Riyada: Asc wr wb walaal, salaan bacdigeed. Waxaan rabaa inaa riyadaan ii fasirto insha allah. Waxaa waaye riyadeyda habaryarteey oo yaraanka ayeeyadeey ah,oo ii dhibeysa sixun ii dhibeysa, cadawtinimada indhaheeda ii ga muuqdo laga naxaayo, Horta hawaryar yaalkeey iyo Abti yaasheey Waxaan u dhimatay Shukran ay lahaayeen oo dhaxal u ahaa Waxaan a ugu dhigay 2 guri oo filo ah midkiiba 3 qol jiko musqul Nara do Duran iyo mid furan. Waxaan dhahay mid daga midna ijaarka kaqaata waana 330$ oo korontada biyaha iyo cuntadii kadhigta. Lakiin waxaan dhahay hadii guri aad gadeysaan qarashkii iga galay ayaan u baahanahay macnaha guriga banaankiisa waxaa ku duugan ayeeyadeey waxaana isleeyahay qabriga ayeeyo badbaadi si aan looga Saran qabriga, waayo hadii lagado guriga waa in qabrigana meesha laga saraa taas aana i dhibeysa aniga. Aniga waalidkey waa wanaajiya ayagana wey i waxyeeleeyaan oo I dhibaan waana i neceb yihiin. 2 guri markan dhisay waxaan furaha u dhiibay h...