Riyada:  Sheekh waxan habeen dhawayd ku riyoday anoo khamri cabay  oo matagaya oo matagaya oo ad ucabsanaya yacni xaga ilahy kadib waan matagy Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato aad gali doonto, waxaad ku dhici doontaa qalad, marka waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso qaladaadka, waliba waxyaalo sir ah ayay tilmaamaysaa riyada. Dreaming describes a problem you will enter into, you will fall into a mistake, when you are required to avoid mistakes, it also describes secrets in the dream.

Riyada anoo adhi la joogo meel miyi ah

Riyada: Asc sheekh ifasir riyadan waxan ku riyoody anoo ilmayar xabarsan oo oon dhaly oo inana cadi ahan waan dhaly ilmaha an arkayo kadib anoo mel aniga iyo wllshy jogna waxa naso agmary nin walan oo hadana labisan marku iyar nadhafy ayuubuu geed dhexfaristy masu sida hadhiga lowado isdhahy uwad   kadib anigu waan cararay rer jarka ayaan ucarary kadib waxa dhacdy inu ninki isoo eryado xafadan an ucarary way naga soo horjeda cadi ahan lkn meshan an riyada joga waa miyi kadib xafadi ayaan ucarary carurtodi oo adhi la jogta ayaan kudhahy soyaca moji inay yacen lkn anigo inantydi xabarsan oo ordaya ayaan xafadi galy kadib wabu soo istagy ninki wala  kadib wuu nala hadly aniga iyo gabadhi guriga lahyd kadib dhagad ayay kudhufaty cero adhi ayay kagashy odna way isku jiday hortu asagoon waxba igu samyn ayaan hurdadi katosy sheekh markasta waxan arka anoo miyi joga anoo adhi la joga adbay igu soo noqnoqota riyada miyiga iyo adhigaba Fasirka; Riyada waxay tilmaamaysaa inaad meel ...

Riyada mas oo farta iga galayo anoo nin la joogo

Riyada: Shiqow waxan ku riyoday aniga oo lajogo wil an u hesto inu i qabo asna sosialmedi ku jiro kadibne an leyahay hada dhib malaha  carur ku mushqulsanahay lakin waxan wa dhib marka dad weywen nokhono, kadib wa heshineyna. Aniga mel tagan ayan arka gacanta midig qasatan fartayar oo mas iga jiro qeeb Wax yar kadibne maskii oo dhan aya iga galay mas caato oo dher inta naxay oo cabsaday ayan iri wilki an isla jognay sobax irac dhaqtar an Ade maska ima xanujinayo lakin wan kabaqa wana labolabo . Inta i dhibsaday ayu ganunacay anigana inta xanaqay ayaan daldalmay kadib hoyo itiri iska daay anigana ninki ayan sugayay inu i wado kaligey anotagn ayan iri kan ki i furaray aya nxristisa dhamay waxbadan o kale haku xumade.  Kadib maski oo qeb yar kasojedo ayaan iska soosaray waxyar cijida iga haray anigane inti dhulka talay ayaan madaxa kaga istagay oo bajiyay kadib hurdadi kasokacay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nin cadow ah oo adiga ku wareerinayo oo isku dayaya inaadan nasanin...