Skip to main content

Posts

Showing posts from May, 2024

Riyada kitaabka musxafka oo ka maqan suutaru albaqara

Riyada: Wxn ahay gabar aan wili guursan wxnku riyooday anigoo rabo inaa aqriyo suurat al baqra kutaabkeyga wxn arkay isagoo ka goan albaqra iyo suuradaha kadanbeeyo markas wxn raadina qeybtii albaqra anigoo raadinayo kusoo kacaa waa intas sheekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka fog tahay khayr badan aad qaban karto oo aad ku mashquulsan tahay waxyaalo aan fii'ido lahayn oo waqtiga kaa dhuminayo. Riyada waxay noqon kartaa digniin lagaaga digayo inaad ka leexato jidka toosan ee diinta. Dreaming indicates that you are far from doing more good than you can do and you are busy with things that are not good and waste your time. The dream can be a warning to you to turn away from the straight path of religion.

Riyada anoo mool joogo iyo qof timo laa jarayo

Riyada: Asc wllky waxaad ii fasirtaa riyada  Anigoo meel quxbadan jooga mool (cafeteria ) ku dhextaalo ruux ayaa noo jimid nagu yiri miyaana dalabkii la idiin keenin waan idiin dalbaye,intaan meeshii ka kacay ayaan is iri kushiina kuwa ku jira aad la hadadhid markaasan galay time jare ku ay isku meel ku yaalan  jikada (kushiinka)markaasan arkay ruux aan garanayay oo timaha loo jarayo wax yar ayàn wada hadalnay aniga waxaan ku iri alle ka baq (ka cabso) sida loo dhimanayo,dhibyariderda waad aragtaaye Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qof aad jeceshay oo aad ka reebi doonto arrimo aan fiicnayn. Waxaa laga yaabaa qofkaas inuu yahay qof qaraabada ah ama saaxib ah. Guud ahaan riyada waa riyo aan xumayn. Dreaming describes someone you've loved and you'll be deprived of unpleasant things. That person may be a relative or a friend. Overall the dream is a dream that is not bad.

Riyada gabar walaalkay qabo oo aan la jiifo

  Riyada: Walaal waxaad ii fasirtaa oo aan ku riyooday  gabadh aan aqaano oo walaalkay uu qabo  oo aanu hada isku magaalo jogono  ayaan arkay iyadoo ihoos jiifta oo gudub ujiifta  anigane aan ka koreeyo bale aan dheraar ugu jiifo iyada dharkane waan xidhan nahay labayaduba  kagane jiifo dhinaca oo naasaheeda ayaan taab Tay oo hadane waxaan laacay meelkale inshaallaah haday khayr tahay ii Soo fasir Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa isu dhowaansho iyo kalsooni idin dhexmari doonto, waxaa kaloo ay noqon kartaa inaad ka ogaato arrin hoose iyada ku saabsan. The dream indicates the closeness and trust between you, and you may also know something subtle about it.

Riyada anoo indhaha beelay iyadoo roob socdo iyo anoo safar ah

 Riyada Wxn ku riyoday iydoo roob dayo, kadib waan so kacay, waan indho baalay lkn xoogaa Baan arkyaa o shucaac ku jiro kadib wxa so gashay hoyady, waxn ku leeyhy waan idho beelay hooyo, lkn afka kama hadlyo,oo sida dhagoolahaan u tilmamayaa,oon leyhy waxba ma arkyo kadib wan si social waxaN arkay gabdh innakaygu qabo oo qolkeeda kaso baxysa  ,iyadna wan u tilmamayaa oo wn u sheegyaa inan indho beelay ,kadib waxaa si runa uso da'ay roob xoogan kadib hurdadii Baan kaso booday oo roobkii bn ku kacay. Waxan ahy gabdh, Xalakygu waa caadi, 2. Wxaan ku riyoday anoo safar ah oo diyaarad ku ah walipa riyda intii kale wan ilaaway. Wxn ahay gabdh, xalkaygu waa cadi. Riyada: Riyadan waxay tilmaamaysaa baadinimo iyo qalad aad gali doonto, waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso xumaanta, ma aha riyo hanuun tilmaamayso Riyada safarka diyaaradda waa isbadal xagga noloshaada Ilaahay khayr haka dhigo This dream describes the error and error you will make, you are required to avoid evil, not a d...

Riyada gabar kaadi badan qabanayso

Riyada: Waxn ku riyooday anigo kusii socda meherad ay hooyaday leedahay,kadib waxaa I qabaty kaadi, kadib waxaan fadhiisty need yaro meherda ka danbeya wana habeen oo waa madow waan fadhiisty kaadi anan sheegi Karin faro badnideeda, way iga dhamaan waydy faro badni owgeed,malha saacad bay socty,  ana wxn is lahaa armay dadku ku arkaan lkn qofna imuu atkin. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa baahi weyn aad u qabto nin, waxaad noqonaysaa naag dareen badan leh oo aan ka dhergin raaxada sariirta, Ilaahay xumaanta hakaa ilaaliyo. The dream indicates a great need you have for a man, you will be a woman with a lot of feelings and not satisfied with the comfort of bed, God forbid evil.

Riyada iligayga micida ah oo ligliganaya

Riyada: asc walal waxaad ii fasirtaa riyada ah in aan kuriyooday habeenkii jimcaha ahaa in iligayga micida ah oo ligliganaya markaa fasiraadeeda waa maxay iisoo fasir Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qof aad ku tiirsanayd oo aad ku kalsoonayd inuu noqonayo qof daciif ah aan wax kuu qaban karin, garabkaaga ayuu ka baxaa qofkaas. Dreaming describes someone you relied on and trusted would be a weak person who couldn't do anything for you, and that person goes off your shoulder.

Riyada anoo beer dhex socda aanan miro ka guran karin

Riyada: Asc waxan ahay hooyo carur haysto xaasna ah waxa ku riyoday anigo walashy ila socoto oo meel cagaaran doog ah beer waa weyn ka baxayan aan awodin in aan mir ka gosto aan ku rafadayo mesha cagaran oo alle nimca siyay walashyna aan weynayo. Illah qeyr ha idinsiyo iso jwb Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaadan ka faa'idaysan doonin waxyaalo badan oo Alle ku siiyay waxaa ka mid ah nimcada qoyska aad haysato, waxaa lagugu boorrinayaa inaad ka faa'idaysato oo Alle aad ku mahdiso The dream indicates that you will not benefit from many of the things that Allah has given you, including the blessing of your family, you are urged to take advantage of it and thank Allah

Riyada caday la i siinayo aan ku faraxsanahay

Riyada: Asc Shiqow waxan ku riyoday xalay aniga oo Cadi ley siinaayo qofka uuyahayna ma Arag lakiin cadiyasha yarakaduwan badana kan isticmalno laakin ah cadi butac ah oo dheer aadna u jilacsan anigana aan jecladay jileecis awgeed oo ku farxay inta qatay Ayaan isla markiba ku cadeystay qofki oo tagan aniga oo cadeysanayana ayaan kasokacay hurada Fasirka: Waa khayr waxaad helaysaa wax aad ku faraxdo oo fidrada waafaqsan, waliba qof diinta ku dadaalo aad noqonaysaa oo ballanta oofiso It is good that you will find something that you will rejoice in in accordance with the traditions, that you will be a person who strives for religion and fulfills your promise.

Riyada sajuuda aan Alla ku leyahay adaa marqaati ii ah

Riyada: Shiqow sajuuda aan Alla ku leyahay adaa marqaati ii ah oo dhibkeyga uga dacwonaya Anoo xiranayo ma arkaayo kaliya waxan arkay Anoo radinaya qiblada kadibna sajuuda ku duceysanaya goor an xirtay iyo quranka an aqriyay riyada kuma arkin  cunuga umusha kulajiryana waa riyada ee ma aha mid an hada  heesto 3 kale ayan u haya aniga alx.  Wadaada marka ey ii imanayeen kaligey aya joogay oo wilka majogin. Hada af Somaliga aan qoray si fican u fahmin isheg mar 2 aan qoraya. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ducada inaad ku guuleysan doonto dhibka ku haysta inaad ka bixi doonto oo aad noqon doonto qof degan oo ka badbaaday fikirka daran The dream indicates the blessing that you will win the difficulty you have that you will leave and become a resident who has survived the intense thought

Riyada qof madax ah iyo shaqadii hore anoo joogo

Riyada: Mara badan wahan kuriyoda qof madax analojogo amise arkayo. Inbadan na waxan arka shaqadi hore ankatage ban arka anokashaqeyo markastaba asxabta shaqada lajogo anigo darki shaqada xiran wayigusonoqnoqata riyadan hada wax shaqo Mahayo ilen waniskaraba Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa shaqadaadi hore shaqo ka fiican inaad helayso, qofka madaxda ah aad arkayso waa astaan tilmaamayso meel sare inaad gaari doonto. The dream indicates your previous job is a better job than you are getting, the person in charge you see is a sign that you will reach a higher place.

Faras cad oo igu soo ordaya aniga iyo dumar

Riyada:  Asc Shiq Waxaan ku riyooday aniga oo meel kasobaxayo kadib faras cad lakiin afkiisa aanan quruxsaneyn oo igu soo ordaaya kadib inta istagay ayan madaxa ka salaaxay oo naxriis u muujiyay kadib wan ka tagay dadkii wada marayay lamiga  qasatan dumar u badan yihiin ayuu marba mid bursanana faraska dadka weyka ordayan kuligod, markas uu hadana aniga inta i arko ayuu igu soo orday anigana waan ka cararay oo meel ayaan kaga dhuuntay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nin damac badan oo dumarka aad u jecel waxaa dhici karto in lagaaga digayo qof aan fiicnayn oo raba xiriir xumaan The dream describes a lustful man who loves women so much that you may be warned of a bad person who wants a bad relationship

Tuugo mobile iga qaadan rabo iyo anoo suuliga galayo

Riyada: Asc sheikh wxn ku riyoday isnaqano ayado ii waceysa markas ani weyso aya idhorned lkn suuliga ayan galay o weysadi wey iga jabtay anigo nagti iwacady u socdo lkn adkaar ayan aqrisanay wxn wilal o tuuga ah wadadi wan ka so lexday wado kle ayan marayay hdane tuugo kle ayaa jogtay wadadii markas keen mobile ka markas aniga wan iska bar bar yay wxey rawen in ey mobilka iga qatan marka dambo wey idhafen markas aye igu dhehen hooray mad u soconee mise gadal ayad ku lawane walawana ayan ku dhahay markas wxn arkay nag kale o cunug yar wadata o carareysa Ani nagtii ayn racay gurigedi ayn o lagalay tuugo kale ayaa imatay hdane gurigii oo nin ween hogaminayo markas wxey igu dheheen kaas mobilka wey iga qateen nagta kle neh mobil ayee hasatay mana ka qadanin markas aniga wxn is dhahy tuugada iyo nagtaan bo wey is ogyihiin marka hda neh wxn kafikirayay imbesa lacagta igu jirto amey iga baxsadan lee markas aye nagti igu ledahay makaa baxsan karan sawabto ah imbesada biin lambar ayee u bahan ...