Riyada: Asc wallo waxan ku riyoody qof dharkiisa isiinaya an anu shadh dharkiisa kamida u xidhayo o cadceedu sobaxayso Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysa qof kalsooni buuxdo idin ka dhexeyso waxaa laga yaabaa inuu yahay qof aad guursan doonto haddii aad gabar tahay, haddii aad xaas tahayna waa kalsoonida ninkaaga.
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services