Riyada: Wiil aan wada socono ayaa xalay iso wacay wadanka Amerika ayuu sharci la aan ku yahay carki qaxootiga ka dhahay wuxuu ii sheegay inuu car magaalo kale ka doonanaayo kadib wan seexday riyadan ayaan argay riyada saan ay ku bilaawane ano gabadha saxabtay u tagaayo ayada oo telefon ku hadlayso oo leh uurba ku leeyahay halkii haben aan isku tagay asigo og aso qaladka sameyey hadana marabo inu telka ku dhigo Uurkana waa uur ween. Codkisa ka shakisan ayaan waydiina inay sawirkiisa i tusiyso marka ayuuba noqda xabiibkeyga. Kadib ayuu dib u so wacaa aso nakala ilaalinaayo inaan wada hadalno oo wax ii sheegto kadib waxay dhahee saxibataye ayan video ahaan ku bara ay dhahee saxibtana wa ani asigu waa diida way IgA raali galina maadama an maqlayey asina wuxuu canaana marabo why ii bare ileen marabo inaan xaladana ku Argo ayadana ma ogo inaan Ada socono wuxuu is xan xanaajina ayadana waxay leedahay why iigu ceeben gabdha ane waxaan ...
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services