Skip to main content

Posts

Riyada laba nin oo dhalaalay markaan akhriyay aayad kursi

Riyada: Asc walaalo Waxaan ku riyooday anigoo aqrinaayo ayatkursi oo laami dheer maraayo 2 nin ayaa wada iga hor istaagtay kadib cabsi madaremin ayadkursiga aya sii wayay oo dhamestiray anoo dhaxda garin aqriska ayaa nimanka wada dhaxded tagna dhalalay aniga na wadhamestiray aqriska lakin rida dhaxded wala yabay 2 nin oo dhalashay. Somaliga qoralkis iskuma ficni waxan rajeyna inaad fahantay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in Ilaahay kaa ilaalinayo dadka cadowgaaga ah labadaas nin waa dad xun oo sixir iyo balaayo adeegsado Alle ayaa kaa badbaadinaya dadkaas haddaad ku dadaasho quraanka kariimka.

Riyada weerarka shaydaanka iyo akhriska aayad-kursiga

Riyada:  Asc walla waxaad ii fasarta xalay waxaan ku riyooday shaydhaan I Soo weraaray anigoo gurigayag jooga kadib waxaan aqrisray ayaad kursida iyo inaan iskanaaro shaydhaanka kulba albaaka ayuu fijistaa markuu I arko ayuu caraari kadib hadane waxaa uu Soo istaagi daaqada anigune waxaan wadaa adakaarta , Kadib waxaan eryadaba waxaan wada tagnay bada hadane waxaa I Soo weraaray kuwa dooni saaran , Intaas aniga waxaan wadaa adakaarta , Markaan isla daalanay oo aan KAWADA adkaaday ayaa waxaa aniga ii yimid ruux nin ah waxaan adakaarta wadnaba bada dhexdeedii  Kadib waxaan Kari waynaya mid wayn waxaan kubaxnay roog quruxbadan oo bada dusheeda saaran waan fuulnay waxaan  na loo sheeegay inuu yahay saligii uu kutukan jiray nabi muxamad NNKH , Wixii uunaga hadahay waxaane ku saydhanay biyo kada ayaya salaiga inshallaah Fasirka: Waa riyo cajiib ah waxay tilmaamaysaa in ay jiraan dad xaasidiin ah oo aan kula rabin hormar iyo guusha aad gaartay, marka waxay isku dayayaan inay dhi...

Riyada gabar lagu dari rabo nin ayasan aqoonin

Riyada: Asc walaal inaad cafimaad qabto baan rajaynayaa. Walaal waxa ii safirtaa riyadaan Gabar baa ahy oo wali xaas manoqon nin baa wada shekeysanaa xalay na waxa ku riyooday anoo nin aan aqoonin isoo doontay laisiinayo Ana aan diidanahy oon dhahayo ninkii hore oon lashekysan jiray maqiyaamayo oo laigu qasbayo wajigana qasil wax u eg laii marinayo kadibna galey cml qasilkii u ekaaday. Mahadsanid Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nin inuu jiro oo niyadda kugu hayo oo adiga aadan ogeyn wuxuu soo muuqanayaa marka nin kale kusoo doono oo guurkaaga la ogaado inuu soo dhow yahay, marka Ilaahay khayr haka dhigo.

Riyada walaalka dhintay hadana mar kale la aasayo

Riyada:  Asc walaal, inaad ficantahy baa rajaynyaa. Walaal riyo baa rabaa ina ii fasirtid waxaan ahy gabar oo xaas maihi walina ma guursan waxaa ku riyooday walaalkey oo Mar hore dhintay oo xalay haddana Mar labaad asayno buuq baddan majirin dad baddana meesha kumanan joogin. Fasirka: Waxay tilmaamaysaa riyada in murugada aad ku jirto aad ka bixi doonto waxaad galaysaa nolol degan aan walwal iyo cabsi iyo fikir lahayn inshaa Allaah

Riyada magaalo iyo cunto bariis la karinayo

Riyada: Asc bahda daruuro waxan kuriyooday anoo  waxan tagay magalo mar hore iigu danbaysay cid aan qarabao nahay waxan arkay cidio guri kasamaysana sarab ama geea carishanta laga dhisto gadaal ka dhigay dhagax horayna sideedii tahay gabafha waan waydiiyo waay idhahay gadaal wuu yar ka licoo fhagaxbaan ka dhignay intakalana waa sidiisii markaa iyadoo wiilyar oo quran wda taan oo yar kaansha daran arkay waxan ku dhahy ana kuu karin qaad markaa  basashhi shiilay aa bariis xams soo shub tagay ee guri galay bariiskii so dhaqay waxaanaba arkay digsiga alabariyaa oo bariis basmatiya oo bar bisil oo dabkii iisàran oobisladay carfaya ofabkii iisaaranarkàn ku shub isdhahay waba bariis ii bislaaday markà iyan ku ridaan kasoo guray  bariskii digsiga 25 kariya buuxa anoo haysta igu fanbaysay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nolol cusub iyo isbadal kuula soo gudboonaanayo, waa riyo wax badan wadato oo la xiriira  noloshaadam waxaad heli doontaa arsaaq iyo nolol barwaaqo ah laa...

Riyada sixirka iyo naagta dhar cad wadato

Riyada: Asc bahda daruuro  wll xalay waxaan ku riyooday anigoo guri ku jira ani iyo gabar an inmo Bti nahay waxaa noosoo gashay islaan dhar cadcad qabta way iisoo gashay waxay igu tiri waa lagu sixray waxaana ku sixray nin aad taqaano makaa saaaa haa baan dhay   waxay barkin meesha taalay oon lahaa anaa leh waxay kasoo saartay warqad waxan aana garanay ku qorantahay iyo wax madow markay soo saartay wanab dhacay waana soo miyirsaday wayar kadib markaa waxan dhahy hooyaday madaxaa laga ayaa ee iyadana maxa haya waxay itiri hooyadaa naag qumaya ah isheedaa mada uga jirta waxana dhay kasaar barkin kalay soo qaaday waxàan si fiican loo arg abay kasoo bixisay oytiri w ISHII HOOYADA AHAYSAY WAXANA ILA JOOGATAYATKAN ZANUUNSADO LA HADHADLAYSAY GABAR AAN INMO ABTI NAHAY  WXAAN ÀD U AQRISATAY SUURATU FAATAXA Fasirka: Riyada waxay kaaga diigaysaa arrimo yaab badan oo la xiriiro sixir iska daawey oo quraanka akhriso

Xaaska saaxiibkayga oo naasaheeda jirkayga saartay

Riyada: A S C, wll waxaan ku riyooday wiil aan best friend nahay gabadhu qabo iyado dharka iska saarin ayee naasaheega jidhkayga ku xashaysay aniguna  waxba kumaan samayinin markaa riyadan yaab wayn ayu igu beeray waayo gabadhan wax inaga dhaxeeya majiro oon ka ahayn ixtiraam dumaashinimo ah bal riyadan i fasira mahad sanid? Fasirka: Digniin ka qab iska ilaali inaad fududeysato oo aad sheeko la wadaagto waxaa laga yaabaa shaydaan inuu maskaxda ka galiyay fikir iyo waxyaalo aan wanaagsanayn. Be careful to be careful not to simplify and share a story with whom satan may have brainstormed thoughts and unpleasant things.