Skip to main content

Posts

Showing posts from June, 2024

Riyada ninkayga oo naag kale ila guursanayo

Riyada: Asalamaleykum brother  Last night I dreamt about my husband getting married to another woman and I was there with him then I told another lady from the woman’s side  how he didn’t do anything for me and yet he was told to marry faster with expensive things I planned to leave him after he marries and later me and my son unknown man was chasing us Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaaga inuu qasan yahay, waxaa laga yaabaa dumar inay jiraan oo isaga hadal shukaansi ah ku furaya ama dumarkaas waxay rabaan gurigiisa inay dumiyaan. The dream describes your husband as messy. There may be women who are talking him in a flirting talk or those women want to tear down his house.

Riyada nin ganacsade anoo salaamaya

Riyada:  Asc sed thy waxaad ii Soo fasirtaa xalay waxaan kuriyooday anigoo socda ayaan lakulmay nin aan aqaano oo xidhan dharka shuluga ama khamiis ah oo ganacsada ah ayaan isagoo taagan ayaan salamay oo aan laabta isgalinay siniyad ah  ii Soo fasir inshallah allaah haday khayr tahay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xiriirkaaga dadka inuu aad u fiicnaan doono oo lagugu kalsoonaan doono waa riyo wanaagsan. The dream indicates that your relationship with people will be very good and you will be trusted is a good dream.

Riyada nin dhintay anoo muraayad indhaha u nadiifinaya

Riyada: Salaan ka dib waxan doonayey inaad ii fasirtaan riyadan Waxa jirey nin oday oo dhintay  2012  Waxan ku riyooday  Aniga oo ninkaa muraayad ku araga ah oo uu xidhnaa oo aad u wasakhaysa anigoo ka nadiifinaya  Oo aad u nadiifiyey  Markaan u keenayna uu ka shakiyey  Inaan ka bedeshey  Kadib markaan wasakh badan ka dhaqay muraayadiisa  Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inaad u duceyn doonto ama wax fiican isaga gaaraya inaad ka qeybgali doonto. Waxaa kaloo lagu fasiri karaa riyada inaad wax u tari doonto dadkiisa ama ilmahiisa. The dream indicates that you will pray for that man or that you will attend something good for him. It can also be interpreted as a dream that you will benefit his people or children.

Riyada anoo gaari saaran iyo ciidan badan

Riyada:  Asc wll sed thy  Khayr allahaa kusiiyo Waxaan ku riyooday habeen hore anigoo gaadhi yar saaran oo aan laamida socono oon leeyahay tartiib uwad gaadhiga laamida , waxaan wataa buurso waataa, Hadani waxaan is arkay anigoo meel qurux badan oo barwaq jooga ciidan militar badn oo baabuur saary ay nag garab  socdaa geed wayn hoostisa ayaan Taganahy , Wadada hereerhed  dadbaa kujiray nin saary baaburta ciidanka ayaa siidhi yeedhiyay . Waan yabay dadakii hareerah kujiray ciidanbaa kusoobaxy oo uleeyay kuwii wada kujiraaay. Anigaa bay waan sody wado lugeed quruxbadn dib baan u eegay ciidankii oo ka istagy arday  caruur ah oo iskuulkii Laga Soo fasaxay   waan toosay haday khayr tahay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa safar aad gali doonto oo la xriira mustaqbalkaaga dambe, waxaa laga yaabaa meel aad ka helayso inaad tagto oo ka duwan meesha aad hadda joogto. Allaah kaliya ayaa og dalka gudihiisa miyaa mise waa dibadda Dream describes a journey that you...

Riyada farabadne oo sariirta iisoo koray

Riyada: Asc, wll Salan kadib waxan ahay hooyo qurbaha ku nool oo ciyal heysata single Mather ah gaalo ayuu dagal Naga dhexeya Mar walba wey I dacweyan Wana laga diida, waxan horay ugu riyon jiray dooli iya bisad, hada waxan riya ku arkay fara badne sariirta iisoo koray oo aan ka cararay Markan so noqdaynay waan wayay waxan rajeyna in aad iso macneysan insha'allah wad mahadsan tihiin. Fasirka: Riyada waa riyo diigniin ah, waxay kaaga digaysaa waxyaalo ku saabsan dagaas cadowga ah, waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso. Waliba waa nin dhagar badan oo laga yaabaa xagga dhaqaala inuu dhib kuu geysto. A dream is a nightmare, it warns you about things about that enemy, you are required to be careful. He is also a cunning man who may cause you financial harm.