Skip to main content

Posts

Showing posts from October, 2023

Riyada laba nin oo dhalaalay markaan akhriyay aayad kursi

Riyada: Asc walaalo Waxaan ku riyooday anigoo aqrinaayo ayatkursi oo laami dheer maraayo 2 nin ayaa wada iga hor istaagtay kadib cabsi madaremin ayadkursiga aya sii wayay oo dhamestiray anoo dhaxda garin aqriska ayaa nimanka wada dhaxded tagna dhalalay aniga na wadhamestiray aqriska lakin rida dhaxded wala yabay 2 nin oo dhalashay. Somaliga qoralkis iskuma ficni waxan rajeyna inaad fahantay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in Ilaahay kaa ilaalinayo dadka cadowgaaga ah labadaas nin waa dad xun oo sixir iyo balaayo adeegsado Alle ayaa kaa badbaadinaya dadkaas haddaad ku dadaasho quraanka kariimka.

Riyada weerarka shaydaanka iyo akhriska aayad-kursiga

Riyada:  Asc walla waxaad ii fasarta xalay waxaan ku riyooday shaydhaan I Soo weraaray anigoo gurigayag jooga kadib waxaan aqrisray ayaad kursida iyo inaan iskanaaro shaydhaanka kulba albaaka ayuu fijistaa markuu I arko ayuu caraari kadib hadane waxaa uu Soo istaagi daaqada anigune waxaan wadaa adakaarta , Kadib waxaan eryadaba waxaan wada tagnay bada hadane waxaa I Soo weraaray kuwa dooni saaran , Intaas aniga waxaan wadaa adakaarta , Markaan isla daalanay oo aan KAWADA adkaaday ayaa waxaa aniga ii yimid ruux nin ah waxaan adakaarta wadnaba bada dhexdeedii  Kadib waxaan Kari waynaya mid wayn waxaan kubaxnay roog quruxbadan oo bada dusheeda saaran waan fuulnay waxaan  na loo sheeegay inuu yahay saligii uu kutukan jiray nabi muxamad NNKH , Wixii uunaga hadahay waxaane ku saydhanay biyo kada ayaya salaiga inshallaah Fasirka: Waa riyo cajiib ah waxay tilmaamaysaa in ay jiraan dad xaasidiin ah oo aan kula rabin hormar iyo guusha aad gaartay, marka waxay isku dayayaan inay dhi...

Riyada gabar lagu dari rabo nin ayasan aqoonin

Riyada: Asc walaal inaad cafimaad qabto baan rajaynayaa. Walaal waxa ii safirtaa riyadaan Gabar baa ahy oo wali xaas manoqon nin baa wada shekeysanaa xalay na waxa ku riyooday anoo nin aan aqoonin isoo doontay laisiinayo Ana aan diidanahy oon dhahayo ninkii hore oon lashekysan jiray maqiyaamayo oo laigu qasbayo wajigana qasil wax u eg laii marinayo kadibna galey cml qasilkii u ekaaday. Mahadsanid Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nin inuu jiro oo niyadda kugu hayo oo adiga aadan ogeyn wuxuu soo muuqanayaa marka nin kale kusoo doono oo guurkaaga la ogaado inuu soo dhow yahay, marka Ilaahay khayr haka dhigo.

Riyada walaalka dhintay hadana mar kale la aasayo

Riyada:  Asc walaal, inaad ficantahy baa rajaynyaa. Walaal riyo baa rabaa ina ii fasirtid waxaan ahy gabar oo xaas maihi walina ma guursan waxaa ku riyooday walaalkey oo Mar hore dhintay oo xalay haddana Mar labaad asayno buuq baddan majirin dad baddana meesha kumanan joogin. Fasirka: Waxay tilmaamaysaa riyada in murugada aad ku jirto aad ka bixi doonto waxaad galaysaa nolol degan aan walwal iyo cabsi iyo fikir lahayn inshaa Allaah

Riyada magaalo iyo cunto bariis la karinayo

Riyada: Asc bahda daruuro waxan kuriyooday anoo  waxan tagay magalo mar hore iigu danbaysay cid aan qarabao nahay waxan arkay cidio guri kasamaysana sarab ama geea carishanta laga dhisto gadaal ka dhigay dhagax horayna sideedii tahay gabafha waan waydiiyo waay idhahay gadaal wuu yar ka licoo fhagaxbaan ka dhignay intakalana waa sidiisii markaa iyadoo wiilyar oo quran wda taan oo yar kaansha daran arkay waxan ku dhahy ana kuu karin qaad markaa  basashhi shiilay aa bariis xams soo shub tagay ee guri galay bariiskii so dhaqay waxaanaba arkay digsiga alabariyaa oo bariis basmatiya oo bar bisil oo dabkii iisàran oobisladay carfaya ofabkii iisaaranarkàn ku shub isdhahay waba bariis ii bislaaday markà iyan ku ridaan kasoo guray  bariskii digsiga 25 kariya buuxa anoo haysta igu fanbaysay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nolol cusub iyo isbadal kuula soo gudboonaanayo, waa riyo wax badan wadato oo la xiriira  noloshaadam waxaad heli doontaa arsaaq iyo nolol barwaaqo ah laa...

Riyada sixirka iyo naagta dhar cad wadato

Riyada: Asc bahda daruuro  wll xalay waxaan ku riyooday anigoo guri ku jira ani iyo gabar an inmo Bti nahay waxaa noosoo gashay islaan dhar cadcad qabta way iisoo gashay waxay igu tiri waa lagu sixray waxaana ku sixray nin aad taqaano makaa saaaa haa baan dhay   waxay barkin meesha taalay oon lahaa anaa leh waxay kasoo saartay warqad waxan aana garanay ku qorantahay iyo wax madow markay soo saartay wanab dhacay waana soo miyirsaday wayar kadib markaa waxan dhahy hooyaday madaxaa laga ayaa ee iyadana maxa haya waxay itiri hooyadaa naag qumaya ah isheedaa mada uga jirta waxana dhay kasaar barkin kalay soo qaaday waxàan si fiican loo arg abay kasoo bixisay oytiri w ISHII HOOYADA AHAYSAY WAXANA ILA JOOGATAYATKAN ZANUUNSADO LA HADHADLAYSAY GABAR AAN INMO ABTI NAHAY  WXAAN ÀD U AQRISATAY SUURATU FAATAXA Fasirka: Riyada waxay kaaga diigaysaa arrimo yaab badan oo la xiriiro sixir iska daawey oo quraanka akhriso

Xaaska saaxiibkayga oo naasaheeda jirkayga saartay

Riyada: A S C, wll waxaan ku riyooday wiil aan best friend nahay gabadhu qabo iyado dharka iska saarin ayee naasaheega jidhkayga ku xashaysay aniguna  waxba kumaan samayinin markaa riyadan yaab wayn ayu igu beeray waayo gabadhan wax inaga dhaxeeya majiro oon ka ahayn ixtiraam dumaashinimo ah bal riyadan i fasira mahad sanid? Fasirka: Digniin ka qab iska ilaali inaad fududeysato oo aad sheeko la wadaagto waxaa laga yaabaa shaydaan inuu maskaxda ka galiyay fikir iyo waxyaalo aan wanaagsanayn. Be careful to be careful not to simplify and share a story with whom satan may have brainstormed thoughts and unpleasant things.

Riyada gabar aanan garanaynin anoo u galmoonaya

 Riyada: A S C, wll xaas baan qabaa lkn waxaan ku riyooday anigo galmo la samaynayo gabadh aan garaneyn markaa galmadaan la samaynayay gabadhaas wax biyo ama shahwo ah igama imaanin ee bal riyadan i fasira mahad sanid? Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo guul inaad heli doonto waxyaalaha aad raadinayso dantaadana waad gaari doontaa.

Riyada gabar ukun dhashay

 Riyada: Asc wll magacayga waa caisha gabar wlashy ah ayaa igu riyotay anigo labo ukun dhaly biyo akhatar ama cagar sidada u taqana o cagad yar ku jira haysta  o an leyahay waligay waxan radiin jiray biyahan waliba biyaha waxa ku dhex jira labo wax o dhalalaya Fasirka: Waa riyo fiican ilmo badan ayaad heli doontaa iyo barwaaqo iyo nolol aaran, iyo meel cagaaran oo doog wada ah 

Nin oo rabo ilmaha inuu iga dilo ugu dambeyn anaa dilayo

 Riyada: Waxan ku riyoday 3carur ayan haysata illaah ha i xafide Waxan riyo ku arkay nin la dhahaayo wuxu dila carurta yar yar wuxuna raba in uu ika dilo sedaxda ilmo wan kala cararaa dadka ikama qabtan ninka way na fiirsanayn uku daben wan isla bodnay waxan gadaal garabka hoostisa ka kiliyay qori dhulka yaalo wan ka so cararay intu xanaqay ayu iska so siibay wuna so borsaday wuxu markasta u orda xaka ilmaha marki dabe dad badan o nadawanaya ayan gabadh ka dhax aqonsaday waxan ku dhahay ilmaha ii haay wan laso dagalay wayahy madama uu rabo in uu ilmaha kaliya rabo in uu ika dilo waxan horay u qaaty boobilo ilma ah gabadhi aya ika daba qelisay cunug maqadaty anigo rabo in aan runta u sheko ninki aya gadaasheyda ka imaanayo aska i ceersanaayo uku dabeen geed weyn dhulka ku jira ayan ku tuura dhuunta ayu ka kalaa mesha ayu ku dhacaa ninka dib u fiirinaa waa nin dheer oo xoog leh aad u xoog badn waxan ku so xeraa albaab. Weyn gabadhi aan.ilmaha u dhiibty aya ila dagaalesa ninka maxaa u...

Riyada gabar meel doog biyo leh joogto

 Riyada: Asc wll  Riyadaan ii fasir waaxaan gabar aan wali la guursan waxaan ku riyoodey aniga iyo gabadh saaxiibo ahaan jirnay xiliga iskuulka intaaan soconay sidaan usoconaynay baan waxaan aragnay dhul qurux badan oo kor ah marka waxuu lahaa geedo cagaar ah biyana hoos kamarayaan marka gabadh kale oo aan aqaan Anigu baa mesha udhow marka waxaan dhahnay apayoh meshan quruxda badan vidio nooga duub aniga iyo saaxibtay maxay noqonysaa walaal hada ka horna waaku riyoodey dhowr Sano dhul cagaar ah ooo quruxbadan anoo dhex jooga Fasirka: Waa nolol aad u fiican iyo barwaaqo aan lasoo koobi karin waxaa ku sugaya mustaqbal farxad iyo barwaaqo wato inshaa Allaah. It is a very good life and countless prosperity awaits you in the future with happiness and prosperity, God willing.

Riyada anoo ku kor dagaya dad dagaal ku jiro

Riyada: A S C, wll waxaan ku riyooday xili wakh'ti habeen ah meel uu dagaal ka socday dadkii dagaalamayay anigo kor'kooda sidii shimbirta oo kale ka duulaya iyaguna i fiirinayaan bal riyadana i fasira mahad sanid  Fasirka: Riyada waa badbaado waxaad ka badbaadaysaa dadka cadowgaaga oo dhib inay kuu geystaan rabo waana guul degdeg ah

Riyada anoo sheekh Xuseen Cali Jabuuti la joogo iyo xaaskayga maseyrsan

Riyada: A S C, wll waxaan habeen ku riyooday anigo sheekh xusen cali Jibouti meel aan meshay ahayd aan garaneyn kur'si kula fadhiya sheekha marka anigo sheekha la fadhiya waxaa mesha igu timid gabadha xaaskayga kadib intay timid aye hadalo masayir/hinaaso/ oo kale igu tidhi aniguna waxba umaan jawaabin lkn sheekha igu dhahay aamus oo iska dul'qaado bal riyadana i fasira mahad sanid  Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto nin caan ah oo dadka ay qiimaynayaan markaas dumar badan ayaa ku damci doono taas oo keenaysa xaaskaaga inay maseyrto

Riyada qof toorey iisoo qaatay igu waabinaya

Riyada: A S C, wll mn marka hore wan kusalaamey kadib wll waxaan habeen ku riyooday anigo jooga  dad colaad inaga dhaxeeya magaalo ay lee yihin guri kamida anigo dad farabadan la fadhiya dadki colaada inaga dhaxeeyay nin kamida ayaa gurigi soo galay kadib dadkii mesha fadhiyay intuu soo dhaafay ayuu aniga i imid tooray buu watay marka tooraydi isago igu waabinaya oo raba inuu igu mudo ayaan hurdadi kasoo toosay anigo aad u nax'say ee bal riyadan i fasira mahad sanid. Fasirka: Riyada waa digniin iska ilaali dadka qaar oo laga yaabo inay wax kula maagan yihiin, waxaa dhici karto dadka cadowgaaga inay qorsheynayaan arrin ay kugu dhibaatayn karaan. Dreaming is a warning to beware of some people who may be dealing with you, it may happen that your enemy people are planning something that can harm you.

Marar badan waxan ku riyodaa anigo cunug yar heysta

Riyada: Marar badan waxan ku riyodaa anigo cunug yar heysta mar la xambarsan dhabta ku haayo riyada dhex deeda wxn daremaa in an cunuga an Ani dhalay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inshaa Allaah guur haddii aad tahay gabar aan wali la guursanin haddii lagu qabin waa khayr badan aad heli doonto.

Riyada nin i xumeeyay anoo ilmo u dhalay

Riyada: Riyadaaan iifasir wll waxaa jirta wiil I xumeeeeyy marka waxaan ku riyoodey anigoo ilmo udhalay waliba gabar xooga madow ah caato zaaidnh ahyn marka gabadhaas udhalay wiilka reerkoda aadbey udayriyeen oo dhahheen anagaa wiilkeena nooma dhalin isagana waa ixumaynayaa riyada dhexdeeda lnbrka igma qabnyoh imasoo wcyoh marbaan wcy irii gabdhadaa wxbeey krbtaa marka riyada dhexdeeda naagbuu ku shukanznyhaa anh waan silcsnhy gbdhii igu zilcdey ddkygii dhan I ogdey inn ilmo dhly xitaa DNA lasoo mryy waa isaga mrkka wxuu idhhy wxbh uma hyo cungtada adaa dhaly 1.5 isoo diry masasaadaa ilmihii waa dhar laaaan adbuu udcnyhy angnh  sidoo kle naaskanh waan nuujinyh Layma qapo gabr baan ahy lknze wiil guur kuwada balanay reerkyga iga soo doonay ixumumeyy Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa wiilkaas inuu dood kugu kicin doono waxaana dhici karto dad kale inay ka dambeeyaan dooddaas uu kugu kicin doono. The dream indicates that boy will stir up an argument against you and it is possibl...

Riyada dumar dhar madow suuqa ku aadayo

 Riyada: Riyada darka madow maxa waye aniga iyo saxibtey oo xiran suuq na wanusone Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil la xiriira nika waxaa laga yaabaa khilaaf ama wax kale oo nolosha lasoo gudboonaanayo.

Riyada weerarka digaaga iyo raacidda gaariga

Riyada: Asc wlal Wxan ku riyooday digaagad baalalkeeda ila dhacaysa  Iyo gaadhi aan meel uraacaayo oo aan degdegaayo  Iisoo fasira wllayaal Fasirka: Riyada digaaga waa naag ku daandaansanayso oo rabto inay dhib kuu geysato  midda gaariga aad raacayso waa xaalad cusub aad gali rabto oo waqti kaaga baahan.

Riyada anoo xabbad laygu dhufanayo

Riyada: Ana xabad laygu dhufty waliba cid ii dhow xata rag iyo dumar mid ahayd ma aqna Shaly duhurki ahayd Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in qof hadal xun ku dhihi doono oo aad dhibsan doonto ama qof inuu ku khayaani doono adoo aan ka filanaynin marka taxdarkaaga qab 

Riyada saxarada oo musqusha lagu daadinayo

 Riyada: Shiiq saxaro mushqusha talo o adag Ku shuway mid kale jilicsan mana.soconeyso Ku riyoday dhahday sxbtey jwb. Fasirka: Waa maal ama lacag aad khasaarin doonto lacag ayaad ku bixn doontaa meel aan wax kaasoo galaynin yanci waad khasaari doontaa riyada saxarada oo faahfaahsan halkan ka daawo: Halkan ka daawo

Riyada anoo hooyo hadalkeeda hadal kale ku celinayo

Riyada: Wxn ku riyoday lawo jer cml aniga iyo hooyadey oo buqeyno yacni isdagaleyno halkey idhahdo kiisa kale ayn dhahaa markas ayn ku leyahay abaheyga ayn kaga dacwonaa markas abaheyga markan arko ciil dartis hdalka iga ma so baxaayo iliin lee iga socoto markas abaheyga wuxu ileyahay kalay adiga maa san noqday Quran ayan ku saraa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in arrimo noloshaada ku saabsan laysku qabsan doono marka labada waalid ha isku dirin oo ku dadaal inaad warkooda maqasho