Skip to main content

Posts

Showing posts from December, 2023

Xaaskayga ayaa ku riyootay wiil hooyadii aan kala tagnay oo ii yimid

Riyada: ASC Walla waxad noo fasirtaa xaaskayga ayaa kuriyootay xalay will aan dhalay oo hooyadii kala tagnay  oo dibad jira inoo yimid xafadayda isagoo iraacnayo , Waxaane lasocday hooyadii iyo ninka hada qaba wiilkaygaas hooyadii kadine ay Soo fadhiistayn qulka fadhiga ah , Waxaane leedahay iyadoo aniga ila hadlaysa sowkan wiilkaagi yimid waa sidaad sheegaysay  oo isgaa ku soorad saday , Wiilka waxaa nakala qarisay hooyadii oo aanba ii ogolaynba gabigiisaba , Inshallah noo soo fasir khayr alahaa kadhigo. Fasirka: Waa riyo bishaaro ah walaal waxay tilmaamaysaa farxad oo aad kala kulmi doonto wiilkaaga sidoo kale ilmahaaga guud ahaan, waxaa kuu hirgalayo waxyaalaha aad jeceshay oo khayrka ah iyo xiriirka qaraabada. Waxaa kaloo riyada laga qaadanayaa xaaskaaga aad la joogto inay ilmo wanaagsan ay kuu dhali doonto. It is a good news dream brother, it indicates happiness that you will experience with your son as well as your child in general, the things that you like and the good ...

Riyada oo lugta dirxi ka soo baxbaxayo

Riyada: Asc walaalo  Waxan ku riyooday iyada oo  lugtayda halka canqowga dirxi ka soo baxbaxayo oo ay si  xun ii xanuunayso Fasirka: Waa riyo tilmaamaysa in qof ku xasdayo oo ku wareerin doono waxyaalo badan ayaa ku qabsan doono murugo iyo rafaad waxaana sabab u noqonayo qof xun oo sixiroole ah ama sixirka kuu adeegsanayo, marka si aad uga badbaaddo arrintaas ku dadaal quraanka inaad akhrisato iyo salaadda. ‏It is a dream that indicates that someone who is envious of you and will confuse you with many things will make you sad and suffering and the reason will be a bad person who is a witch or using magic on you.

Riyada nin dhintay oo geed hoos fadhiya oo qoslaya

Riyada: Waxaan joogaa itoobiya waxaane ahay shaqaale dowladed xaasne waan leeyahay iyo caruur maansha allaah, Hadaba alahaa ku barakeryo aaqiro iyo aduuba we waxaan ku riyooday aniga iyo will aan walaalnahay anagoo secona ayaan ku Soo baxnay nin dhintay oo aan naqaano  oo waa dhawayd  dhintay  isagoo geed qalaalan (qod) ah hoos fadhadhiya oo abaar ah boodh ah lkn isagu oo labisan yahay uune qoslayaa , Kadib wiilkii ayaa igu yidhi  waa hebel kadib waan salamay isagune uu igaqan qaday , Kadib wuxuu igu yidhi waxaa lagu dhuftay kalida , Waan katagay oo an siiwadanay socodkii , geeridiisiine waan kanaxay oo silama filaan ah ayaay igu noqtay haday khayr leedahay ii Soo fasir adigoo mahadsan insha allaah Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu duco u baahan yahay oo xaalkiisa sidii la rabay aan ahayn Ilaahay naxariistiisa ha galiyee, adigana waxay kuu tahay digniin inaad ku dadaasho camalka aakhiro oo ah kan ugu muhiimsan uu qofka sameeyo. The dream indicates that ...

Riyada wiil iyo walaashii caan ah oo guri tagay

Riyada: Gabdh ayaa ku riyotay wiil caana iyo washii oo  cana ah waa qosy wda caan ah u yimaadeen kadib walsheed by ku idhaahdeen heblyo noogu yeedh ,kidib qol by u hagajiyeen oo fadhisiyeen ,kadibna  wy uso bxdy way Isa salmeen kadib habeen by noqty xy tiri wiilkii walshiii  ,iydiii qolkiiby wada seexdeeen, Riyda mrka lga imdo dadkan isma yaqanaan, xy tiri wiilkaasna uu igu soo noqnody riydiisu mna jeceli kaliya wn aqaaan. Fasirka: Riyada magaca ayay tilmaamaysaa gabadhaas waxay noqonaysaa qof dad badan ay ka dambeeyaan oo la tixgaliyo. The dream of the name indicates that the girl will be a person that many people follow and consider.

Anoo xajka joogo oo meel dheer fuulaya

Riyada: Xn ku riyody anoo xajka tagya kadib waxa la koryaa meel dheer o salaan losii Koryo kadib ana wan koray mrkaa dadka ay ku adkato iny koraan nin ba so tageera la idhi mrka ninku halkasu tagnyhy wxy ku leyihiin kaly na tageer o gacta Naso qabo asna u diidya oo nin kalu la shekysanyaa wana carab,kadib anu markiiba wn Koray zxpdy iyo gabdh kla I yidhi wll na qabo aduu wn soo qabty mrka mid bn kaso saaray ,kadib mrkad meesha drafted wxa meel kaso dhacya 2 jabcadood oo kla wayn,Ama weela oo kla wayn wd qadnysaa wn qaatay meshing la galyaan galy o ah mesha lacgta lgu bixinyo,kadib shandaii oo mar hore qol nalgaga raebay bn 8dhi an soo qato ,kadib xn arkay iygo9 dhex yala qolkaan ku jira dhamn shandadii dadku wn soo qaty, moplkygii bn radiyay, zxpd bn sow kaga imi, iydna wy so gashay waxy igu tiri hdaad tagyo wxn kusiinyaa buskut badan ooon ku siday ana hye bn ku idhi wn soo Kacy. Hader bn jamcda dhameyay ma shaqyto lkn riyda dhaxdeeda wn hasty lacga aan ku tagyo xajka,o xn lahaa ana sh...

Riyada aroos la guurinayo oo guriga laga bixinayo

Riyada: Wxn ku riyoday haben dhawyd iyadoo gurigayga laga qadyo aroos, yacnii gabdh laga hoyaanyo,ama laga guurinayo. Oo dumar badan joogaan o arooska racayaa, ana wn joogay mesha ana racay. Fairka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo muhiim ah in ay dhici doonaan waxaa wax la xiriira familkiina khayr Ilaahay haka dhigo. The dream indicates important things that will happen in relation to your family and God will do good

Gabar wan noqotay oo lax u galmoonaysa

Riyada: Wxn ku riyoday aniga iyo walshay oo isla socona kadib mrkan maryno meel Garon ah oo kubd lagu ciyaaro Ayan argnay neef xoola ah oo lax ah kadib wy soo qabaty walshay kadib walshayna wxy noqtay qaarka danbe wan, kadib laxdiibay u galmotay wyna ila hadlysaao qaarka sare waa qof caadiya ana wan naxy oo wan eegay wn u fiirsady kadib naxdintii bn soo baxdy. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa shahwo iyo dareen badan inuu jiraan heer ay u ekaanayso xayawaanka, haddii ay tahay gabar wali aan la guursanin guur ayay u baahan tahay haddii la qabana ninkeeda shaqadiisa sida la rabay uma guto. The dream indicates that there is a lot of passion and feeling that there is a level of resemblance to animals, if it is a girl who is not yet married she needs marriage and if she is done her husband does not do his job as desired.

Riyada xafalad qalinjabin iyo farxad

Riyada: Asc walaal waxaad ii fasirtaa hadii all idmo riyadan. Waxaan ku riyooday anigoo salaamaya araday aan jamaacada wada dhigano , oo safe kujira oo fadhiya jaamacad dhex deeda oon leeyahay maxaad iigu Soo sheegi waydeyn buugaagtii qalin jabinta jaamacad iyagoo wada haysata salan kadib waan la fadhiistya anagoo isku wada faraxsan dhamantayo inshallah I Soo fasir Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad farxad ku dhamaysan doonto arrintaas laakin dad ardayda ka mid ah qaar ay ka xun yihiin inaad guul gaarto marka sidaa awgeed ma ogoleen inay kuu sheegaan. The dream indicates that you will finish it happily, but some students are unhappy that you will succeed, so they are not allowed to tell you.

Riyada tuug oo xabbad igu dhufanayo aan ka badbaadayo

Riyada:  السلام عليكم ورحمة الله وبركاته   شيخ بارك الله فيك وجزاك الله خير  Riyadaan ii soo fasir  Waxaan ku riyoodey anoo jiifo tuug ayaa inoo soo galay gabadh isla dagneen ayuu alaabta kaqaadanayay markaas ayaan dhahay tuug tuug markaa xabad/bistoolad ayuu iwu dhuftay حسبي الله ونعم الوكيل ayaan dhahay wax dhaawac ima soo gaarin ninkii tuuga markasta wuu idilaa madhimanaay mana dhaawac maay حسبي الله ونعم الوكيل ku cel celinaay riyada dhexdeeda ayuu iwu baadi goobaay markuu I arko wuu idilaa Fasirka: Riyada waxay kaaga digaysaa arrimo dhib kuu keeni karo waxaad kaga baadbaadi kartaa kaliya adkaarta iyo quraanka kariimka inshaa Allaah ku dadaal quraanka. The dream warns you of things that can cause you trouble. You can only escape from the hardships and the Qur'an.

Riyada nin ganacsade ah aan tacsiyaynayano

Riyada: Asc walaal alahaa ku barakeeyee waxaad ii fasirtaa , Waxaan ku riyooday anigoo salaamaya nin ganacsda oo aan is gacan qaadanay , une tacsiyayay aabihii oo dhintay iyo walaashii oo dhawaan dhintay,  Kadibne uu faraxay waxaane wada galnay xafiis wuxuu ii sharaxay qaabka ay u shaqeeyan qorshihii , Intaas kadib waan ka Soo baxay xafiiskii anigoo arakay qaab shaqadii xafiiska  lane kulamay shaqaalihii xafiiska , Waan Soo baxay anigoo ku faraxsan  waan Soo tooasay insha allaah Fasirka: Riyada waxaa laga fahmayaa ninkaas inuu walaal oo kale kaa dhiganayo oo aad saaxiibo isku dhow aad noqonaysaan aad buu kuugu kalsoonaanayaa sida uu ugu kalsoon yahay walaakiisa In the dream, it is understood that that man is making you a brother and that you are going to be close friends. He trusts you as much as he trusts his brother.

Riyada aan dabaq saaranahay oo naag wax iga sheegayso

Riyada: Asc wlalaha daruurowaxaan  kuriyooday anoo dabaq dheer cusub  dagay oo nag aan garanayo oo dhulka joogto wax iga sheevaysoo oon ku qabtay waxaana dhihi ay leedahay way i dhahday wAAN KU QABSTay anoo lahadlaya toosay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in naag cadow kugu ah aad ka badbaadayso sharteeda oo aad ogaan doonto xaqiiqadeeda iyo beenta ay kaa faafinayso. The dream indicates that a woman who is an enemy to you will save you from her evil and you will know her truth and the lies she is spreading about you.