Skip to main content

Posts

Riyada nin is gubayo iyo isla gabadheyda meesha isku gubeyso

Riyada: Walaal waxaa rabay guri aa daganhy abaa nin isku gubaa wax yar ka dib gabadheyda oo 10 jirto oo cancer qabto aa is gubeyso isla meeshi ninka isku gubay ciyaal nah ma dhalin gabr madax banaan aa ahay. Fasirka: Waa riyo daran oo naxdin leh, waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto dhibaato oo xoog badan oo aadan u adkaysan karin. Ilaahay hakaa badbaadiyo riyadan waxa ay wadato. It's a stark and tragic dream, it hints you'll get into a crisis that's stronger that you can't bear and brings you to a raft and trouble. May God save you.

Waxaan ku riyooday anoo haysta Chocolatelto

Riyada: Waxaan ku riyooday anoo haysta Chocolatelto 🍫 aad u badan, aan cunayo hoyaday iyo ciyaal edo u ahyna aan wax ka siinyo, isku habeen ban ku riyody. Fasirka: Riyada waa riyo tilmaamayso farxad iyo guul, waxay u eg tahay riyada hore aan kuu fasiray. Waxaa dhici karto inay tilmaamayso guur fiican oo farxad wata. The dream is a dream that indicates happiness and success, it is similar to the previous dream that I interpreted for you. It may indicate a good and happy marriage.

Riyada hooyo oo lacag gabaati qeybinayso

Riyada: Waxan ku riyooday hoyaday oo lacag badan qaybinysa oo la leyhy waa gabaati, ama meher gabadh laga bixiyaya. waxay wacaday nin la leyahay waa xildhibaan,Mayar, dad aduu madxa, iyo kuwa kale oo badan, oo wax isku nahay, waxay ku leedahay 100 dollar soo dirso, aan lacg kuso raaciyee, ama shaah ban kuso dirya by ledahay, waxay u dirysaa dadkoo dhan lacag badan, kadib wxn idhi lacgtn waa many wxaa lygu idhi waa gabaati, laga bixiyay gabdh aan walaalo nahay oo iga weyn oo rer leh oo gabdh haysta imika. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad weyn oo aad la wadaagi doonto hooyadaada. waxaa dhici karto inay guur tahay farxaddaas. Lacagtaas ay qeybinayso waa khayr aad heli doontaan. The dream indicates great happiness that you will share with your mother. It may be that happiness is marriage. The money she distributes is good for you.

Riyada hooyo oo ooynayso nin aan kala tagnay ka hadlayso

Riyada: Hooyo  oo  dhimatay  ayaa  waxey  leedahay  nin  kaan  ilma  ayaa idinka  dhaxeeyo  wixii  ka  hoos ah maya  weyna  ooy ney saa  oo hin  ilinta  ka daa daneyso  wey fadhidaa markaasna  dul dul  ayey  u dhecee Ninkane waa kalataknay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa furiinka inuu qaldanaa, ninka iyo adiga inaad kala tagtaan ma ahayn oo ilmaha aad dacaydaan. haddii aad awooddo ninkaas ku noqo iska illow wixii gaf idin dhex maray. Hooyadaada waxay kula jeceshay wixii wanaagsan oo dantaada ku jirto iyo danta ilmahaaga. Waxay riyo kugu sheegtay wixii ay kuu sheegi lahayd iyadoo nool Ilaahay ha u naxariistee. The dream indicates that the divorce was wrong, it was not for the man and you to separate and It was not the child that you are destroyed. If you are able to return to that man, forget the mistakes that have happened between you. Your mother loved you for what was good...

Riyada mooska iyo ukunta waa maxay

Riyada: Mida kale walaal mar walba waxan ku riyoodaa  anigo ukun ibsanyaa oo karsanyaa iyo  anigo moos ibsanyaa oo inta lay jar jaro sonkarna laygu daro an qadaynyo. Fasirka: Riyada waa riyo fiican, mooska iyo ukunta waa cunto aad u macaan, riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo khayr badan aad heli doonto mustaqbalka. Haddii aad doob tahay waad guursan doontaa, waxaad heli doontaa nin aad u qurux badan oo hanti badan leh. The dream is a good dream, bananas and eggs are very delicious food, the dream indicates prosperity and good things that you will get in the future. If you are single you will get married, you will find a handsome man with a lot of wealth.

Waxaan ku riyooday anoo Kininka waalida laysiinayo

Riyada: Shiikhow riyaan donyaa Inaad I fasirto Hadii alle raali ka noqdo insha allh waxaan ku riyooday anoo Kininka waalida laysiinayo oo ay isiinanyaan hooyo iyo xaajiga  anan is ridayay si kas  ah Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo niyadda kaa qasaya inaad arki doonto, waa riyo la xiriirto dood iyo dhibaato aad lugaha la gali doonto, waxaana soo galaya hooyadaada marka iska jir wixii dhib kuu keeni karo, waa digniin. Dreaming describes things that disturb your mood that you will see, it's a dream that's related to arguing and struggling with your legs, and it comes in with your mom. When avoiding anything that could cause you harm, it is a warning.

Riyada injir fara badan madaxa laga soo daadinayo

 Riyada: Haduu qof ku riyoodo timaha injir buxa oo injirta tinka an kaso daadinayo maxay u tagantahay Injir aad u faro badan Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa murugo iyo dhibaato oo qofkaas riyada arkay qabsan doonto, wuxuu ku dhibtoonayaa siduu u xallin lahaa dhibaatadaas soo gaartay isaga. Dhibaatadaas waxay kaga imaanaysaa dad aad u liito. The dream describes sadness and suffering that person who has seen the dream will capture, he is struggling to solve that problem that has come to him. That problem comes from people who are very poor.