Skip to main content

Posts

Riyada wiil aad wada socotaan oo uur loo leeyahay

 Riyada: Wiil aan wada socono ayaa xalay iso wacay  wadanka Amerika  ayuu sharci la aan ku yahay carki qaxootiga ka dhahay wuxuu ii sheegay inuu car magaalo kale ka doonanaayo kadib  wan seexday riyadan ayaan argay riyada  saan ay ku bilaawane ano gabadha saxabtay u tagaayo  ayada oo telefon ku hadlayso oo leh uurba ku leeyahay halkii haben aan isku tagay  asigo og aso qaladka sameyey hadana marabo inu telka ku dhigo  Uurkana waa uur ween. Codkisa ka shakisan ayaan waydiina inay sawirkiisa i tusiyso marka ayuuba  noqda xabiibkeyga. Kadib ayuu dib u so wacaa aso nakala  ilaalinaayo inaan wada hadalno oo wax ii sheegto kadib waxay dhahee saxibataye ayan video ahaan ku bara ay dhahee saxibtana wa ani asigu waa diida way IgA raali galina maadama an maqlayey asina wuxuu canaana marabo why ii bare ileen marabo inaan xaladana ku Argo ayadana ma ogo inaan Ada socono wuxuu is xan xanaajina ayadana waxay leedahay why iigu ceeben gabdha ane waxaan ...

Riyada qofka oo cillaan madaxa marsanayo

 Riyada: Asc walaal waxaad ii fasirtaa anigoo madaxa marsanya cilaan oo sifiican u marsaday kadibne aan muraayada isku fiirinaayo insha allaah ii Soo fasir. Fasirka: Riyada way fiican tahay waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto raaxo iyo farxad iyo niyad wanaagsan waa khayr badan inshaa Allaah.

Riyada anoo gabar isbtiaal la joogo iyo farxad iyo nin ii dhoolacadeynayo

Riyada: Walal waxan ku riyoday aniga oo isbatal lajoogo gabar yar oo xanusan Wax yar gabadheda ma ehen lakin Ina dhalay an u hestay gabar qurxoon aye ehed marna wa cayareysay marna dhabteyda aye fuleysay  iyo nin Ina isla soconay aan u hestay oo aad u qurx badan oo idhoola cadeynayo Ila fara cuyarayo Anne ad u faraxsanahay oo qanacsanahay dhaqtarki aya qolkisa galnay Wax yar isuga ayu yiri bananka sidi ayu u dholacadeynayay ninki gabadhana u dheleysay.  Kadib nin kamera wato oo rabo tifiga inu naga sodayo aanarkay iyo dadka kale o mesha fadhiya anigana wajiga gacanta ka saartay oo ka qariyay sido kale ninkina gacanta ayu sartay Anne kuma farxin kamirada. kadib  Dhaqtarka aya yimi kadib Wax dhib ah inu jirin waxyar le yihin ayuu no shegay asna aso dhola cadeynayo ayu dhahay soobax albaab furan ayu igu fiiqay gacanta ninki iyo gabdhi wa is raceyn Ane irida horteet ayaan kasoqaday xafayad cusub o nadif ah iyo buskut aniga an jeclen lakin caruurteyda jacelyihin ugu danbene hu...

Riyada mas madow oo jidka ordaya oo la dilayo

Riyada: Asc sheekh waxan ku riyooday mas madaw o wada ordayaa on wadada taganahay aadna wuu u wayna wanan ka cabsanayay ugu danbayn maskii madooba wadada wu kuso la laabtay wiil yar buu sigay u qaniini gaadhay caruur kubad u socota dishay madaxay iyo saynta intay qabteen meeshi baan so maray isagoo go go ay o midab kale ah iso fasir Fasirka Waa cadow aad u daran oo marka ugu dambayso laga guulaysanayo waa qof xun oo wax badan kaa hortaagan oo laga guulaysan doono.

Riyada zojkada oo qawan bogada kujifo maxay taxay

Riyada: Asalamaleykum riyada zojkada oo qawan bogada kujifo maxay taxay please Fasirka: Riyada ninka qaawan oo ku jiifo boga xaaskiisa waxay tilmaamaysaa inuu daacad uu u yahay naagtiisa, waxba aan u qarsoonayn oo xaaskiisa uu aad u jecel yahay waa riyo fiican markay xaaska aragto

Riyada qudhaanjo oo qolka ka buuxdo

  Riyada : Asc wll  Waxaanku riyoodey  Qudhaanjo badan oo qolkayga safiitada ama bilfoon kolba saad utaqaan iyadoo meeshaas agteeda kabuuxda iyadoo fara badan maxay noqon kartaa wll iisoo fasir Fasirka: Waa digniin waxaa lagu fasiraa hadda dad oo xaasid ah oo dhib badan oo gurigaaga soo galo oo aadan dareemaynin inay dhib wadaan

Riyada nin xaas leh oo helayo dhayman

Riyada: Wll  waxad ii fasirtaa riyo oo uu ku riyooday sawjkayga wuxuu ku riyooday isaga oo hellay dhayman  ku jiray walxa yar oo markuu furayna waxaaba ku jira dhayman yar oo cad oo dhalaalya oo aad uqurux badan markuu hellayna wuu qarsaday si uu iibiyo Riyada ayuu ku riyoday wll iso fasir insha allh wllo wll hadii an ku fahan siyo walaxda yar ee dhaymantu kaso dhexbaxday waxay ahayd laf yar o dhubaan Fasirka: Waa riyo tilmaamayso farxad iyo in la gaaro danta la leeyahay ninkaaga waxaa u hirgalayo arrimaha uu niyadda ku hayo waa riyo fiican.