Riyada: Asc waxaad ii fasirtaa xalay waxay kuriyooday Anigoo xaafiis jooga waraaqo badan oo daabacan wato ayaan albaabkii xafiiska ninka masuulka ka ah oo furan ayaan galay kadib waxaan idhi waxaan kamid ah shaqaalah xafiiska ee musharkaygi ayaan rabaa , Wuxuu iigu jawaabay utahay xisaabadka waan Soo baxay markaas nin albaab taganaa ayaa iyidhi musharkiii waa laguu kurdhiyaya 40% ee dhib majirto, Waan Soo rawaxay xaga fada ayaan aaday kadib albaabkii xafada oo furan ayaan galay waxaan arkay baraxa oo wada goglan caw ama darin wada yaalan bustayaal dul saaran yihiin. Gabadh hagajinaysay ayaan ku idhi waxaan naga haaji meeshune waxay ahayd meel wada cows iyo duqsi aad ubadan ayaa kabuuxay waan yaabay kadib kabihii ayaan iska bixiyaya gabadha way qurux badnayd oo way fadhiday wayane hagaajinaysa Wayne ii dhoola cadaysa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa hormar aad ka gaari doonto noloshaada, waxaad yeelan doontaa sucad fiican oo dadka ay kugu tixga...
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services